it's now known as cali bille, thanks to cali khalif


Moderator: Moderators
(Photo News) Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Ing Camey oo gobolka Nugaal gudoonsiiyay koobkii kubadda gobolada Puntland iyo dabaal degyo ka dhacay Garowe.
(Pi Garowe) Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland ahna kusimaha madaxweynaha Ing, Cabdi Xakiin Cabdulahi Xaaji Cumar Camey ayaa galabtay xulka gobolka Nugaal gudoonsiiyay koobkii kubadda cagta gobolada Puntland kadib guul ay ka gaareen gobolka Sool ciyaar ku dhamaatay rigoorayaal. Xulka gobolka Nugaal ayaa dhigay rikoor cusub kadib markii ay labo jeer oo isku xigta ku guulaystay tartankaan oo sanadkiiba mar loo qabto dhammaan gobolada Puntland.
http://puntlandi.com/photo-news-madaxwe ... ay-garowe/
Because pinky is a Baabul fanboy and Galaydh is anti PLgarad13 wrote:Pinky why u mad @ Galayr tho? LMAO.