Too Much Qabiil Talk!!!!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Too Much Qabiil Talk!!!!

Post by Ina Baxar »

Ogor , alla maxaa dhallinyaro maskada laga qabsaday, X- naageed has done a good job on Samatar Laughing
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Re: Too Much Qabiil Talk!!!!

Post by XidigtaJSL »

Samater. Isaaqnimadaada far baa ku gudan, shaki baana ku jira inaad Darod tahay, mar hadaad Jamhuuriyadii dhiig iyo maal ku baxay ku sheegtay fairy tale country walee arintaadu ka weyn Darod baa dhalay. Colonel. Axmed Mirreh waxaa dhashay naag Naaleeye Axmed, Mdane Talaabo isagana Darod baa dhalay hadana waa labadii nin ee sii fiican u garaacay faqashta bariga Somaliland, abaanduula sare Axmed Mirre waa ninkii Dhulbahante ka saaray gobolka Sanaag aroor salaad ciid waa ninkii dhawr boqol oo nin ka dilay, Muuse Carre kuu caayi maayo waayo waa niman tol ah ee is cadee aniga ha iigu meermeerysan Marxuun Nuux ee toogtay ninka Dhulbahante, horaan kuugu sheegay labada nin waa qaraabo, kuu toogtay ee Naaleeye waxaa dhashay inan Gadhweyn ah oo abti baa loo ahaa, wuxuuna qabay inan Gadhweyn dhinacaana wuxuu ka noqday Inan-Layaal, arintu may ahyn Naaleeye Axmed iyo Reerka Nuux ee waxaa arinka soo dhex galay reer abtiga u ahaa marxuunka iyo kuwii uu ka qabay inanta, kan Gadhweyn ilmo abti bay ahaayeen, waxaana laysku qabsaday guri, ninka Gadhweyn wuxuu ka mid ahaa ciidankii Somaliland ee ku dhaawacmay dabadeedna Puntland jeel ah ku xidhnaa dhawaana la sii daayey.
User avatar
maria from west side
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4694
Joined: Sun Oct 03, 2004 6:31 am
Location: Iceland
Contact:

Re: Too Much Qabiil Talk!!!!

Post by maria from west side »

lool@Ina baxaar. Laughing
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Re: Too Much Qabiil Talk!!!!

Post by Samatr »

[quote="Ina Baxar"]Ogor , alla maxaa dhallinyaro maskada laga qabsaday, X- naageed has done a good job on Samatar Laughing[/quote]
Ina Baxar


Xplaya has not done shit. I have kept quiet when Xidigta has made some pretty retarded remarks. Retarded remarks from saying Gadhweyn is equal to my whole subclan, to saying I am half Darood which has nothing to do with the thread. I just say what people don't want to hear.
Where were you when this fool is calling me a langaab, is there a more disrespectful thing to say to a Somali than that.
I don't agree with everything that X.playa posts, we have butted heads before on some issues unlike some people here I will call anybody out if they say some retarded shit whether its X.playa or XidigtaJSL, hadaanan runta uu sheegin ma been uun baa lagu noolaadaa. if you have problems with X.Playa deal with it, yaan aniga laygu marmarsoon, ma hadal baa" nin dhan oo caqliyaysta in la yidhaadho alaa maxaa maskaxda laga qabsaday ciyaalka"
ps. this is the internet there is no way you could know if I am a kindergarten student or a senior citizen.


XidigtaJSL

Somalilandtan aad sheegayso hadaan caayo ma inaan Isaaq noqdo ba la ii diidayaa.
Sheekada aan kuu soo yara xidho,
Nin Muxumed Adan-->Muuse Carre-->Saciid Garxajis-->Garxajis Sheekh Isaxaaq baan ahay.
Somaliland anaa wasa.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Too Much Qabiil Talk!!!!

Post by LiQaaye_TDH »

Samatrow; Nin Ka Cardhooda marka lagu tilmaamo laangaab uun ba laangaab ah, Wallahi Sidaad uu dhaqmeysid si cajiib ah weeye, saxiib...
Muse carre iya laga hadlayaye hadaad gardhay aniga iya somaliland wasa, Wa laga helaye iska xurdha doodan.....
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Re: Too Much Qabiil Talk!!!!

Post by Samatr »

Liqaaye malaa ii maad maqlin
wax la yidhaado Somaliland ma jirto, calool uu shaqaystayaal iyo tuugo baa madaxtooyada uu dhiibateen, sanad kasta na dadka ayay ugu sheekeeyaan waana la ictaraafaynaa Jamhuriyada Somaliland waa la aqoonsan doonaa.
ta labaadna sheekada aniga iyo xidigta bey noo dhaxaysay, Ina Baxar oo Sacad Muuse ah iyo adigoo HJ ah maxaa sheekada idiin soo geliyay, ninkan madaxa taagay oo na leh langaab baa tahay bey doodu noo taala, allaylahee inaan lays baran.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Too Much Qabiil Talk!!!!

Post by LiQaaye_TDH »

Adiga iyay kuu taala cida aad is baranaysane, anuku waan ku naqan somali oo dhana wey is taqaan...Tuugtan lacagta kaa cuntay adiga ee mar kasta aad hadal haysid maxkamad iya la keeni oo la ordhan nin la yirdhah Samatr oo degn USA iya lacag ka cuntan Sanad walba, markas xaqaagi wad heli Laughing Laughing Laughing lakin se aniga wasa iyo ana waxan ku sameya, wa laga fiican yahay... Laughing
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Too Much Qabiil Talk!!!!

Post by Ina Baxar »

Waryee samatar , anigu idinka idin la mid ma ihi , ha iga saarin tolkay nin Habar Awal ah baan ahay!
User avatar
XidigtaJSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2428
Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
Location: Erigavo, Sanaag

Re: Too Much Qabiil Talk!!!!

Post by XidigtaJSL »

"Neef ku diidaya geed geed uu ku xuqdo ma waayo" Somaliland rag baa u soo dagaalamay ee laangaab iyo faqash shaadh Isaaq soo xidhatay waxba ka qaadi maayaan, waligeedba ha ku meermeeraysato Somaliland iyo nin Gadhweyn'baa la dilay, Suldaan Madar baa la xidhay, anagaa ku leh qof alaale iyo qofkii ka soo horjeesta qadiyada Somaliland ee dhiig iyo maal farobadan ku baxay shaqo waa laga qaban doona, taas ku seexda kuna soo toosa faqasheey



"Dhagar qabe dhulkaa u dhaq dhaqaaqa" waligay ka ma cadhoodeen laangaabnimo waayo waxaan ahay waan aqaan, waxaan ahay nin Saciid Garxejis Sheikh Isaxaaq, Libaax Gadhweyn oo laga baqo, hooyadayna waa gobta Muuse Abokor, cid alaale iyo cid iga nasab fiican eebe inuu abuuray uuma haysto, si kasta oo la igu sheego laangaab, aniga kaftan bay iga ahyd markii hore, waayo niman tolkay ah maan caayin ee waa kaftankeeni, nin aan markiisi hore laangaab ahyn kama xanaaqeen, inataasaan kaga baxayna
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Too Much Qabiil Talk!!!!

Post by DawladSade »

Funny thing is i remember this Xiddigta was once fightin all the isaaqs in the clan section about the guy who shot a dhullo and was demanded by the dhullos to be shot also and he was shot and xiddigta was defending what his uncles did and samatr and the rest of the crew were asking him why dhullos dont have to kill their own by xiddigta's crew were forced to and this guy was talking about "anaaga is dalno, is guursano, iyo naqaano blah blah blah" and now all of a sudden samatr who realizes the myth of somaliland and forces himself to wake up is the bad guy for voicing his opinion and xiddigta is the one accusin him of betraying isaaqnimo, well i guess samatr can say "dhullos baan somalinimo ku raacay, way i dhaleen, abaahay bay dhaleen, anagaa is naqaano, is guusano" but he didnt say that he backed his points with politics and the state of things today.

samatr raganimo up
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Too Much Qabiil Talk!!!!

Post by X.Playa »

Xidigta,

Yarkaagan ay waashay somaliland maad edab yeelatid ood tolka daysid mise dhirbaaxo ayaad u baahantay? UDUB eyn iyo fatoosh iyo somaliland iyo Riyaale baa kuu sanqadhay ee dadku waa dadkii dhulkuna waa dhulkii, hadaad sidaas u futoweyntay ood bilaayo tahay bal adeerkaa Ismaaciil Xaaji Nuur Hadaaftimo, Xingalool, Laas Qori haka taago calanka somaliland.

Hadaanu ka taagi karina raga fadhiiso oo dhuusada fadhiga kaaga duulaysa iyo somaliland ta curyaamada ah raga tolka kala fadhiiso. Hadaad tahay muuse ismaaciil anakaa ah Cabadalle Ismaaciil oo kaa badan 100 jeer , fadhiiso waryaa dhuusadana naga daa somaliland waa 4 tuulee.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Too Much Qabiil Talk!!!!

Post by LiQaaye_TDH »

Dawladsade saxiib ka daa sida Dumarka wax la iskuma dhufte.....
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Re: Too Much Qabiil Talk!!!!

Post by Samatr »

Liqaaye

Khaladkaadkaaga ugu horeeya waa fikradaada, markaad leedahay maxkamad la ba la keenaya, su'aashu waxay tahay goormaa la keeni maxkamad ma markay toogtu xukumaan maxkamadaha? Laughing


Xidigta

Waad ii caydi, dhawr jeer na waad ii cayd. Langaab aad igu tilmaamtid baa igu dhameysay wax aad igu caydu. Ma kaftan baa markaad tidhaado qudhaadu waxay yihiin boqol qof, waxyaabaha qaarkood lagama kaftamo. Allaylahee sheekadii reer bariga baa noola timi kulaha "waligay niman tolkay ah maan caayin wa kaftan" aar nacasnimada ha ila iman.

Ta labaadna hoyadaa kumaan weydiin waxay tahay, ilaahayo jinni miyay kuu dhasho.
intaad hoos dadka uu caydid kama yaabanii illeen waa caado reer bari, laakin see kamaan filaynin nin Gadhweyn inu ila yimaado caado reer Bari ah.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Too Much Qabiil Talk!!!!

Post by LiQaaye_TDH »

Laughing @Smatr ma meesha la dhameystay...

Wayahaye inta ka maqan ma 100$ aad dirtid iyaad donaysa, in lagu saaro maxkamad?? Laughing
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Too Much Qabiil Talk!!!!

Post by DawladSade »

[quote="LiQaaye_TDH"]Dawladsade saxiib ka daa sida Dumarka wax la iskuma dhufte.....[/quote]

do you mean what you try to do between marehan and majerten that you don't think ppl realize?? war anigu daacad iyaan ahay runta siday tahay yaan shegayee....
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”