Pabolo,
Miskiin baa misko la fuulo leh miyaa xaalkaagu
Ma u maleyneysaa inaan dib u akhriyey waxa topican ku qoran oo dhan oo aan ka waayey meel aan cidna wax ugu dhimey?
Haddaad ka cadhootey waxa meesha ay ku qoreen qaar inaga mid ah, maad walaal iyaga u jawaabtid oo iska celisid? Qofkii qorey wax ku dhiba, sababtu waxay doonto ha ahaatee orod oo iska celi, Ilaahay ninbuu kaa dhigee.... Maxaad uga soo baqan oo Habarta aad usoo raadsan?
Waar balaayo anagaa aragnay. War ninku fuleysanaa
