Hyperactive ,
NO !!
I am not going to accept that

..it is NOT true !
1/You care about Somalia
2/Qatar is not your adopted country but your country by BIRTH !
You just don't know how to go around it , that' s what it is .
Well I will give you my 2 cents , if you would allow me to .
Ninka tolka ah , marka meel lagu dhago ayuun bey somalidu usoo gurmata e , inta ka hor qabyaalada ay jecelyihin wax ku ma qabsadan .
Nin walba ninka kale ay isku reer yihin halkan Snet , wuu ogyahay .
Nin walba ra'igiisa siyaasadeed halkan Snet , waa dhiibta .
RUNTA ISKU SHEEGA !!
AW iyo kooxdiisa na waxan odhan laha , ciyaarta ka baxa , ayatullah this, ayatullah that , wax idin anfacaya ma'aha .
If you take it serioulsy , maybe ..just maybe Allah would grant your wishes .. just saying !
Focus and discipline , taasa insha Allah idinka saari doonta waalida, cirka wax idinka soo dhacaya ma jiraan
