DropkickMurphy wrote:SahanGalbeed wrote:We had an Oromo guy staying with us in Hargeysa in my uncle's house . The guy was a skilled gardener wallah . I used to chew with him until sunrise after everybody else 's gone to bed. Man the guy had some stories and could speak somali better than half the people in here. We the Issaqs are not like the Issa of Djibouti . Those madafakas hate anybody from Ethiopia , I guess coz they're like 7th class citizens over there or something

After I doubt the Issa would appreciate this nurse claiming to be a Djiboutian.
Are you Issa or is your mother Issa? Xageed ka gubanaysa ? Mise inaad iska la kay qabsato ayaad rabta adigu na ?
Mid baan ku sheegaya e si fiicaan i maqal,ya ? ciyaalka ma waso anigu , haddaad cise noqoto , ama haddey hooyada tahay , ama ciisaha laftirkooda waxba iga ma galin aniga . Haddi lagu yidhi ciisaha Jabuti wadaniyada ku bixiya na , intaaney meesha qabsan horteed baan ku dhashay halkaas anigu, dabeedna markaan sanifay baan uga baxay sow maad garan ? Hadda ba waxan ku idhi , beriyahan dambe ba waad igu xoqonaysa e , yaaney dhamac ilyarta kaa galin e , ha ila qabsan .Nedel fowqal nedel !