Page 4 of 4

Re: SNET 2017 Somaliland election

Posted: Wed Oct 19, 2016 11:08 am
by X.Playa
Kaliil oo ka wadani maxaad uga hadli wayday. Sidii faras u leeyey ayuu Cirro ina jirde siiyey godomiyenimaddi Wadani.

Re: SNET 2017 Somaliland election

Posted: Wed Oct 19, 2016 11:14 am
by X.Playa
Wadani weligii badin maayo inay wataan qudhunkii Udub iyo dirty waqooyi. Waxba tollaayda h.y haysku log goynina. H.y ayagaa iska badiya oo soo sharixi kari waayey nin dalkan u soo halgamay oo SNM ah. Mar kaste waxad soo sharaxdaan faqash iyo fulay sida Gaboose oo babaasiirta Afweyne ka goyn jiray iyo Cirro oo Qunsiliyada Russia Afweyne uga shaqayn jiray ilaa 1991.

Dadka kale waxay soo sharaxaan SNM toodi. Walee oo bilee inaanu nin faqash ah nin SNM ah doorasho ka badinayn. Talo ma haysaane Habar Yoonis lug gooyada kala fadhiista.

Re: SNET 2017 Somaliland election

Posted: Wed Oct 19, 2016 11:20 am
by Khalid Ali
kaliil wrote:Gacanyare muuse muxuu uga baqday ina xisbiga dhexdiisa lagula tartami?ma qof isku kalsoonayn oo ka baqday ina xisbiga dhexdiisa lagula tartamo baa madaxweyne noqon kara.waxba isbahaysiga ha yasin waa rag oo dad bay ka dhasheen oo nin waliba xoogaa cod ah wuu keeni haba yaraadeene.xirsi wuxu ka dhashay laandheerayaasha gaashaanbuurta axmed faarax oo isagay raaci markaa axmed faarax codkoodu soo hj 30% ka noqonmaayo

they were allowed to come but they refused to come because they knew muse wouldd beat them in the voe when they found out the central committe was backing moses they chickend out saaxib.

Re: SNET 2017 Somaliland election

Posted: Wed Oct 19, 2016 11:28 am
by KingWaslawi
kaliil wrote:Gacanyare muuse muxuu uga baqday ina xisbiga dhexdiisa lagula tartami?ma qof isku kalsoonayn oo ka baqday ina xisbiga dhexdiisa lagula tartamo baa madaxweyne noqon kara.waxba isbahaysiga ha yasin waa rag oo dad bay ka dhasheen oo nin waliba xoogaa cod ah wuu keeni haba yaraadeene.xirsi wuxu ka dhashay laandheerayaasha gaashaanbuurta axmed faarax oo isagay raaci markaa axmed faarax codkoodu soo hj 30% ka noqonmaayo

We tbe gaashaanbuur Axmed Faarax make More than 55% in HJ Burco alone, don't under estimate us niyaw. 6 of 11 HJ golaha deegaanka ee Burco are Axmed Faarax. But I don't think Axmed Faarax will vote for one particular xisbi.

First time King Waslawi talking about qabiil. :meles:

Re: SNET 2017 Somaliland election

Posted: Thu Oct 20, 2016 4:33 am
by Togdeer
KingWaslawi wrote:

KW most Ahmed Farah are going vote for kulmiye, that is
What my sources in Burco have told me. Don't forget 90% of AF xildhibaan and wasiir are all kulmiye. I know xirsi is a very influential guy, but everyone knows he's just trying to get back at Silanyo.

Re: SNET 2017 Somaliland election

Posted: Sat Oct 22, 2016 12:14 pm
by Zakiboy
Kulmiye is totally gonna win. Their rule has consisted of many successes. Compare Somaliland 7 years ago with Somaliland now.

Muj. Siilaanyo got my support :up:

And this is coming from a typical Axmed Faarax.

Re: SNET 2017 Somaliland election

Posted: Sat Oct 22, 2016 12:17 pm
by Ben Dover
Shit. Axmed Farax nomads got internet access, way udhamaatay Snet :lol:

Re: SNET 2017 Somaliland election

Posted: Sat Oct 22, 2016 12:27 pm
by kaliil
KingWaslawi wrote:
kaliil wrote:Gacanyare muuse muxuu uga baqday ina xisbiga dhexdiisa lagula tartami?ma qof isku kalsoonayn oo ka baqday ina xisbiga dhexdiisa lagula tartamo baa madaxweyne noqon kara.waxba isbahaysiga ha yasin waa rag oo dad bay ka dhasheen oo nin waliba xoogaa cod ah wuu keeni haba yaraadeene.xirsi wuxu ka dhashay laandheerayaasha gaashaanbuurta axmed faarax oo isagay raaci markaa axmed faarax codkoodu soo hj 30% ka noqonmaayo

We tbe gaashaanbuur Axmed Faarax make More than 55% in HJ Burco alone, don't under estimate us niyaw. 6 of 11 HJ golaha deegaanka ee Burco are Axmed Faarax. But I don't think Axmed Faarax will vote for one particular xisbi.

First time King Waslawi talking about qabiil. :meles:
Kingwislawi ileen laandheerayaashaad ahayd waad nòo dhuumataye :damn:

Re: SNET 2017 Somaliland election

Posted: Sat Oct 22, 2016 1:15 pm
by KingWaslawi
^^^
Kaliil inaadeer miyaan kuu dhuuntay, maalinta kaliya ee aad qabiil ka hadasho ayaa qoladaada si yar lagu garanayaa bal adba, qabiil inaan ka hadlo waa nebcaa haddana waataa afku iga xaday.