Wixii dawlada ku sheegaya qabiil , iyaga ayay jirta
Wixii odhanaya , waa maalin cideed e , rasaasta ciidanka qaranka lagu furo , yaaney dawlada Somaliland jawaab ka bixinin , iyaga ayay jirta
Wixii gobolada ay sheegtan , nabad iyo horumar laga waayay , wadamo shisheeye maal iyo mustaqbal ba ula guuray , halkan damacsan in inaga wax inoo sheegaan iyaga ayay jirta
Wixii isagoo reer Galkacayood ah , dawladii u ka mid aha dagaal ku qaaday [leelkase

Anagu dawlada Somaliland , Ilaahey ka sokow baynu aaminsanahay , insha Allah na wax inaga xumaanaya ayaa iska yar .
