Waaba runtaa, anigoo hada waligey Somaliya indhaha saarin, gabay iyo suugaan iyo luuqad iyo dhaqan iyo siyaasad iyo taariikhda Soomaaliyeed waan kaa badiyaa. Waaba runtaa waligey asalkayga iga dhumi maayo laakiin adigu wiilkaadana sakhraan buu noqon gabdhaadana ayadoo jidka fadhido yay oran doontaa waa baa aabahay meel la yiraahdo Africa ka yimidSahanGalbeed wrote:Waryee , war dee weligey maan raacin geel , ma weligey baan been ku hadli jiray anigu ?
Ma jaajaankan yar ee intey qurbo ku soo koreen , "romantic idea of noble somali camel herder " stupid absolutely DUMB shyte like geel baa hadli jiray la imanaya golha aad ii moodaysa aniga ? yaa?
Shalay baan ku sheegay anigu !! Mareexan baad tahay , hadda jaamacada Oxford PHD ka soo qaatatid na , weliga asalkaagu is badili maayo .
Anigu waariidkay, maraykan cilmi ka baro, dhaqankaadana qalbiga ku hayso yay igu soo koriyeen...malaha adigaa gubnaa oo gubantaad soo martay dalkii ku xasuusisaa.


