X.Playa wrote:Ma anaa sawir la soo booday mise adaa I cariyey loool oo yidhi hadaad kalsooni leeday waad soo dhigi lahayd sawirkayga sidaan kayga u soo dhigay. horta waxan filaayaa waxbaa ku yara dhiman oo waxad ku hadashay iyo wixii lagugu jawaabay iyo wixii dooda keentayba sidii habar asaasaqday baad wixiiba is dhex dhigaysaa. Adaana hanjabay oo yidhi "waxaad tahay baan ku tusaya insha Allah" markaan ku jawaabayna waxan ku idhi dee ina balami , imika waad yara baqatay oo waxad tidhi isu iman maynee... aanu sida islaamaha meeshan laba gambadh isu soo dhigano, walee reer Galbeed waa iska masaakiin is biday caqli.
Waxaad tahay baan tusaya ma' waxaad u qaadatay gurigaan kugu imanaya ?

Ina lilah wa ina Ileehi Raajicuun . Wallahi bilaahi bahal xunoo khaayistay baad iska ahayd ileen . War 15 jirka ayaan xita sannadka maanta computarada ku balamin , aabaha nedel ka ka was . Labo waddan baynu ku kala noolnahay e , baal sababta Canada igu kaa keenaysa inaga dhaadhici haddaanad gebigaagu ba waali iyo sakhrad ku noolayn ?
Meeshan tixda lagu raacayo waxa weeye
doqonimada ku asal ah . Doqonimadaas sidey loo fashili kara ? Waa in laga hadlisiiyo . Wax alle iyo waxaad tidha baa iska doqonimo iyo ciyaalnimo ah ,hadda saw maad garan ? Marka bilowgii dadkeenan halkan jooga , horta qof waliba computer bu ka soo gala ., nin waliba na hadal iyo fikradiisa ayuu isticmaalaya . Taasi waa xaqiiqda ayanu ku jirno halkan Somalinet . Adigu "reality" kale ayaad samaysata ! Reality-gaas oo ah inaad iska dhigto nin mutacalim ah , oo wax garad ah oo waayeel ah , adigoo sida duuflaha xaarka iyo kaadida aan iska maydhin .
Labo ayun ba lagu xalin kara arrintan . Inaan waxaad tahay aan ku tuso
sida halkan kaaga muuqata iyo inaad waxaad isku sheegayso aad muujiso od sida ragga waaweyn u taalaabsato . Nasab ma sheegan kartid adigoo midgaan ah . mutacalim ma sheegan kartid adigoo duufle ah ma garatay ?
Marka horta , aniga xitaa haddad ila balami lahayd ba , ku maan imadeen e , cidhiidhi baan halkan kugu qabanaya e , maxaad ka yeeli karta ?
Waa umaad dhanoo isga dhaadhicisay , computer laga caytamo bay ragganimo ku kooban tahay . Proud of it weliba, aabaha nedel ka was !