Too Much Qabiil Talk!!!!
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Samatr
- SomaliNet Super
- Posts: 14767
- Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
- Location: Somewhere only we know :P
Re: Too Much Qabiil Talk!!!!
You know what I mean though. 

- XidigtaJSL
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2428
- Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
- Location: Erigavo, Sanaag
Re: Too Much Qabiil Talk!!!!
Taadan xabada dhinac walba u rida ee sii daysay xagaad nagala qaaday, Cabdalle Ismaacil maxaa keenay, ma ninkan Muuse Carre baad iga xigtaa adeer, anigu ku hadli maayo waayo waxaatd tahay maxishoode, hablaha Isaaq baa kaa baxsan waayey, waligaaba futoweynaan ka sheekee oo qudhunkaaga iska walaaqo anigu ku la qasan maayo, balse waxaan kuu sheegayaa in adeerkey Ismaaciil Xaaji Nuur iyo adeerkey kale Badhasaabka gobolka Sanaag Mudane Cabdi Hurre ina labadoba Laas Qoray iyo Badhan tageen, calanka Somalilanda laga taagay goobahaas ilaa hadana ka taaganyahay, anigu UDUB ma taagro Kulmiyena ma taagero iyo UCID toona, anigu waxaan taageera qadiyada shacabka jamhuuriyada Somaliland, dhulkayga iyo wadankaygana u nici maayo faqash iyo caadoqaate, nin markiisi hore nebcaa Somaliland ayaa "excuse" u raadiya uu ku caayo
[quote="X.Playa"]Xidigta,
Yarkaagan ay waashay somaliland maad edab yeelatid ood tolka daysid mise dhirbaaxo ayaad u baahantay? UDUB eyn iyo fatoosh iyo somaliland iyo Riyaale baa kuu sanqadhay ee dadku waa dadkii dhulkuna waa dhulkii, hadaad sidaas u futoweyntay ood bilaayo tahay bal adeerkaa Ismaaciil Xaaji Nuur Hadaaftimo, Xingalool, Laas Qori haka taago calanka somaliland.
Hadaanu ka taagi karina raga fadhiiso oo dhuusada fadhiga kaaga duulaysa iyo somaliland ta curyaamada ah raga tolka kala fadhiiso. Hadaad tahay muuse ismaaciil anakaa ah Cabadalle Ismaaciil oo kaa badan 100 jeer , fadhiiso waryaa dhuusadana naga daa somaliland waa 4 tuulee.[/quote]

- Wiil_Soomaali
- SomaliNetizen
- Posts: 282
- Joined: Wed Mar 07, 2007 4:46 pm
- Location: Fighting Somalias enemy
Re: Too Much Qabiil Talk!!!!
Dowladsade you make me laugh everytime I see your avatar

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Too Much Qabiil Talk!!!!
[quote="DawladSade"][quote="LiQaaye_TDH"]Dawladsade saxiib ka daa sida Dumarka wax la iskuma dhufte.....[/quote]
do you mean what you try to do between marehan and majerten that you don't think ppl realize?? war anigu daacad iyaan ahay runta siday tahay yaan shegayee....[/quote]
MJ maxu yahay...waxu kugula hadlo ma haye....
do you mean what you try to do between marehan and majerten that you don't think ppl realize?? war anigu daacad iyaan ahay runta siday tahay yaan shegayee....[/quote]
MJ maxu yahay...waxu kugula hadlo ma haye....
- Wiil_Soomaali
- SomaliNetizen
- Posts: 282
- Joined: Wed Mar 07, 2007 4:46 pm
- Location: Fighting Somalias enemy
Re: Too Much Qabiil Talk!!!!
more crazier than samatar's
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Too Much Qabiil Talk!!!!
[quote="LiQaaye_TDH"][quote="DawladSade"][quote="LiQaaye_TDH"]Dawladsade saxiib ka daa sida Dumarka wax la iskuma dhufte.....[/quote]
do you mean what you try to do between marehan and majerten that you don't think ppl realize?? war anigu daacad iyaan ahay runta siday tahay yaan shegayee....[/quote]
MJ maxu yahay...waxu kugula hadlo ma haye....[/quote]
ma anaa marka afka kula soo doontay...
wiil dee almiino odeyga hadii la xayeysiinayo si sharfaysan haloo xayeysiiyo

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4010
- Joined: Sat Jun 11, 2005 5:42 pm
- Location: Garowiyo Galkacyo, Gelaadiyo Reer Godey Dhaanto laxidhay, Garrisa Gadhayo, Allo Kismayo aan Tagay
- Contact:
Re: Too Much Qabiil Talk!!!!
Wa Maxey Ikoyarkaan Oo Dhax Fadhiyo, Qaldaamiinta Oo Sida Dumarka Isku Rifayo?. Walle, Ana Wax Arkay, Inta Kale Wa Been....
..............................................
..............................................
Re: Too Much Qabiil Talk!!!!
Xidigta,
Haa ninka Muuse Care ee danta dagaankiisa iyo tolkiisa eegaya een riyada khayaaliga ah sidaada ku ooyayn waan kaa xigaa. Somaliland nin baa ku dhawaaqay Diin ma aha waryaa yarkaagan maskaxda laga qabsaday.
Isaaqan aad sheegaysaana dantiisa waa yaqaan reer , reer aniga 2 hayala iman Isaaq jacayl iyo Habar Yoonis cay, hadaad waxaas joojin weydid ood kala dayn waydid munaafqada iyo Riyaalinimada dhirbaaxada waan kululayn oo bartaada baan ku dhigi, adoo kuu adeer yahay Ismaaciil Xaaji Nuur oo kaba qaad Riyaale ah hadaad rag ula timaadid kala gur gur iyo kala qaad qaad iyo waan fara badanahay afrta Gadhka weyn ee Hartida ka jecel Habar Yoonis baan ka faaloon , markaasaan kuu cadayn inaadan waxba ka ahayn tiradaad ku faanaysid, walaa Riyaale baa iga kaa celin doona walaa somaliland ku sheega ku waalay.
Xaqiiqadu waxa weeye.. Habar Yoonis ka weyn kana qaalisan waxa nin ku dhawaaqy 1991kii , Somaliland kolay dhiig kama sarayso, waa yeelkaa hadaad u dhilowaday cuqadad , se caqli baa caafimaad ah , Samatar haduu kugu yidhi waar somaliland dan aad sheegaysaa waxba ma aha waa been iyo khayaali xaq uma lihid nadalyow maangaabka ahi adoo Riyaale ku xukumo inaad faqash rag ku sheegtid aad qabiilkooda taqaanid. Dadku waa u xor fikradooda , Cabdiraxmaan Tuur kii sameeyay somaliland ba isba ka laabay, haday diintahay somaliland na Tuur waa Rasuul ee ku sali oo jooji duqaynta Muuse Care.,

Waxaan moodeye meesha inuu kaftan ka socdee ileen ragga qaar wa ka dhamayd

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Too Much Qabiil Talk!!!!
[quote="Ureysoo"]Wa Maxey Ikoyarkaan Oo Dhax Fadhiyo, Qaldaamiinta Oo Sida Dumarka Isku Rifayo?. Walle, Ana Wax Arkay, Inta Kale Wa Been....
..............................................[/quote]

..............................................[/quote]

- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Too Much Qabiil Talk!!!!
[quote="Ureysoo"]Wa Maxey Ikoyarkaan Oo Dhax Fadhiyo, Qaldaamiinta Oo Sida Dumarka Isku Rifayo?. Walle, Ana Wax Arkay, Inta Kale Wa Been....
..............................................[/quote]
hadaan qaldaamiinta dhex fadhiisto maxay adigu kuu taal
...
..............................................[/quote]
hadaan qaldaamiinta dhex fadhiisto maxay adigu kuu taal

- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Too Much Qabiil Talk!!!!
[quote="LiQaaye_TDH"][quote="Ureysoo"]Wa Maxey Ikoyarkaan Oo Dhax Fadhiyo, Qaldaamiinta Oo Sida Dumarka Isku Rifayo?. Walle, Ana Wax Arkay, Inta Kale Wa Been....
..............................................[/quote]
[/quote]
durba bilawday hawshaadi, waa ninkii rabay inuu iga keeno badow habar jeclo yaa u dhwaan karo Laas CAANOOD
...
..............................................[/quote]

durba bilawday hawshaadi, waa ninkii rabay inuu iga keeno badow habar jeclo yaa u dhwaan karo Laas CAANOOD

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4010
- Joined: Sat Jun 11, 2005 5:42 pm
- Location: Garowiyo Galkacyo, Gelaadiyo Reer Godey Dhaanto laxidhay, Garrisa Gadhayo, Allo Kismayo aan Tagay
- Contact:
Re: Too Much Qabiil Talk!!!!
Aniga Waxaan Arkay Baan Ka Warama Ee, Dagalkaan Ka Dhaxeeyo Wu Istaaga Markeey Arkaan Mid Ilkoyar Ah Oo Ag Istaagan. Marka Ina Gooble Gooble, Inteey Kugu So Weerarin, Cagaha Wax Ka Day... Advice Beey Iga Tahay, Qaadu Ama Iga Diid, Laakinse Gafuurka ha Ii Taagin, Sida Marwo Laso Xumeeyay....
........................................................
........................................................
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Too Much Qabiil Talk!!!!
[quote="Ureysoo"]Aniga Waxaan Arkay Baan Ka Warama Ee, Dagalkaan Ka Dhaxeeyo Wu Istaaga Markeey Arkaan Mid Ilkoyar Ah Oo Ag Istaagan. Marka Ina Gooble Gooble, Inteey Kugu So Weerarin, Cagaha Wax Ka Day... Advice Beey Iga Tahay, Qaadu Ama Iga Diid, Laakinse Gafuurka ha Ii Taagin, Sida Marwo Laso Xumeeyay....
........................................................[/quote]
bes dee tolnimaad muujisay, thank you for the advice...

- Sadaam_Mariixmaan
- SomaliNet Super
- Posts: 13484
- Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
- Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
- Contact:
Re: Too Much Qabiil Talk!!!!
uff Reer Siyaad Diini

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 13 Replies
- 818 Views
-
Last post by LAFO-LAFO
-
- 26 Replies
- 1223 Views
-
Last post by Samatr
-
- 23 Replies
- 1503 Views
-
Last post by HayWire
-
- 26 Replies
- 1382 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 6 Replies
- 721 Views
-
Last post by zackabdul
-
- 4 Replies
- 892 Views
-
Last post by DaahirMursal
-
- 3 Replies
- 1560 Views
-
Last post by oxymoron
-
- 2 Replies
- 1833 Views
-
Last post by LibanTheHeart
-
- 21 Replies
- 4476 Views
-
Last post by muktaar