Page 4 of 5
Re: Itoobiya oo calankeeda kasoo dejisay Kismaayo airport
Posted: Sun Jan 03, 2016 2:04 pm
by Unionist
It's hypocrisy for Idoors to talk about itoobiya invading Somalia when SL is bootyclappin and answering bootycalls for Ethiopia in a nightly basis.

Oromos already made a place for themselves in SL and colleges brainwashing civilians with Amharic.
Re: Itoobiya oo calankeeda kasoo dejisay Kismaayo airport
Posted: Sun Jan 03, 2016 2:11 pm
by SahanGalbeed
Rambie wrote:smooth wrote:
Every single jabhad was armed and partially funded by the Ethiopians, the worst being SSDF, SNM had Ethiopians troops fighting side by side when they massacred around 800 or so Guderbise, get your facts straight sxb
Sources?
SNM civilian wing started in Saudi Arabia.
The militarily wing was already established as Afraad but officially announced in London as SNM.
The two units merged and mobilized the the entire Isaaq diaspora in UK & the Gulf.
Try again.

Qurbajooga awdal Somaliya taageersan oo runtii ka soo hadhagii faqashta ah , baa la wareega beentaas e , ina Cigaal oo ah nin Habar Awal ah markii SNM laga wareegeyay e xukun shacbiyeed la rabay in loo wareejiyo dalka , Borama ayay shir ku qabsadeen odayaasha reer Somaliland . Meel 800 qof lagu xasuuqay ma soo fadhisteen. Gadabuursiga derikiisu waa inaga ...we're simply not that savage !
Re: Itoobiya oo calankeeda kasoo dejisay Kismaayo airport
Posted: Sun Jan 03, 2016 2:24 pm
by theyuusuf143
SahanGalbeed wrote:Labo soo gal , amaa waxa tidha Somali oo dhan ba Dir ah , ama Isaaqnimadeyda ii daa oo nin waliba halkiisa ha ku abtirsado, run iyo been waxay doonta ha ahaate , wax laga soo noqon karo ma'aha !
Somali oo dhan dir ma wada aha waayo dirku waa jufi kamida beesha samaale oo dhowr u kala baxda. Marka isaaq laga tago cid kaloo been sheegtay darod baa jira oo yagana abtirsiintooda carbeed Abu daalib bay gashaa nebiga adeerkii DNA gooduna waa horn African. meelna iskama shabahaan jufidii nebigu ahaa. Somali Waa Sab Iyo Samaale wixii aan labadaa midna Ku aroorin Somaliba maaha . horta wax abahod keligii bada kasoo talaabay isagoo wayso sitaa ma jirto. Dadku waa tacliimay caynkii hore maaha thread baad sheegtee hadaad guurtideena hargeisa joogta topic gan dhex dhigto majority gu Waxay aaminsanyihiin in beeshs isaaq Dir irir samaale yihiin.
Re: Itoobiya oo calankeeda kasoo dejisay Kismaayo airport
Posted: Sun Jan 03, 2016 2:30 pm
by SahanGalbeed
Insha allah marku waddanku hagaago baa irir iyo samaale la gaadhi doona oo "DNA sample "baynu ka soo qaadi doona sheikhan ku aasan Maydh , ha inaga qasin reerka hadda , dib u dhiskii baa hadda la habeenaya e. Let's not put the cart before the horse
Re: Itoobiya oo calankeeda kasoo dejisay Kismaayo airport
Posted: Sun Jan 03, 2016 2:55 pm
by theyuusuf143
Exactly, waxan hubaa kolayba in la baadhi doono Carabna kasoo bixi maayo kolayba.kkk xabaalaha qaarkood waxan hubaa inay madhanyihiin. waayo hadaad eegto qaabka Somalidu ama islamkuba u dhaqmo Dadka inyar baa xabaalahooda calaamadisa. waxa laga yaabaa inaanad soon heli Karin xabaalaha 3dii Oday ee aabahaa dhalay. anigu aabahay laftarkiisaanan xabaashisa aqoon. Somaliduna sidaas bay u badantahay haday iyo hadeerba.
can you imagine when we claim that sheikh isaaq and all his children graveyards are marked and very well known, On the contrary,
we Never marked the graveyards of our recent ancestors, Why ??????
Re: Itoobiya oo calankeeda kasoo dejisay Kismaayo airport
Posted: Sun Jan 03, 2016 4:17 pm
by jalaaludin5
Lol@TheYusuf
Walee wax la maqlay maaha....Abtirsiin Ambiyada gasha iyo DNA African ah
Dirta waqooyi ee xeebtaa jabuuti Allaw Dhawr.
-
-
-
Re: Itoobiya oo calankeeda kasoo dejisay Kismaayo airport
Posted: Sun Jan 03, 2016 5:13 pm
by Django

Itobia tigdem.
Re: Itoobiya oo calankeeda kasoo dejisay Kismaayo airport
Posted: Sun Jan 03, 2016 5:54 pm
by luis1
SNM fought a bloody war against Barre army,no doubt this conflict weakened Somali Army.
Re: Itoobiya oo calankeeda kasoo dejisay Kismaayo airport
Posted: Sun Jan 03, 2016 5:59 pm
by KingWaslawi
luis1 wrote:SNM fought a bloody war against Barre army,no doubt this conflict weakened Somali Army.
Dooros will not admiting this.
Re: Itoobiya oo calankeeda kasoo dejisay Kismaayo airport
Posted: Sun Jan 03, 2016 6:15 pm
by Cunaaye25
waxey iska dhigayaan iney ethopia hada soomalia soo gashey..meelwalba ayey joogaan cidamada hadey noqoto (the secret service ama ciidanka lugta) calankooda na meel walba ayuu suran yahey somalia oo dhan ....meel walba waxey ku leeyihiin consulate offices somalia oo dhan , ilaa iyo waqooyiga galbeed.
munaaqfinimada deya kan ila jooga Ethiopian ka waa nadiif kan kula joogo waa qashin

.....taas ayey rabaan iney dadka ka iney k dhaac dhacsiyaan..caqli dameer.
runta waa waa isir naceebka dadbaan neceb qolo gaar ah
walaalaha ogadeen iyo mareexaan heshiiskooda bishaan ayuu dhamaan doonaa insha allah heshiis buuxda.
Re: Itoobiya oo calankeeda kasoo dejisay Kismaayo airport
Posted: Sun Jan 03, 2016 6:55 pm
by mahoka
Unionist wrote:It's hypocrisy for Idoors to talk about itoobiya invading Somalia when SL is bootyclappin and answering bootycalls for Ethiopia in a nightly basis.

Oromos already made a place for themselves in SL and colleges brainwashing civilians with Amharic.
why do jebarti love foreigners, why do you give your daughters to them, send your daughters to hargeisa and burco and we will take care of them
Re: Itoobiya oo calankeeda kasoo dejisay Kismaayo airport
Posted: Sun Jan 03, 2016 7:01 pm
by metamorphosis
Nothing new here. Ethiopia has been camping and putting its flags across the Somali lands for a while now.
Re: Itoobiya oo calankeeda kasoo dejisay Kismaayo airport
Posted: Sun Jan 03, 2016 7:22 pm
by Togdeer
theyuusuf143 wrote:Exactly, waxan hubaa kolayba in la baadhi doono Carabna kasoo bixi maayo kolayba.kkk xabaalaha qaarkood waxan hubaa inay madhanyihiin. waayo hadaad eegto qaabka Somalidu ama islamkuba u dhaqmo Dadka inyar baa xabaalahooda calaamadisa. waxa laga yaabaa inaanad soon heli Karin xabaalaha 3dii Oday ee aabahaa dhalay. anigu aabahay laftarkiisaanan xabaashisa aqoon. Somaliduna sidaas bay u badantahay haday iyo hadeerba.
can you imagine when we claim that sheikh isaaq and all his children graveyards are marked and very well known, On the contrary,
we Never marked the graveyards of our recent ancestors, Why ??????
Allow begging to be DIR. Nin habar jeclo oo landheer oo dir sheeganiya maan arkin.
Re: Itoobiya oo calankeeda kasoo dejisay Kismaayo airport
Posted: Sun Jan 03, 2016 7:40 pm
by mahoka
Togdeer wrote:theyuusuf143 wrote:Exactly, waxan hubaa kolayba in la baadhi doono Carabna kasoo bixi maayo kolayba.kkk xabaalaha qaarkood waxan hubaa inay madhanyihiin. waayo hadaad eegto qaabka Somalidu ama islamkuba u dhaqmo Dadka inyar baa xabaalahooda calaamadisa. waxa laga yaabaa inaanad soon heli Karin xabaalaha 3dii Oday ee aabahaa dhalay. anigu aabahay laftarkiisaanan xabaashisa aqoon. Somaliduna sidaas bay u badantahay haday iyo hadeerba.
can you imagine when we claim that sheikh isaaq and all his children graveyards are marked and very well known, On the contrary,
we Never marked the graveyards of our recent ancestors, Why ??????
Allow begging to be DIR. Nin habar jeclo oo landheer oo dir sheeganiya maan arkin.
he is the only idoor i have seen begging dir. This nigger aint full idoor
Re: Itoobiya oo calankeeda kasoo dejisay Kismaayo airport
Posted: Sun Jan 03, 2016 11:26 pm
by theyuusuf143
Atleast I am accepted by all kinds of dir. I am not sure if you guys are accepted by any Arabs let alone hashimates. I hail from nomadic background where people say many meaningful words such as "Hashii awrkeeda diida afartaba dab laga Saar way abaahi seegtaa" I can not describe in broken English but I think Somali speaking forumers can understand it. I am Somali , my closest people are Somali. my closest tribesmen are Dir after isaaq. in contrast you are claiming First isaaq, then Hashimates because you refused to be related to other Somalis, Then you are Arab. That's where the questions start from ????????