Page 5 of 5

Re: General Dafle & Khatumo delegation meets Amir of Kuwait

Posted: Thu Apr 26, 2012 3:54 pm
by siren
SahanGalbeed wrote:
siren wrote:Ina kun kufriso markii laga amuusay buu futada kala qaaday..... :lol:
Daarood kufriyay daarood kale , ma anigaad i caayi doonta doqoney .
Alla ahbalsana bahashu :lol: , chi, urayso !
War gaalda ku dhashaay uu soo duucee nacas yahow intaa meesha sida headless chicken isla murmaysid.... :lol:

Re: General Dafle & Khatumo delegation meets Amir of Kuwait

Posted: Thu Apr 26, 2012 4:05 pm
by SahanGalbeed
Wager, way ka dhacday e , ka durug !

The reason aan usoo galo meeshan waxa weeyan , dad waxay ku kala hadlayaan aan kala garanayn baad tihin .
I am needed meeshan :lol: , maalin danbe ayaad thank you igu odhan doontaan

Re: General Dafle & Khatumo delegation meets Amir of Kuwait

Posted: Thu Apr 26, 2012 4:14 pm
by Executive
SahanGalbeed wrote:Wager, way ka dhacday e , ka durug !

The reason aan usoo galo meeshan waxa weeyan , dad waxay ku kala hadlayaan aan kala garanayn baad tihin .
I am needed meeshan :lol: , maalin danbe ayaad thank you igu odhan doontaan

No one calaacals and bullshit more than you Mr drunkard. Wax ka aqli xun ma jirto, you don't even know what you are talking about waali ku dhimaan ma jirto

Re: General Dafle & Khatumo delegation meets Amir of Kuwait

Posted: Thu Apr 26, 2012 4:21 pm
by SahanGalbeed
Executive wrote:
SahanGalbeed wrote:Wager, way ka dhacday e , ka durug !

The reason aan usoo galo meeshan waxa weeyan , dad waxay ku kala hadlayaan aan kala garanayn baad tihin .
I am needed meeshan :lol: , maalin danbe ayaad thank you igu odhan doontaan

No one calaacals and @#!*% more than you Mr drunkard. Wax ka aqli xun ma jirto, you don't even know what you are talking about waali ku dhimaan ma jirto
Dhegayso , mid aan ku sheego kaagan ciyaalka iska dhigaya e Xamar ku dhashay oo shalay soo ogaaday inu dhulbahante yahay.
Horta inaad i caydo , daw baad u leedahay oo waanan ku hor joogin , ma'ogtahay ?
What I am talking about , anigu waan ogahay. Haddaadan adigu ogayn waxan sheegayo , ka'ma dhigna in wax jira aanay ahayn arrintaasi . Waxay ka dhigantahay inaad waxba ka ogayn , adigu .
Somaliya berigii ay waddan ahayd , nin waliba wixii la fac ah ayuu raaci jiray.
Balash-luhu , balaash-laha kale ayuu raaci jiray.
Geel -jiruhu , geel -jiraha kale .
Reer magaalku , reer magaal kale ayuu raaci jiray .
Sarkaalku na , wixii ay isku darajo yihiin buu raaci jiray.

Inaad adigu baalashle iyo geel jire mid ka dhalatay , ma kala ogi anigu , laakin dhulbahante oo dhan ma wada taqaanid taariikhdooda na ma wada haysid .
Ha igu wareerin adeer , anu ku ma dhalin e :lol:

Re: General Dafle & Khatumo delegation meets Amir of Kuwait

Posted: Thu Apr 26, 2012 4:23 pm
by SahanGalbeed
Waali halkey idin ka raacday waxaad ku garata , waxaan ANIGU idiin sheegay baad rabtaan inaad igu caydaan :lol:
Ya? ma qorigii aad igu dili lahaydeen baan idiin dhiibi laha bay idin la tahay ?
ma dad la isku haleeyaad tihin ? :lol:

Re: General Dafle & Khatumo delegation meets Amir of Kuwait

Posted: Thu Apr 26, 2012 4:30 pm
by siren
Jibril abokor oo reer indho biyo ah, waaligii wax dhawarsani jiray hadalkiisa loo ma bahana.... :lol:

Re: General Dafle & Khatumo delegation meets Amir of Kuwait

Posted: Thu Apr 26, 2012 4:36 pm
by SahanGalbeed
siren wrote:Jibril abokor oo reer indho biyo ah, waaligii wax dhawarsani jiray hadalkiisa loo ma bahana. 3 generation gaalnimo wax lugu faano maha... :lol:
Adigu maxaad damacsantahay
1/ inaan kula xag-xagto?
2/ mise inaan kaa aamuso.?
3/ Ma inaan jibriil abokor ku amaano?
4/ mise inaan ku tuso halkey gaalnimadu iga soo gashay ?

Wax suntu ka da'ayso baad tahay e , haddaad gaadhi ahayd intaan daawaha ku saaraan kaa debcin laha boolka, walle :lol: { cay ma'aha , wa oil -change in somali}

Re: General Dafle & Khatumo delegation meets Amir of Kuwait

Posted: Thu Apr 26, 2012 4:45 pm
by siren
Ina Kun Kufriso waxaad rabtid iska dheh, choose the path you want to take. Just don't think you can come here and talk all the shit you want without retaliation. :lol:

Re: General Dafle & Khatumo delegation meets Amir of Kuwait

Posted: Thu Apr 26, 2012 11:21 pm
by Babygirl-
Blahblahblah! GTFO :arrow: Waxaan wixi laa murmaa ka daraan.

Nolooow Galedh Noloow :rose: :rose: Noloow Daafle noloow.. :rose: Agtaa Beesha Dhulbahante, wixi wadanimo & Somalinimo ku jirtoba Sharaaf baay ka leyihin that's what matters! not what some drunk secessionist traitor idiot, Xaabashi raarato ilaa awoowayashood caan kuu aah dabo-dhilifnimo gaalo & his f-king kinsmen think.. :idea: :arrow:

Re: General Dafle & Khatumo delegation meets Amir of Kuwait

Posted: Fri Apr 27, 2012 10:39 am
by SahanGalbeed
siren wrote:Ina Kun Kufriso waxaad rabtid iska dheh, choose the path you want to take. Just don't think you can come here and talk all the @#!*% you want without retaliation. :lol:
Aniga horta " retaliation" ka waan ogolahay , laakiin idinku na waa inaad ogolaataan in runta la idiin sheego.
Midda labaad e jirta waxa weeye , hooyadey aniga cidna diintiisa ka may saariin .Wax badan ayayba u qabatay tolkeed . Iyagi baa diintoodi laga saaray , oo asalkoodu muslim aha .Taarikhda dhabta ah sidey tahay , waynu wada ognahay , inaan idin xasuusiyo malaha ma' rabtaan e , ha igu qasbina :lol:
Midda sadexaad waxa weeyan , anigu rag baan la hadlayay. Qabyaaladu heer ka ay ka gaadhay ,baad adiga oo siren oo naaleeye axmad ah , waxaad garatay ninkan hooyadi anaga aya is xigna e , anigu aan caayo :lol:
Aqli xumada bal eega :lol: Reeraha miyirka qaba , qof ba qofki u dhow ayuu badbaadin jiray . Idinka arrintiinu waxay noqotay inaad kolba ka idinku dhow aad dishaan :lol:
Hadal iyo dhamaanti na , qabyaaladu ku ma qurux badna dumarka , beri horaan idiin sheegay . Si ficaan baan idinku fiirsaday adiga iyo gabadhan kale , cidna ka ma joogsataan , horaan u arkay .

Sidaad rabtaan usoo "retaliate" gareeya :lol:

Re: General Dafle & Khatumo delegation meets Amir of Kuwait

Posted: Fri Apr 27, 2012 3:58 pm
by original dervish
dont mind him....he`s one confused iidoor.
give him some leeway.

Re: General Dafle & Khatumo delegation meets Amir of Kuwait

Posted: Sat Apr 28, 2012 11:51 am
by KyrieJama
Dhibic in yar guys Sahan Galbeed abti baan uu nahay, personal insults maa ficna. Sahan Galbeed hospitality badan hala siiyo abti baan uu nahay uu dul qaata mucaraadnimadisa kaa dadhiciya qadiyada dhulbahante iyo danteena :) :up:

Re: General Dafle & Khatumo delegation meets Amir of Kuwait

Posted: Sat Apr 28, 2012 1:01 pm
by Executive
I think Sahaan's abti used to beat him up a lot. The guy is sick in the head :lol:

Re: General Dafle & Khatumo delegation meets Amir of Kuwait

Posted: Sat Apr 28, 2012 3:31 pm
by original dervish
when he was younger he really believed all the secessionist propaganda. then he got to around 35 years old he had his santa claus moment :D

Re: General Dafle & Khatumo delegation meets Amir of Kuwait

Posted: Sun May 13, 2012 6:34 am
by Executive
:lol: