What does that mean?SahanGalbeed wrote:BlackVelvet wrote:Gadaal oo iiga dhufteysamatar133 wrote:blackvelvet
if you have a car accident where other car hit yours in the back, how would you say in somali?![]()
BV , somalidu iska wasakh weeye oo ,one shouldn't leave room for interpretation yara qaloocan ma'ogtahay ?
markaa waa inaad sheegta waxa "gadaal ka dhuftey"
anigu waxan odhan laha , gaadhigii iga dambeeyay baa igu dhacay .
haddi kale waxa lagu odhanaya
"Walle ? oo ma ilaa iyo gadaal baad isla gaadheen ba , bismillahi raxmaani raxiim "
Hee I just omitted the car part because baabur in laga hadlaayo waa ognahay innit. Hadii kale I would say, baabur aa gadaal iiga dhacay or what you said (but babuur instead of gaadhi). I love how we have so many ways of saying the same thing


