Page 5 of 6
Re: Am in Xamar Cadeey
Posted: Thu Oct 20, 2011 9:32 am
by Lamagoodle
Warta,
Saaxib ii soo booqo suuqa mijiska iyo isgooyska baar beking (foto swaxili)!
Re: Am in Xamar Cadeey
Posted: Thu Oct 20, 2011 10:51 am
by AbdiWahab252
Melo,
Sacad are raking in the cash. Seybiano has become the most sought out area for NGOs and businesses. Wallahi, we are getting our wealth back and when it comes to money we count on Beesha Cakaara

Re: Am in Xamar Cadeey
Posted: Sat Oct 22, 2011 1:23 am
by ciyaal_warta
thnx for the prayers guys
this morning it was raining and i played football in the rain
yesterday i been to fagax, wardhiigley, siinaay, suuq bacaad, dabka , jidka sodonka xamar jadiid

..pple are back to their houses and the reconstruction already started
Vol
inshallah one day soon i will meet u in baar shabelle down town mogadishu
Rov
pple are always hopefull and they keep doing their thing..in terms of communication u cant blve how advance they are..i dont carry cash with me i just use an application in my phone to buy anything
AW
amiira waa meesha qarax lagu balansado sxb ee telkaaga luuqa isoo dhig meelo kale aan isku arkeynaa...anoo mid lasoo time gareeyey igu ak kufo baa rabtaa

Re: Am in Xamar Cadeey
Posted: Sat Oct 22, 2011 1:32 am
by Lamagoodle
Ciyaal warta,
Xaaji Muuse ma soo aragtay? I think he is one of the funniest warlords alive.
P.s Suuqa mijiska ii tag saaxib ee soo fiiri in dad aay ku noolyihiin?
Re: Am in Xamar Cadeey
Posted: Sat Oct 22, 2011 1:38 am
by ciyaal_warta
miijisyada wa badanyihiin abaaba address oo kaamil ah soo taraarixi nooh
muuse suude kuwa ka funny san aan suuuq bacaad kusoo arkay shalay

Re: Am in Xamar Cadeey
Posted: Sat Oct 22, 2011 1:45 am
by Lamagoodle
ciyaal_warta wrote:miijisyada wa badanyihiin abaaba address oo kaamil ah soo taraarixi nooh
muuse suude kuwa ka funny san aan suuuq bacaad kusoo arkay shalay

I was thinking about the old Xamar! There was only one suuqa mijiska; near hawlwadaag primary school; waagi aay meeshu nabad ahayd KABAHA AYAA FALAAR LAGU GANI JIREY; if you come from the sayid road to Bar ubax, ugu deg baaburka Cali Caliyow and go towards Hawlwadaag; if you come from dabka side; ku deg farmashiyo danwadaag... and walk about 300 meters.
Re: Am in Xamar Cadeey
Posted: Sat Oct 22, 2011 2:04 am
by ciyaal_warta
i know that wun i only crossed howlwadaag inter section dude..but that area is coming bk 2 live man anyway i gota go peace out
Re: Am in Xamar Cadeey
Posted: Sat Oct 22, 2011 4:49 am
by AbdiWahab252
Ciyaalwarta,

How about Safari ? Ama Sports Village ?
War saxiib, be safe and see you around.
Re: Am in Xamar Cadeey
Posted: Sat Oct 22, 2011 5:00 am
by abdisamad3
ciyaal are there any isbaaro spots back in bussiness

Re: Am in Xamar Cadeey
Posted: Sat Oct 22, 2011 11:37 pm
by SummerRain
Warta,
My mom says Wardhigleey iyo Madino ku salaam

Make sure you pray in masajidka Cabdalle iyo Cawareere

Be safe and enjoy your time in Xamar Cadeey aboowe.
Re: Am in Xamar Cadeey
Posted: Sun Oct 23, 2011 12:45 am
by BanadirBeauty
Suuq Bacad ii dawa dacalada, abaa. 
Re: Am in Xamar Cadeey
Posted: Sun Oct 23, 2011 2:35 am
by ciyaal_warta
AbdiWahab252 wrote:Ciyaalwarta,

How about Safari ? Ama Sports Village ?
War saxiib, be safe and see you around.
waryaa right now am at KM4 sxb i will send u my contact hola @ me Zope junction is like 5 mins walk from my place
Ismahan
abaayo wa laga gaarsiinaa dheh hooyo..wardhiigley waa tagay waan aqoonsan waayey walaah ..cabdalla cawararee wa lagu tukanaa barakado awoowgaa DHL kugu soo diraa camal
Abdisamad
sxb magaalada hal atoore lee leedahay nooh...sheekh shariif aa atoore ka ah inta kale waa shacab..inaan ku qabsado aan rabaa oo atoorinimada ka inqilaabo camal
L2S
suuq bacaaad waa shidneed walaah waxaan diiday ciyaalka booliska uniform iyo macawiista isku wato bes laakin the law and order almost back inshallah

Re: Am in Xamar Cadeey
Posted: Sun Oct 23, 2011 2:48 am
by BanadirBeauty
waa ogaa meeshas intee iska shidnaaheeso. xitaa alshabab marke ku xaren sadax sano.
Re: Am in Xamar Cadeey
Posted: Sun Oct 23, 2011 2:54 am
by ciyaal_warta
Re: Am in Xamar Cadeey
Posted: Sun Oct 23, 2011 2:59 am
by BanadirBeauty
Saas waayay nooh, intaa sawiirada kusoo dartid suuuq bacad, madena, warta dhiga iyo shibis allah kuu duwo
.