Error,
Walaal. Ofcourse one thing is wrong. When Allaah SWT warned against Zinaa... Allaah didn't said Zaaniya only... It was both Zaani wal Zaaniya.
So to condemn women only is wrong.
But it's my personal believe that a girl who is pure is much more better than a girl who was fooling around. How can you trust someone you already know is a thief? Someone who stole something? Gabadh ka adkaan kari weydey labadeeda lugood dhexdooda, maxay kalee ka adkaan?
Towbaddu markasta waa furan tahay, laakiin mar kasta gabadha toobad doonka ah iyo ta aan dembigaba gelin waxaa aniga ila qiima badan taa aan dembigaba gelin marka hore.
Saas oy tahay Allaah ayaa xaal og. In badan oo Virxxx ah ayaa sidooda kale u edeb daran....
Waxaase waxaasoo dhan isku fuuqsaday waxa Calafka la yidhaahdo: Si kasta oo aad u leedahay dookh haddana qofka iyo meesha aad ku dambeyn Allaah keliya ayaa og. Allaa maxaa gabadh qiimo badan bohol ka dhacday

Allaa maxaa wiil qiimo badan meel baas ka dhacay

Maxaase qaar meel fiican maray....
Waxay ila tahay Allaah uun ha la baryo inaan meel baas laga dhicin, hana la dadaalo oo marka horeba moral hala yeesho...