Xildiiid wrote: Sun Sep 29, 2019 7:25 pm
Jaamacbuuhoodle wrote: Sun Sep 29, 2019 3:45 pm
Xildiiid wrote: Sun Sep 29, 2019 11:58 am
It’s not a matter of perspective..
You’re comparing state sponsored genocide, confirmed by renowned genocide scholars, to casualties from the Darod-Hawiye civil war in order to downplay the seriousness of the crimes committed against my people by a state. 
We were not part of the Walaweyn civil war but since you insist, what clan did Isaaq fight? 
According to the CIA we had 2.5x the manpower of any group in the Somali Peninsula and 3x the amount of weapons and on top of that a united Isaaq. It would’ve been suicide for anyone to wage war on us in the 90’s. 
Also the narrative of reconciliation is ludicrous. We forgave the neighboring clans in 1991 when we could’ve wiped them out completely. We’re not looking for reconciliation with failed state Zoomalia. We’re looking for justice for thousands of innocent people murdered by a state. 
Somaliland won’t give up an inch of her territory just because you wish that your minority clansmen could join you in Zoomalia and increase your numbers. The borders of Somaliland are based on the boundaries we had when we gained independence on June 26, 1960.
 
I found out the iidoor are tough behind their keyboard kkkkkkkkk 
Xildiid Adeer Salamadow baad tahaye waanu iis naqaana , maxaad iis la waalaysaa ? 
Ma 1991kii baad wax naga qaadi karaysay ? ( cajiib ) 
Awoodan military ee Isaaq lahaa 1991kii ayaaba yaab leh , anigo ka tirsana ciidamadii Gaaska 2-aad ee duleedka Hargeysa maan ogaynba ! 
Maanta iigu horaysaa walaahi 
Maxaad ku dagaalmi laheed 1991kii ma Af Soomaali mise rasaas ?  
29-1-1991kii ayaan ka baxay Hargeysa cid hub Culus haystaa kuma arag jidka uu dhaxeeyay Hargeysa - Berbera - Sheekh - Burco - Caynaba . 
Nabada ka jirtaa Waqooyiga Somalia waa Xal ku yimi xaqiiqada dhulka taala lolz . 
Caqligaagu ha shaqeeyo Harti Daarood kaliya ayaad ka adkaan wayday ( 1991-2019 ) oo la yaaban tahay sidii baad uu la dagaalmaysaa Dowlada Somalia ?
 
There’s a paper on the military strength of the different armed factions written by the CIA. Riwaayadaad noogu sheekeyneyso yaa kaa dhegeysaneya? 
1991 waa tii odayaasha reerkaagu baryayeen Cabdiraxmaan Tuur oo ay Burco ku saxeexeen axdigii ku dhisnaa la soo noqoshada Somaliland! 
Waa ta labaadee, adigu xagaad isku qarineysey markuu adeerkey Buhoodle qabsaday 1989 (twice) oo uu ku wada gowracay askartii Faqashta?
Maantaba Somaliland baa naga kaa haysa ee is maad waasheen.
 
Kaagan yar ee Salamadow waad dagaalmaysaaye ? 
Sii caadii ah uma doodii kartid miyaa ? 
 1- 1989 waaba sanadkii laga adkaaday SNM iyo Ciidamadii Xabashida ee Xuduuda Somalia - Ethiopia ka dagaalmaysay Jabkii ka raacay ayaa ku kaliftay Taliskii Mengistu Haile Mariam ino Guud ahaan jabhada SNM ugu baxo hashiisyadii uu la galay 1982-1986 . 
Taariikhda been lagama sheegii karo , 
2- Markaad leedahay Odayaashii Reerkaaga ayaa Axdigii lagu dhisay Somaliland Saxeexay ?  
Do you have evidence or documents to support your statement ?
Hore loo yiri beeni raad maleh lolz 
Mid kale maxaad hashiis ulaa gashay Hartiga-1991kii , idinku Dhulka Harti qabsan kara lolz 
maa laga yaaba inay tahay ,,,,,,  
ISAAQ couldn’t defeat HARTI so your people tried another route. 


 
 3- Maantaba Somaliland baa naga kaa haysa ee is maad waasheen. 
Cida iis waalaysaa waa idinka Adeer ,, marku dagaalku dhaco Umadda Soomaaliyeed dadka ugu cabaadka iyo Calacaal badan waa Isaaq ( Isaaq reerka Garxajis uun baa ragga iyo dagaal yaqaana ) . 
Dhaqanka reerka Daarood Ismaaciil oo dhan Calacaalka iyo hadalada jelescsan laguma yaqaano . 
Ninka ragga ah dagaal waa lagaga adkaan kara laakin sida Mahbar : Dhuusa Biixi 30-sano kadib waa nala xasuuqsay TV - ka Calacaal waa dhaqan aad uu liita . 
let me break it down for you ,, 
Dhaqanka Isaaq waa sababta Isaaq bilaa Xulufo ka dhigay Gudaha Somalia iyo Kilika 5aad . 
Somalia ,
1991 : Isaaq wuxuu Xulufo Siyaasadeed iyo taageero buuxda ka haystay Beelaha Hawiye .
2019 Hawiye waaxay Xulufo Siyaasadeed la yihiin Daarood kkkkk . ( Kursiga Madaxweynaha ama RW waa Wareegto ) . 
Ethiopia ( kilika 5aad ) . 
1991 1991 : Isaaq wuxuu Xulufo Siyaasadeed iyo taageero buuxda ka haystay beelaha Dir .
2019 beelaha Dir waxay Xulufo Siyaasadeed la yihiin Daarood Ismaaciil kkkkk . ( Kursiga Madaxweynaha Maamulka Kilika 5aad intaa badan waxaa leh Daarood Ismaaciil , 
Taariikh ahaanba intaa badan Hogaamiyaha Somalida kilika waa nin Daarood ah  )  
Isaaq : ma yaqaano sida ragga loola dhaqmo , 
maaha reer khaladka iska qabta ( mentally and emotionally weak ) . 
Isaaqu Maba qarsadan Af xumadooda iyo Dhaqan Xumadooda waa Caadii inaad Somaliland TV ka arkto Siyaasii , Oday , Naag , Caruur sheeganayaa Somaliland oo cayaaya Beel Soomaaliyeed ama magaalo Soomaaliyeed . 
Daarood Ismaaciil : dhaqan ahaan waxaanu Isticmaalna Siyaasad kale oo ah (  Siyaasad haddaad rabto Nimaan inaad hogaamiye uu noqto ka ilaali Afkaaga ) . 
Xataa Samaroon-ka Gobolka Awdal Mustaqbalka Dhaw waxay Xulufo la noqon doonaan Hartiga , 
Sababta Gudabuursi Oo Dir ah Xulufo la noqdo Dhulbahante iyo Warsangali oo uu beesha Isaaq oo Dir ah ku diiday bal iis waydii ? 
( sirtu Waa dhaqanka adeer )