Page 5 of 5
Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Posted: Tue Feb 22, 2011 3:46 pm
by LiquidHYDROGEN
A mystery.
Although it should be quite obvious and noticable when a bunch of people are setting fire to houses in a neighbourhood in broad daylight.

Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Posted: Tue Feb 22, 2011 3:53 pm
by LiQaaye_TDH
Timo_Case wrote:Shocking News. I just called home, our house is ok alxamdulilaaah laakin many others are not. Where is the so called police....
Timocasse Uskag ayaad tahay sxb

Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Posted: Tue Feb 22, 2011 3:54 pm
by kaliil
Timocase maxaa la yidhi? yaa looga shakisanyahay inay waxan samaynayaan? Maxaana arrintan laga qaban doonaa?warka soo daa wixii lagu yidhi?
Liqaaye waxaan moodayay inaad geesi tahay oo soo minyaraysanayso lol. Waan ogahay oo Naagaha qurbaha joogaa ma ogola ina lala guursado. Anigu reer waan leeyahay oo sidaadaa ayaan hal mid iska xejisanayaa intaan qurbaha degenahay.
Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Posted: Tue Feb 22, 2011 3:58 pm
by LiQaaye_TDH
Kaliiil inader waa la'iga Adagyahay Xagaas, Laakim im still fresh insha allah in the future

Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Posted: Tue Feb 22, 2011 4:02 pm
by HooBariiska
kaliil wrote:Timocase maxaa la yidhi? yaa looga shakisanyahay inay waxan samaynayaan? Maxaana arrintan laga qaban doonaa?warka soo daa wixii lagu yidhi?
Liqaaye waxaan moodayay inaad geesi tahay oo soo minyaraysanayso lol. Waan ogahay oo Naagaha qurbaha joogaa ma ogola ina lala guursado. Anigu reer waan leeyahay oo sidaadaa ayaan hal mid iska xejisanayaa intaan qurbaha degenahay.
people are panicky, dadku way shaki sanyihiin wallahi man, dhawr habeen may seexan. qofba qof ayuu gacanta ku taagayaaa,
anigu liiqaye's people ayaan gacanta ku taagayaa

Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Posted: Tue Feb 22, 2011 4:08 pm
by LiQaaye_TDH
Timo... Ma SameysA Websites?
Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Posted: Tue Feb 22, 2011 4:15 pm
by HooBariiska
LiQaaye_TDH wrote:Timo... Ma SameysA Websites?
it depends ...
Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Posted: Tue Feb 22, 2011 4:34 pm
by LiQaaye_TDH
Timo_Case wrote:LiQaaye_TDH wrote:Timo... Ma SameysA Websites?
it depends ...
what do you mean?
Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Posted: Tue Feb 22, 2011 4:39 pm
by HooBariiska
LiQaaye_TDH wrote:Timo_Case wrote:LiQaaye_TDH wrote:Timo... Ma SameysA Websites?
it depends ...
what do you mean?
Ok. I do sxb - here and there, why whats up. Ma waxad rabtaa innaan kuu sameeyo mid pro silaanyo, pro somaliland website ah like kuwa ssc ee wada propoganda ah?

Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Posted: Tue Feb 22, 2011 4:50 pm
by LiQaaye_TDH
Ok. I do sxb - here and there, why whats up. Ma waxad rabtaa innaan kuu sameeyo mid pro silaanyo, pro somaliland website ah like kuwa ssc ee wada propoganda ah?

[/quote]
I need one wada Probaganada maxa iga galay silaanyo.... would you do one for me? and have done any other sites?
Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Posted: Tue Feb 22, 2011 5:01 pm
by HooBariiska
LiQaaye_TDH wrote:Ok. I do sxb - here and there, why whats up. Ma waxad rabtaa innaan kuu sameeyo mid pro silaanyo, pro somaliland website ah like kuwa ssc ee wada propoganda ah?

I need one wada Probaganada maxa iga galay silaanyo.... would you do one for me? and have done any other sites?[/quote]
honestly - i did few in the past, not for few years. i've been tryin to do daryeel website, laakin very busy ayaan hada ahay. when i am done with daryeel - when eever that is, ama holla at ya.

Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Posted: Tue Feb 22, 2011 5:10 pm
by LiQaaye_TDH
Timo_Case wrote:LiQaaye_TDH wrote:Ok. I do sxb - here and there, why whats up. Ma waxad rabtaa innaan kuu sameeyo mid pro silaanyo, pro somaliland website ah like kuwa ssc ee wada propoganda ah?

I need one wada Probaganada maxa iga galay silaanyo.... would you do one for me? and have done any other sites?
honestly - i did few in the past, not for few years. i've been tryin to do daryeel website, laakin very busy ayaan hada ahay. when i am done with daryeel - when eever that is, ama holla at ya.

[/quote]
OK Inader

Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Posted: Wed Feb 23, 2011 6:13 pm
by juzme123
Iniga waxay ila tahay in dadka waxan samaynayaa Somaliland waxan lagu jeedinayo ama mashquulinayo.