Page 4 of 4
Posted: Thu Dec 29, 2005 11:01 am
by optimist_1
Posted: Thu Dec 29, 2005 11:02 am
by AbdiWahab252
Luugoyo, Make sure to pay the Diya. The Cop was one of your own qabiil, Jareer Weyne. Better pay the diya to Xoogsade before the JVA come calling
Posted: Thu Dec 29, 2005 11:04 am
by Sir-Luggoyo
War naga aamus nacasyahow nacasku dhalay. Kii aan is lahaa wuu idiinku caqli roonyahay baa saas u hadlaaya adiga xaggee jiraa warkaagu.
Posted: Thu Dec 29, 2005 2:19 pm
by Pablo Escobar
[quote="Sir-Luggoyo"]
Waryaa dadkaan woxooda jirro wey dhaaftay, walaahi wax lagu tilmaamo ma garanayo, xataa haddaad dhimato aflagaadaooda kama badbaadaysid. Hawiye Hutu have no culture, religion, sensitivity to the dead, waa wada immoral, war waxaan xaggee laga keenay waa yaabaye
Xoog,
Allah yarxam marxuumka saxib, samir iyo iimaan idinkana[/quote]
Waxaa ii sheegtaa meesha marxuum ama qof dhintay aa ku aflagaadeeyay?
Adiga iyo Kambuli labo marax oo ookiyaal wax ku aqriyo aa tihiin waraa. He said, she said, hadal aa eheen iila imoow intaa gadaal u fiirisid waxa aa qoray iyo inaan marxuum ama qof dhintay marnaba afka lasoo galay. Qof dhintay qof kastuu yahayba waa xushmeeyaa.
Hadaa rabto inaa i bareejeysana, waxkasta aa igu bareejeyn karto sameey sxb.
Aduunka qofka laba wajiilahaa aa ugu xun. Waxaa iska dhigtaa qof qabyaalada dhinac uga baxsan and @ the same time sawirkaaga aa banaanka soo dhigooysaa. Kambuli sidoo kale. I'm not the only one oo qabiil ku kaftamo markasta meeshaan. Hadana waxaa u maleysaa in ee garaadaha ee wadato ee dadka qaar kaliya ku aragto.
Posted: Thu Dec 29, 2005 4:32 pm
by xoogSADE14
mahasanidiin kuligiin.
marxuunka iyo waxii kaloo dhan oo dhintayna allaha u naxariisto.
Posted: Thu Dec 29, 2005 4:47 pm
by kambuli
Pablo Escobar'
Walaalkay, waan ka xumahay haddii aad u qaadatay inaan aflagaaddo kuu geystey. Anigu guud ahaan ayaan u canaantay qofkii qabiil ama af xumo u geysta qof dhintey. Adiga magacaaga masoo qaadin. Laakiin waa laga yaabaa inaad isu qaadato maadaama aad qortey Ilko yar iwm.
Ogow adigana haddii aad dhimato oo qof kugu jeesjeeso sidaasaan kaaga celin lahaa.
Hadalka waa sida aad u sheegtey, qof dhintey qabiil ma leh, anigana intaas leen dhahay.

Posted: Thu Dec 29, 2005 4:56 pm
by Sir-Luggoyo
Posted: Fri Dec 30, 2005 3:18 am
by Pablo Escobar
Daciif aa tahay saan kuuma maleeyneyn boolo. Abdiwahab karbaashkiisa aa korkaaga kasoo muuqanooyo walaahi.
Qansa aa qob moos ah tuuray intaa iska fiirin laheed waa ku taraaraxday. ADEERKAA WEYN aa igu noqotay. What Qansa wrote perfectly makes sense but the same can't be said about the bullshit ka aa meesha kusoo qortay. Tell me when and where the fuc-k i dissed the deceased? You are starting to show some signs of weakness. Warabul ciza hadaa ogahay inaa saan u jilicsantahay ninkaan Abdiwahab ah maskiinka faraha ka qaad aa dhihi lahaa.
Xoogaa aa sugtay aa baraaweeysay inaa aragtid inaa daciif ahay iyo in kale sidaadoo kale, laakiin markaa aragtay inaana waxaas u jixin jixin aa is tiri.... this is the perfect time to go after him. now tell me, who is the dummy? me or you? qof daciif ah qabiil makala hadlaayo anigoo serious ah. waa laga yaabaa laakiin inaan kula kaftamo, but that is different.
Hakuu macaanaato boolo.