Marques wrote:Kukri, difference between me and you is, nin Hawiye baan ahay, adiguse ma Isaaq baa tahay, mise Bin Haashim, mise Maahe Dir, mise Lo'jirta Koombe, mise Ethiopia, hadaad Hawiye wax ka rabtid do not hide behind the laughter of Jareerahaan caloosha wayn ee Putnland sheegta ama kuwa Ethiopia musqulaha u dhaqa ee rag iska dhig.
waar ya Ilahay yaqaan
sxb i have nothing against Hawiye.
xalkaad igala qaaday ayaan garan layahay.
malaha iidoor kale ayaad igu khaldaysa
I repeat, i have never made another nick just to insult a clan.
Anyway, bil ramadan weeye oo wax kama hadhin ee adoo ciil ku hayo yeyna kuugu soo galin.
hadaan meel kaaga dhacayna raali ahow sxb.
cafis iyo masamax.