Re: Borama protests right Now- Awdal flag waving !!
Posted: Fri Dec 09, 2011 12:02 pm
AWDAL ISPRING I SUPPORT THEM!!!!
Largest online Somali community!
http://somalinet.com/forums/
Against who the reer xareed this is a clan issue one clan against another fighting over farm land that dates back few decades ago so why would you support one clan against the other?grandpakhalif wrote:AWDAL ISPRING I SUPPORT THEM!!!!
halkan waxaad u hadashay sida qof geel jire ahaan jiray oo an advancementka aduunyada la socon.. hadii aan maanta ugahay Adan Cade (aun) wuxu samayn jiray ama sida shacabku u arki jireen, ma waxay micnaheedu tahay inaan 1960 gi noola oo aan la socday siyaasada dalka? miyaanad garanayn inu History dib loo raacaa jirin? ama internet iyo dad siyaasada la socda oo la waraystaa inay jirin ? ama ehel goob joog ahaa oo wax kuu sheegaa inay jirin? politics ka Somalia waxa igu horaysay election ki Somalia 2001 Borama ayaan ku dhix daawanayay markii la doortay Salad Xasan, wax SL laydhaana maan maqlin markaa run ahaan. dadkoo dhan maaha dad brain wash lagu sameeyay oo lagu akhriyay Somaliland sidaada sxb..This proves that you know who Ina Cigaal was and the opinion your people the gadabursi had of him when you state " they didn't say that to him " . right ? I mean you've either known all along who Ina Cigaal is , what country he was from and the stand the gadabursi had of him , or you don't know anything about in Cigaal therefore you cannot say that the gadabursi didin't oppose him like they do Silanyo now .
Anigu 2001 baan ka soo amba baxay somaliland . ma waxaad rabta inaad iga dhaadhiciso , qof 2001 Borama joogay , ayaan waxa somaliland la yidha maqal ?politics ka Somalia waxa igu horaysay election ki Somalia 2001 Borama ayaan ku dhix daawanayay markii la doortay Salad Xasan, wax SL laydhaana maan maqlin markaa run ahaan.
haddaad nin weyn tahay ayaaba ka sii daran .Sahano mid ayaan horta kuu sheegayaa,, anu ma ihi wiil yar oo ad soo korsatay sida aad beenaysid hadalkayga sidii wax aad i taqaanid.. taasi mar dambe ha ku noqon.
not a river in Egypt as they say .Denial (also called abnegation) is a defense mechanism postulated by Sigmund Freud, in which a person is faced with a fact that is too uncomfortable to accept and rejects it instead, insisting that it is not true despite what may be overwhelming evidence.
tariikhda sidaad rabtid ha u leex leexin... amo dib saani u raac amo iskadhaaf.. Riyaale ka hor miyuuna jirin madaxweyne Cigaal la odhan jiray? maxaad Riyaale maarkaaba ugu boodaysaa? i know what are u trying to say: Gadabuursi Riyaale markuu dagay ayuu diiday SL,, remember Cigaal was Isaaq like Silaanyo and Samaroons did not protest back then. lets just say they realized now that they are better off without SL.Rabshoole wrote:Monday, when was this protest ?
-
Arimahaan maxey ku bilaawtay, just a few yrs ago when riyaale was in power gadubiirsa raale ayuu ahaa maantana maxaa is badalay ?
thnx brother.. when Riyaale was president in 2009 ppl protested in streets with Somalia flag. but i don't think Riyaale would've agreed on anything besides SL.. the man was selfish power hungry and he would easily lose his position if he allowed such movements.Rabshoole wrote:Your jumpin the gun on me sxb, Is dhigi, My point is if you guys wanted any form of separation that time has probably come to a halt, that should've been confirmed and addressed when riyaale was in power, I think that would've been a better timing, but your right about things changing. good luck with awdal state