Waryaa Qudhac

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Gogarad
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3450
Joined: Thu May 03, 2001 7:00 pm
Location: SSM 4 Life!!

Post by Gogarad »

[quote="Sir-Luggoyo"][quote="Gogarad"]
Haa.. shushub iyo shaadh jacdadaay wax lamida ayu aha! Smile

[/quote]

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

I hope you are not talking about me. Waxaan ku idhi, yaa inoo gar naqaya ood ku go'daa? Ninku reerkiisa wuu u safri jiray oo ka soo dhixi jiray afar iyo labaatan habeen iyo wax ka badanba, markuu soo laabtana islaantu intay shaadhka yar ka saarto ooy u duugto ayay dabeed shaah yaroo bigeys ah afka ugu qaban jirtaye ma qaylo ayay kala hoos kici jirtay? Reerkan waa la iiga dambeeyay, anigu sidan kumaan ogeyn ee war jiraaba cakaaruhu iman.

[/quote]

Kambuli ha ino gar qaado..Adiga oo xaal sidana iskeen..Taasa ino wara..

*I hope u are not talking about me* Adiga laftarkaga, qudhada ayan ka hadliya..Inad shadh jacdadey tihiid and inta ku dugayo miyaad didantahay? war dafiraad badaniida ma bisad
ba tahaay Laughing

Reekan wa la iiga dambeeyay my ass..reerkan hadanad dhaqan kari weyday...Qudhac oo midhan oo sakhransaan ayaa laso xaraayn kara Wink Laughing
User avatar
Sir-Luggoyo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7827
Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
Location: Baar Luga Baxsi

Post by Sir-Luggoyo »

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Ok ok, now I know inaan hawshaydii gabay, mar haddii duugduugistii shirka laga sheegay. Yes waan ku qancaa Kambuli xukunkii ay gooyso laakiin waa in sheekada oo dhan loo sheego ee aan qaar kaliya la soo qaadin. As for Qudhac in la soo xereeyo, he wouldn't backstab me like that, he is a good friend and he knows better than that
User avatar
Gogarad
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3450
Joined: Thu May 03, 2001 7:00 pm
Location: SSM 4 Life!!

Post by Gogarad »

[quote="Sir-Luggoyo"]:lol: Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Ok ok, now I know inaan hawshaydii gabay, mar haddii duugduugistii shirka laga sheegay. Yes waan ku qancaa Kambuli xukunkii ay gooyso laakiin waa in sheekada oo dhan loo sheego ee aan qaar kaliya la soo qaadin. As for Qudhac in la soo xereeyo, he wouldn't backstab me like that, he is a good friend and he knows better than that[/quote]

Wa war caad.

Kambuli..qaadi aya luu bahanyahaay..Aniga iyo odaygaygi shushubka badnana adiga ayaan rabna inaad na dhix gashiid..lol maxa ka qabta arintaa??

As of qudhac you are right, he is a good friend of yours and he wouldn't do such a thing.. Very Happy up

Qudhac...Pssssssssssssss...eeyahi, xalki wa bariga dhixi ee abu cuumarkagi aad ilawdaay so doono ASAP!!!!!
Ureysoo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4010
Joined: Sat Jun 11, 2005 5:42 pm
Location: Garowiyo Galkacyo, Gelaadiyo Reer Godey Dhaanto laxidhay, Garrisa Gadhayo, Allo Kismayo aan Tagay
Contact:

Post by Ureysoo »

War Aniguna Waxa Taaganahay Inu Qofna Somaliga Iga Badinin, Wacadalle Cid Kasto Meesha Soo Gaasho Waa U Baxaa. Anigu Baranburka Murtiga Leh Tuuraayo Baa Gees Gees U Bood Booda, Naa Gogarad Adna Ku Dhax Niiki Meesha, Yaah, Kilyaha Laakin U Nax, Ama Ku Tagtaa... Laughing

Hayaay, Dad Badan Baa Tirtiray... Laughing

*Ixtraam Iyo Wanaag Beerka Ka Soo Go'ay*

*Raxmatullah*
qudhac-m
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2593
Joined: Sun Apr 13, 2003 7:00 pm
Location: somaliland

Post by qudhac-m »

Googo
Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
oo ana dharka inta kale soo qaado aad xaafada soo dagtid baan lahaa
oo abu cumarka Muunad baan uga sii tagee.

Sir Lug
Intaad maqantahay awoow xaafada laguu soo waydaaran maayo
oo meel walba anaa gaadh ka haya min hurdada ilaa fadhiga
Hadii mar mar khidmad la ii dhiibana waa isku leenahay sxb Laughing Laughing

Suldaan qudhac maygaag
User avatar
Sir-Luggoyo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7827
Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
Location: Baar Luga Baxsi

Post by Sir-Luggoyo »

Tola'ay, abidkeyba meel lagu jabaan jiqillo weynaa, ma Qudhacbaa ii weydaartay. Oo Awoow yaa kugu yidhi jiifka u sii gudub? Sow ma ahayn arrinku fadhiga ha dhaafin? Haddaad jiifka gaadhay, oo sariirtaan qaanteedu wali iga bixin ku dangiigsatay, dee isku wada jajabso anigu heeryadaydii ka qaatay meeshee, saxibtinimana halkaasay ku dhamaatay ee is ilaali wixii maanta ka dambeeya.
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Post by Ina Baxar »

Luugoyo , bal u kaadi abti sidaad moodeyso ma ' ahee. Laughing
Dhako carbeed ba ka dambeysa waxanoo dhan .
I'll do the dirty work for you , just claim the responsabilty of tomorrow's headlines Laughing
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Post by kambuli »

Gogo,

Quote"
Kambuli..qaadi aya luu bahanyahaay..Aniga iyo odaygaygi shushubka badnana adiga ayaan rabna inaad na dhix gashiid..lol maxa ka qabta arintaa??"

Lol@Qaaddi ayaa loo bahan yahay Laughing

Waan qaatay waanan oggolaaday inaan dhexdhexaadiye ka noqdo arrinkan adiga iyo Odeygii shushubka lahaa idiin dhexeeya. up

Waxaan niqi doonaa, gartii Ina Sanweyne oo kale. Haddaba si aan u caddaalad falo waa in qof walba dacwadiisaa soo bandhigo. Deedna aan labadaba si qoto dheer u dhuuxaa oo go'aan ka gaadhaa. Smile
qudhac-m
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2593
Joined: Sun Apr 13, 2003 7:00 pm
Location: somaliland

Post by qudhac-m »

Sir
awoow Ninkii turuqyada adkaa
tunkiisi libaax ahaaa
Tagooga xumaa badalay

Mida kale awoow xanaaqin SIDAA UGUMAAN FOGAANE

qudhac maygaag
User avatar
Gogarad
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3450
Joined: Thu May 03, 2001 7:00 pm
Location: SSM 4 Life!!

Post by Gogarad »

Ha ha.qodhac wa ruunti..shekadii mey fogaan Confused *Istaqfuurallah*

Ina baxar, inkar ala kugu riid, I'll do the dirty work 4 u kuye, warya intaad odayga qabojin lahayd ayaa dab shidisa Evil or Very Mad

Ureyso, nikiiska ma aqaan ee..wax kale ila imawo..lol

Kambuli,

Sidan aye shekadii oo dhacday...

Odaygan Lugg la yidhaho ayan isqabney..na kulba oo dusa oo dhowr ciisho aya la waya.. waxano ii yidhaha shaqo ayaan ku maqna.. durkan oo cadaystaay oo afar bilood jooq iyo jaaq tuuna wan ka wayaay..Odaygan quudhac ayoo igo si balamiyaay oo yidhi reerka ka si war hay..qodhacona habeen walba isaga oo sadex nin wada(Ina baxar, biko, samatr) aya qaad iyo dhalooyiin khamriya xatabada guuriga la fidhiistaan oo habeen oo dhan samaaleel ku jiran..

Malin malimaha ka mid ah, qudhac oo hawada mariya saq badhki mo ii so guudo, ana waxaan mooday lugg oo soonoqday..ana laydhkaba ma shidiin ee wan iska laladiyow thinking wa odaygaygii oo so noqday..the next morning ayan indhaha kala fuuray misa wa qudhac oo kufiyadi ka dhacdaay oo bidar moojiniya ( Shocked Shocked ) ala naxdiin weyna..

Shekadi oo gaban, ninkan lugg la yidhahoo wa suraaf, war igama hayo..inan noolahay ama aan dhintay lama socdo..marka mihirka isku kaya xidhan maxa laydhaha??????? Evil or Very Mad

2 weeks ago ayaan iska so fasaqaay..wakan mantana soocda..Maxa tala ah Kambuliyey?????
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Post by Ina Baxar »

Gogarad , anigu carab ma ihi , honor killing ma aqaan maalintan kugu darnay Sir Lug ayaad inaga wareegtay , see qudhac suldan ha noqdo ama yaanu noqon , shiishkaan gashaday .
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Post by kambuli »

Gogo, quote"Maxa tala ah Kambuliyey?????"

Aan ka war dhowrno, dhinaca kalena Smile
User avatar
Gogarad
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3450
Joined: Thu May 03, 2001 7:00 pm
Location: SSM 4 Life!!

Post by Gogarad »

[quote="Ina Baxar"]Gogarad , anigu carab ma ihi , honor killing ma aqaan maalintan kugu darnay Sir Lug ayaad inaga wareegtay , see qudhac suldan ha noqdo ama yaanu noqon , shiishkaan gashaday .[/quote]

Hadan idin ka wareegeyna inantiina kama so war doonisan miya..Ino ki nin aha oo xumeyaay oo naaga kale kudul wato iyo inkale kama war kinisaan miya? Rolling Eyes usless-iin waxid!!

Kambuli...Sounds good to me...lakin remember..woxo ku yidhahba boqolki sagal iyo sagashan aya been ah..Keep that in mind!
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Post by Ina Baxar »

Laughing Laughing Laughing Laughing
Gogaradey , inadeer wallahi qosolkaad iga dhameysay.
Kambuli oo sideeda kale iska fulayad ah , ayuu wadnuhu istaagi gaadhay markaad intan ugu dartay ----->
"Malin malimaha ka mid ah, qudhac oo hawada mariya saq badhki mo ii so guudo, ana waxaan mooday lugg oo soonoqday..ana laydhkaba ma shidiin ee wan iska laladiyow thinking wa odaygaygii oo so noqday..the next morning ayan indhaha kala fuuray misa wa qudhac oo kufiyadi ka dhacdaay oo bidar moojiniya{ Shocked Shocked }alla naxdin weyna"
Laughing
Last edited by Ina Baxar on Fri Jan 20, 2006 11:47 am, edited 1 time in total.
User avatar
Gogarad
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3450
Joined: Thu May 03, 2001 7:00 pm
Location: SSM 4 Life!!

Post by Gogarad »

Ina,

Wallahi bel caani ayaan inta oo yidhi, i know iney xishood badantahaay..and she is probably thinking.."luggoyo was better off leaving, markeedi hore tani kalaaxad babi ahayd ee" Laughing Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”