Page 6 of 6

Re: Baseless Local Stereotypes

Posted: Sat May 07, 2016 3:44 pm
by YummyMummy
MujahidAishah wrote: Is there cake involved :eat:
Cookies today, join us :clap:

Re: Baseless Local Stereotypes

Posted: Sat May 07, 2016 3:53 pm
by X.Playa
SahanGalbeed wrote:
X.Playa wrote:
Bal intu ninkani leeg'yahay daya Rag ba is wasa iyo computer ba la isku dila bu aaminsanyahay .
waar yaa la dagaalami jiray cidiyo cas , imika 7 cisho ayuu niicdaas iga daba lahaa. Awlba waxan maqli jiray.

Hawo been ah hadal aan wax tarin habar Awali baa leh.

waxba yarkan dhulbahnate futada weyn haku ruxin waxa ku gubaya waa karbaashkii maalintii dhawayd. awowgaa zubeer awal baa naago la kor ahaa, dhaqanka raguba reerkiinu ma laha. Ragu waa qac iyo qac , niic maac caac meel kaste imika salkaad ka ruxaysaa , xin iyo xaasid xaafdiina baa laga yaqaan.

bal waad fadhiisan waydee ina ciyaarsii ina Baxraaow ,
Warye , war nin weyn baad tahay . Intaad computer libraryga safka u gasho ood saacad ku banaan matag ku sii dayso golaha intaanad dhaladaadi "malt liquor" ahayd e guri ku tiil aanad ku laaban , muuse cabdalle iyo Habar yoonis ba ka sharaf badan e , ka bax waalida , wax kula ciyaara meeshan ma joogan e .
Horta dee aniga ayaydaadi Oromada ahayd kiro igama bixiso, khamrigana walaashaadii qoorta madoobayd lama cabo, so you shouldn't be concerned, sida dhilooyinka looma caytamo , never mention a man's glass of rum if he pays for it. Adiga Muuse Cabdalle iyo Habar Yoonis midna ma taqaanid waxad tahay Huuno Huuno dhashay oo xaarka lo'da shita oo indhaa bakooradi kaga dhacdo oo Jaarso iyo Akiisho iyo dhiiga faradaa leh.

Bal waxan ku haya eed la soo nagnag leeday ee sida Amxaarada uGu dagaalamaysid oo hadba doc wareen iyo findhicilak la sidatid ii sheeg. Hadaan anigu kugu idhi dhiiga oromada baad leeday dee tolkaa oo dhan oo sacad muuse ah baa leh iyo dhaqanka oromadaba , ma cirkaad soo dumin maxaad samayn,.?

Re: Baseless Local Stereotypes

Posted: Sat May 07, 2016 4:13 pm
by SahanGalbeed
Oroma baad tahay , cay ma'aha , waayo waxaan ahay cid walbaa og . You're just trapped in your head .
Khamriga waxa lagugu qabsanaya .
1/ Fikradaadi bu qasaya . Hadda adigu waxaad is leedahay nin baad la dagaalamaysa , laakiin waa iska kaadi waxaad sidaynayso ma'ogtahay ?
2/ You're disturbing the public peace . Miskiinka Garaad oon weliga ku la hadaloo dadkiisa ku dhex jira baad iska maagaysa {just for his clannic belonging}, cay baad u tirinaysa , qofkii isaga ka qabta na dib ugu soo jeesanaysa .
Khamriga aad lacagtaada siisato , gurigaaga ku cab , oo ku raaxayso waa sida dadka u dhaqan leh ay yeelan e . Adigu se , asalkaagu baddaw shalay khamriga bartay baad tahay , oo xininyo aanad lahayn baad ka raadsata oo "internet forum" baad cay iyo dagaal ku la soo fadhisata . Markaa sakhradaadu anaga ayay ina taabanaysa , inaynu iska kaa qaabano na waa inagu waajiib .
You are a retarded alcoholic , not a social drinker . :lol:

Re: Baseless Local Stereotypes

Posted: Sat May 07, 2016 4:36 pm
by X.Playa
Garaad ma aabihii baad tahay , mise waxad uGu niikinaysa waxa dhashay islaan faqash jecel oo Dacas Muusaa ah? waxad qortay oo macno leh oo laga jawaabi karo waa intaas Garaade , bal oromyay soo jawaaboo macano same, raga khamriga cabaya, kuwa qaadka cunaya iyo kuwa geedaa cabaya intaba shaqo adiga kuu taal maaha oo dee walaashana lama cabayaan , lacagna kuma lihid, gurigaagana ma joogaane. Mida kale Oromada miyaanay aqoon dagaal toos ah :notsure: mise waa inay guz rag kale ama googarad naag ku soo hoos gabadaan

Re: Baseless Local Stereotypes

Posted: Sat May 07, 2016 4:44 pm
by SahanGalbeed
Useless drunkard , you're beyond salvation

Re: Baseless Local Stereotypes

Posted: Sat May 07, 2016 8:33 pm
by 26June1960
X.Playa wrote:
SahanGalbeed wrote:
X.Playa wrote:waar yaa la dagaalami jiray cidiyo cas , imika 7 cisho ayuu niicdaas iga daba lahaa. Awlba waxan maqli jiray.

Hawo been ah hadal aan wax tarin habar Awali baa leh.

waxba yarkan dhulbahnate futada weyn haku ruxin waxa ku gubaya waa karbaashkii maalintii dhawayd. awowgaa zubeer awal baa naago la kor ahaa, dhaqanka raguba reerkiinu ma laha. Ragu waa qac iyo qac , niic maac caac meel kaste imika salkaad ka ruxaysaa , xin iyo xaasid xaafdiina baa laga yaqaan.

bal waad fadhiisan waydee ina ciyaarsii ina Baxraaow ,
Warye , war nin weyn baad tahay . Intaad computer libraryga safka u gasho ood saacad ku banaan matag ku sii dayso golaha intaanad dhaladaadi "malt liquor" ahayd e guri ku tiil aanad ku laaban , muuse cabdalle iyo Habar yoonis ba ka sharaf badan e , ka bax waalida , wax kula ciyaara meeshan ma joogan e .
Horta dee aniga ayaydaadi Oromada ahayd kiro igama bixiso, khamrigana walaashaadii qoorta madoobayd lama cabo, so you shouldn't be concerned, sida dhilooyinka looma caytamo , never mention a man's glass of rum if he pays for it. Adiga Muuse Cabdalle iyo Habar Yoonis midna ma taqaanid waxad tahay Huuno Huuno dhashay oo xaarka lo'da shita oo indhaa bakooradi kaga dhacdo oo Jaarso iyo Akiisho iyo dhiiga faradaa leh.

Bal waxan ku haya eed la soo nagnag leeday ee sida Amxaarada uGu dagaalamaysid oo hadba doc wareen iyo findhicilak la sidatid ii sheeg. Hadaan anigu kugu idhi dhiiga oromada baad leeday dee tolkaa oo dhan oo sacad muuse ah baa leh iyo dhaqanka oromadaba , ma cirkaad soo dumin maxaad samayn,.?
:damn: :lol: So, what I use to hear about Habar Awasha was true.

Re: Baseless Local Stereotypes

Posted: Sat May 07, 2016 9:13 pm
by Siciid85
Wow Xplaya just manhandled That guy. Damn

Re: Baseless Local Stereotypes

Posted: Sat May 07, 2016 9:23 pm
by theyuusuf143
Waxaas oo cay ah waxa isku fuuqsaday nigis muuse cabdale. Kkkkk naga fadhiista hadaba labayahaw dhabandaad.

Re: Baseless Local Stereotypes

Posted: Sat May 07, 2016 11:30 pm
by AwRastaale
I don't have anything against Garad but I'm just pointing out he should practice what he preaches and stop flip-flopping. If he wants us to visit the east, he should live as a example. Hargeisaba kama baxo. The most he stays in his hood is few nights to do NGO works and take few photos.

WTF are we going to do in a place its own have abandoned?

Secondly the whole Dhulo is just foked up. They wanna cry about us when they live in our mercy and off us. Why Garad doesn't live in Buhoodle rather than our Hargeisa yes ours. Meshani maha Xamar oo dad 'ka dhexaysa'. This is Isaaq city namely Cidagale, Sacad Muse, Isaxaaq and Arab.

Marka ina ruunta lo sheego wa wajiib.

I don't care if you lot feel sorry for him. Yesterday his kind were willing to fire for Barre and today he lives from our bread.

Wax Somaliland lo siman yahay la dhaha ma jirto.

They have to be either in or out. They living double life like khanisyada.

Re: Baseless Local Stereotypes

Posted: Sun May 08, 2016 12:54 am
by Siciid85
theyuusuf143 wrote:Waxaas oo cay ah waxa isku fuuqsaday nigis muuse cabdale. Kkkkk naga fadhiista hadaba labayahaw dhabandaad.

Lol Horta what is that? I use to hear nigis Muse Cabdalle.

Re: Baseless Local Stereotypes

Posted: Mon May 09, 2016 1:03 am
by JSL3000
The governor of sool shiine is the coolest, what calm collective guy he has enlisted 200 youth across sool into police force so they will have employment he also given scholarships to 100 students across sool to study in jigjiga university he has done a lot in his short period of being governor of soil he said government has built a new nugaal university a new turf for football stadium also new basketball courts more development is on the way.
https://youtu.be/sRlUN8bGInE

Re: Baseless Local Stereotypes

Posted: Mon May 09, 2016 3:50 am
by Timiro1999
theyuusuf143 wrote:Waxaas oo cay ah waxa isku fuuqsaday nigis muuse cabdale. Kkkkk naga fadhiista hadaba labayahaw dhabandaad.
HAYAAY!!!
Yusuf oo dhinac u yara janjeedhsaday, kala dhex gal kaaga far baa ku godan.