Page 5 of 8

Re: I might be going hargeisa in 3 days inshallah

Posted: Thu Dec 10, 2009 11:10 am
by Shams al- Dawla
Naagti muslinka-ah e "corporate America" u shaqaysa ama "lawyer"-ka ah , haddi from Seattle to Washington business trip loo diro , maxay yeelaysa ?
Ma walaalkeed bay ku odhanaysa isoo raac ?
Nonsense , iyo doqon-ku marku diintu u hadlo bay arrintu sidan noqota :lol:

Qasab , cidhiidhi , nacayb , cuqdad , markay diinta fahankeeda kaga qasanto sow dhibaato ma imanayso ?
ya?
ka jawaaba wakaase , ilayn idinka ayaa diinta wax ka og e !

Re: I might be going hargeisa in 3 days inshallah

Posted: Thu Dec 10, 2009 11:13 am
by abdikarim86
my mum did the same ......when my uncle died in hargeisa
but she got a 3 week break from her job

unfortunatly both my other uncles lost their jobs when they
came back

but i'll say take a break from your job if you've accumalated holidays

btw how did this topic get to mahram

Re: I might be going hargeisa in 3 days inshallah

Posted: Thu Dec 10, 2009 11:15 am
by flo_progressive
War ma hadda diinta ku ciiyarasa?

Is this a funny matter to you? :roll:

Nacas baad tahay, hadalkayda ma ku istahiilo. :down:

Re: I might be going hargeisa in 3 days inshallah

Posted: Thu Dec 10, 2009 11:16 am
by HELWAA
Shams al- Dawla wrote:Naagti muslinka-ah e "corporate America" u shaqaysa ama "lawyer"-ka ah , haddi from Seattle to Washington business trip loo diro , maxay yeelaysa ?
Ma walaalkeed bay ku odhanaysa isoo raac ?
Nonsense , iyo doqon-ku marku diintu u hadlo bay arrintu sidan noqota :lol:

Qasab , cidhiidhi , nacayb , cuqdad , markay diinta fahankeeda kaga qasanto sow dhibaato ma imanayso ?
ya?
ka jawaaba wakaase , ilayn idinka ayaa diinta wax ka og e !

Image

Re: I might be going hargeisa in 3 days inshallah

Posted: Thu Dec 10, 2009 11:17 am
by Shams al- Dawla
Waa caytamaysa , taasi qudhadeedu waa dambi , miyaad ogtahay inadeer ? ya?
Markaa ma qof iska dambaabaya baa dadka wax u kala sheegi kara ?
waa maya
Sii fiican baan hor iyo horaanti ku idhi , waxba i ma dhaantide inga fadhiso .
Ku maan caayin anigu :lol:

Re: I might be going hargeisa in 3 days inshallah

Posted: Thu Dec 10, 2009 11:17 am
by abdikarim86
helwaa why are you calling hima drunk

can you not just challenge his claims or something
bring a hadith prooving your point :idea:

Re: I might be going hargeisa in 3 days inshallah

Posted: Thu Dec 10, 2009 11:19 am
by Ka darag
Shams al- Dawla wrote:Waa caytamaysa , taasi qudhadeedu waa dambi , miyaad ogtahay inadeer ? ya?
Markaa ma qof iska dambaabaya baa dadka wax u kala sheegi kara ?
waa maya
Sii fiican baan hor iyo horaanti ku idhi , waxba i ma dhaantide inga fadhiso .
Ku maan caayin anigu :lol:
For the love of God, the guy didnt ask you whether his mother needed a mahram...what a retard!!

stop going off topic.

Re: I might be going hargeisa in 3 days inshallah

Posted: Thu Dec 10, 2009 11:19 am
by Shams al- Dawla
War la hadal inadeerta abdikarimow :lol:

Meesha la is ma baryayo , naagtan yar e la yidha ka darag baan sheegaya .
Qodob ba la isku haysta , dadka qaarki ay ku sheegeen waajiib dineed , ilaa la inoo kala caddeyo na , ka' ma baxayo .

Bilowgii haddey odhan lahayeen , wax sidaasa ka ma ogin , waxanoo hadal ah ba maba yimaadeen :lol:
Anigaad jaahil igu sheegaysan e , cilmiigi na iyo aqligiina in kala tusa

Re: I might be going hargeisa in 3 days inshallah

Posted: Thu Dec 10, 2009 11:23 am
by flo_progressive
Im not feeding into your b.s waryaa
:arrow:

Re: I might be going hargeisa in 3 days inshallah

Posted: Thu Dec 10, 2009 11:26 am
by Shams al- Dawla
Okay , wateva , ma aniga ku yeedhay ? :lol:

Re: I might be going hargeisa in 3 days inshallah

Posted: Thu Dec 10, 2009 11:32 am
by Executive
Shams al- Dawla wrote:Naagti muslinka-ah e "corporate America" u shaqaysa ama "lawyer"-ka ah , haddi from Seattle to Washington business trip loo diro , maxay yeelaysa ?
Ma walaalkeed bay ku odhanaysa isoo raac ?
Nonsense , iyo doqon-ku marku diintu u hadlo bay arrintu sidan noqota :lol:




Saxiib nacas nimada iska dhaaf. For a female to travel without a mahram for long distances is haram. You don't argue about things that are clear in Islam.

Re: I might be going hargeisa in 3 days inshallah

Posted: Thu Dec 10, 2009 11:34 am
by muslim-man
Safar salaama bro, may Allah give your ayeeyo quick caafimaad inshaAllah :up:

Re: I might be going hargeisa in 3 days inshallah

Posted: Thu Dec 10, 2009 11:36 am
by flo_progressive
yeedhay kulaha carabka maa laga haya.

qof facadi maa ihi waryaa, akhlak iyo edeb so bara :arrow:

Re: I might be going hargeisa in 3 days inshallah

Posted: Thu Dec 10, 2009 11:44 am
by zulaika
muslim-man wrote:Safar salaama bro, may Allah give your ayeeyo quick caafimaad inshaAllah :up:
i second that...

anything beyond this was just for the love of talk..i too fell into this frey....and i retreat..

Re: I might be going hargeisa in 3 days inshallah

Posted: Thu Dec 10, 2009 11:47 am
by Shams al- Dawla
Executive wrote:
Shams al- Dawla wrote:Naagti muslinka-ah e "corporate America" u shaqaysa ama "lawyer"-ka ah , haddi from Seattle to Washington business trip loo diro , maxay yeelaysa ?
Ma walaalkeed bay ku odhanaysa isoo raac ?
Nonsense , iyo doqon-ku marku diintu u hadlo bay arrintu sidan noqota :lol:




Saxiib nacas nimada iska dhaaf. For a female to travel without a mahram for long distances is haram. You don't argue about things that are clear in Islam.
Do not attack me by calling me nacas .
Is ma yeelyeelo , waxa adiga ku cad , i'ma cadda aniga .
Once again , haddaanan i qancin karin , iska aamus .
War bal dadkan eega :lol:
If the woman cannot travel on her own for the following reasons
1/ Danger /protection
2/ she cannot read or write or might get lost .
OKAY!
In the case I have provided of a 21st century muslim woman , who would be sent on a business trip , how does it apply ?
Mise argument-kiinu waxa weeye , no muslim woman should be holding such a job ?