Page 5 of 9

Re: Gobolkasta Tiradii Iskaa diwaan gelisey waa sidan

Posted: Tue Jun 22, 2010 5:24 pm
by Siciid85
Bohol iyo karaman wrote:
Siciid85 wrote:Bohol, khaliid wuxu doonaaya we should discuss berbera and gabiley instead wa iska caadi wa inadeerken(he feels abit left out). :lol:
:lol: waxa kale marabo

:lol: wa siida sxb.

Re: Gobolkasta Tiradii Iskaa diwaan gelisey waa sidan

Posted: Tue Jun 22, 2010 5:25 pm
by Khalid Ali
Bohol iyo karaman wrote:khalid cali, waxan halkan kaga sheegayaa in aad kaa badan tihiin habar Jeclo big time, you guys are number two

Habar Yoonis
Habar Awal
Habar Jeclo

We dont know sxb garxajis iyo habar awal iyo habarjeclo inta baddan we ina la baadho maalin sii fiican waliba also the hawd regions iidoor oo dhan xita kuwa outside somaliland daggan markasaynu odhan karna habar hebbel ba habar kale ka badan inta kasakow wa iska speculations
waryaa bohol war daahir riyaale gurigi sacad yoonis eeh bohol horta ma tagay mise ma tagin ?

Re: Gobolkasta Tiradii Iskaa diwaan gelisey waa sidan

Posted: Tue Jun 22, 2010 5:28 pm
by Bohol iyo karaman
Daahir riyaale waa tegey bohol, faysal cali waraabena waa tegey laakiinse DR. Gaboose waa kaa baqaay walahay even wadadaa bancade martaa ee Ceerigaabo lomaruu kaa baqaay wuxu is yidhii sacad yoonisku waa ku af duubii doonaan

Re: Gobolkasta Tiradii Iskaa diwaan gelisey waa sidan

Posted: Tue Jun 22, 2010 5:29 pm
by Khalid Ali
Bohol iyo karaman wrote:Daahir riyaale waa tegey bohol, faysal cali waraabena waa tegey laakiinse DR. Gaboose waa kaa baqaay walahay even wadadaa bancade martaa ee Ceerigaabo lomaruu kaa baqaay wuxu is yidhii sacad yoonisku waa ku af duubii doonaan

Marka ma waxaad leedahay muse care waxay ka baqan sacadyoonis gadabuursigu iyo ciidagaluhu na kama baqan sacadyooniska ,war do u have pics of bohol riyaale oo yimid?

Re: Gobolkasta Tiradii Iskaa diwaan gelisey waa sidan

Posted: Tue Jun 22, 2010 5:30 pm
by Bohol iyo karaman
haadii gadhxajis lasku qaado waa laa ogyahay in aanu isaaq badhnoqonayno,

marka sadexdaa habrood lagaa hadlaayo waa laa kalaa yaqaana
Habar Yoonis always number one

Re: Gobolkasta Tiradii Iskaa diwaan gelisey waa sidan

Posted: Tue Jun 22, 2010 5:33 pm
by Bohol iyo karaman
khalid ali wrote:
Bohol iyo karaman wrote:Daahir riyaale waa tegey bohol, faysal cali waraabena waa tegey laakiinse DR. Gaboose waa kaa baqaay walahay even wadadaa bancade martaa ee Ceerigaabo lomaruu kaa baqaay wuxu is yidhii sacad yoonisku waa ku af duubii doonaan

Marka ma waxaad leedahay muse care waxay ka baqan sacadyoonis gadabuursigu iyo ciidagaluhu na kama baqan sacadyooniska ,war do u have pics of bohol riyaale oo yimid?
no that is not what I said, Gaboose habar yoonis & Somaliland wuxu uu qoranyahay danbiile, markuu kuu biirey xisbiga argagixisada ee Qudhmiye,

Re: Gobolkasta Tiradii Iskaa diwaan gelisey waa sidan

Posted: Tue Jun 22, 2010 5:34 pm
by Khalid Ali
Bohol iyo karaman wrote:haadii gadhxajis lasku qaado waa laa ogyahay in aanu isaaq badhnoqonayno,

marka sadexdaa habrood lagaa hadlaayo waa laa kalaa yaqaana
Habar Yoonis always number one

ila tiiro koob la sameyo garxajis lama oga intay yihin habarjeclo na lama oga iyo habarawal na lama oga intay yiihin laakin if you want my opinion i think garxajis is bigger then oromo oo dhan :mrgreen:

Re: Gobolkasta Tiradii Iskaa diwaan gelisey waa sidan

Posted: Tue Jun 22, 2010 5:35 pm
by Khalid Ali
no that is not what I said, Gaboose habar yoonis & Somaliland wuxu uu qoranyahay danbiile, markuu kuu biirey xisbiga argagixisada ee Qudhmiye,
No you said gaboose wu ka baqay inu bohol yimado , waleh oo ya maxkamadeynaya hadu danbiile yahay ina aw daahir na ka waran isna ma danbiile ba :lol:

Re: Gobolkasta Tiradii Iskaa diwaan gelisey waa sidan

Posted: Tue Jun 22, 2010 5:38 pm
by Bohol iyo karaman
khalid ali iskaa ilow businesska habar yoonis oo bal waxad igaa warantaa habar awal, sacad muuse iyo ciise muuse iyamaa badan? maxase idin qorshaysaan hadii aad ku guulaysan waydeen doorashada qoladiinaa kulmiye maa is deldelaysan?

Re: Gobolkasta Tiradii Iskaa diwaan gelisey waa sidan

Posted: Tue Jun 22, 2010 5:40 pm
by Khalid Ali
Bohol iyo karaman wrote:khalid ali iskaa ilow businesska habar yoonis oo bal waxad igaa warantaa habar awal, sacad muuse iyo ciise muuse iyamaa badan? maxase idin qorshaysaan hadii aad ku guulaysan waydeen doorashada qoladiinaa kulmiye maa is deldelaysan?

sxb sacadmuse ayaa baddan ,anagu waanu guuleysaneyna ha u baqan adigu maxaad yeelaysa hada la idinka badiyo ma xammar baad tagaysa markaas , Bohol , habaryoonis maxay wiilkan reer guleed u tageeri wayeen ileen toll bu u bahanyahay eh

Re: Gobolkasta Tiradii Iskaa diwaan gelisey waa sidan

Posted: Tue Jun 22, 2010 5:42 pm
by Bohol iyo karaman
wale ragaan futaa xumadoodaa arkaayo umaa wado in ay guulaysanaayaan laakiinse keep dreaming

Re: Gobolkasta Tiradii Iskaa diwaan gelisey waa sidan

Posted: Tue Jun 22, 2010 5:43 pm
by Bohol iyo karaman
sidaad ku ogaatey in aad kaa badan tihiin ciise muuse maa cidbaa tiro koobtay?

sidaad ku ogaan waydey in habar yoonis aanay isaaq ugu badnaan

Re: Gobolkasta Tiradii Iskaa diwaan gelisey waa sidan

Posted: Tue Jun 22, 2010 5:44 pm
by Bohol iyo karaman
waxad sheegto dhami waa iskaa soo wadaa hor iyo dabo noqdaan, horta imisaa jirbaad tahay 12 yrs old qoti

Re: Gobolkasta Tiradii Iskaa diwaan gelisey waa sidan

Posted: Tue Jun 22, 2010 5:46 pm
by Khalid Ali
Bohol iyo karaman wrote:sidaad ku ogaatey in aad kaa badan tihiin ciise muuse maa cidbaa tiro koobtay?

sidaad ku ogaan waydey in habar yoonis aanay isaaq ugu badnaan
Dee berbera waxa ka tiiro badan gabiley gabiley wa jilib sacadmuse aya dagan 120.000 oo qof na wa daganyihin , intasan ku qiyaasey

bohol anigu waxan hubaal ah inanu daahir rayaale so noqoneyn iga qor cawa taas meel ku qorro so bishi 23 maha iga qor rayaale arki meysid mar danbe

Re: Gobolkasta Tiradii Iskaa diwaan gelisey waa sidan

Posted: Tue Jun 22, 2010 5:46 pm
by Siciid85
Bohol, don't waste your time with khaliid, waxan ku waydiin laha muxu uga baqa sacad yooniska - dr.Gaboose miyi afduubteen in the past? :lol: