Ogaadeen brothers
- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Ogaadeen brothers
anigu abti somalilander baan ahay, awaare qabiilkayguun baa degan mooyee anigu hargeysa iyo dhulkaasaan aqaanaa, laakiin haa waan maqlay in awaare gudoomiyaheedu yahay reer isaaq, the same way HJ man is vise gudoomiye of gaashaamo when it is 100 HY
bulaalu awowget baa hadadan aynu wada hadlewyna jooga,
bulaalu awowget baa hadadan aynu wada hadlewyna jooga,
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Ogaadeen brothers
hargaysaay wrote:anigu abti somalilander baan ahay, awaare qabiilkayguun baa degan mooyee anigu hargeysa iyo dhulkaasaan aqaanaa, laakiin haa waan maqlay in awaare gudoomiyaheedu yahay reer isaaq, the same way HJ man is vise gudoomiye of gaashaamo when it is 100 HY
bulaalu awowget baa hadadan aynu wada hadlewyna jooga,

H-J gaashamo way dagaan miyiga iyo magaaladaba
Last edited by ina aadan on Thu Apr 08, 2010 8:01 am, edited 1 time in total.
- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Ogaadeen brothers
ina aadan wrote:waryaa ma taqaana kaam abokor iyo rabaso wakhti la sameeyay iyo waxay yihiinhargaysaay wrote:secondly counting degmos like guna gado is like me counting abokor or rabaso or gaashaanka, it does not makew sense
guna-gado waa dagmo markaasaad tuulo la simi
abokor ayaa tuulo ah

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Ogaadeen brothers
Niyo waxadan ogayn haku hadlin
Tira koobkii dadka iyo guryaha ee lasmeeyey sanadkii 1994 waxa uu cadaynayaa degmada Gunagado tirada dadka ku dhaqan inay tahay 90,000 oo qof,13kii sano eekadambeysay na waxay gaadheen 105,000, marka laraaco ee lasoo xigto qorshaha xafiiska qorshaynta ee dawlada deegaanka soomaalida. Waxaa kale oo
Tira koobkii dadka iyo guryaha ee lasmeeyey sanadkii 1994 waxa uu cadaynayaa degmada Gunagado tirada dadka ku dhaqan inay tahay 90,000 oo qof,13kii sano eekadambeysay na waxay gaadheen 105,000, marka laraaco ee lasoo xigto qorshaha xafiiska qorshaynta ee dawlada deegaanka soomaalida. Waxaa kale oo
- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Ogaadeen brothers
ina aadan wrote:hargaysaay wrote:anigu abti somalilander baan ahay, awaare qabiilkayguun baa degan mooyee anigu hargeysa iyo dhulkaasaan aqaanaa, laakiin haa waan maqlay in awaare gudoomiyaheedu yahay reer isaaq, the same way HJ man is vise gudoomiye of gaashaamo when it is 100 HY
bulaalu awowget baa hadadan aynu wada hadlewyna jooga,![]()
![]()
H-J gaashamo way dagaan miyiga iyo magaaladaba
ok lets say awaare is like gaashaamo then reer isaaq are in awaare the same way HJ are in gaashaamo but the fact still remains that awaare is 90% cidagale gaashaamo is 95 or 100% HY,
adiga ina aadan waxaan u malaynayaa in familigiinu uu ahaa dadkii geela dhici jiray, wax walba inaad boobto ayaad rabtaa
- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Ogaadeen brothers
ina aadan suall baan ku yara weydiin lahaa niyaw banka qaydar xaguu ku yaalaa waan maqlaa uune
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Ogaadeen brothers
awaare reerka ugu badan reer isaaq (Ba Dhulbahante) baa daga iyaga mooyena ninkale waluuna wax ka ahayn
ama 90% 2000% waxaad halkan ku soo qortid waxba ma badalayso
Geelna dee dabcan in woxogaa´ah waynasoo gaadhay oo kii goobale
ama 90% 2000% waxaad halkan ku soo qortid waxba ma badalayso
Geelna dee dabcan in woxogaa´ah waynasoo gaadhay oo kii goobale

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Ogaadeen brothers
aniguba waan maqlaa e garanmaayo waanse soo ogaan ilaa wiiganhargaysaay wrote:ina aadan suall baan ku yara weydiin lahaa niyaw banka qaydar xaguu ku yaalaa waan maqlaa uune
- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Ogaadeen brothers
horta ba dhulbahante, qabiil hy kamid ah ayaan u aqaanaaye ma qabiil kale oo ba dhulbahante oo reeer isaaqa ayaa jira.
awaare ciidagale oo dhan soo dhaaf , Abokor muuse iyo cabdi bari weeyaan libaaxyadu
reer isaaqu show snet ayay libaaxyo ku yihiin ma is tidhi, geeli goobaalena micno ma leh anigu taariikhdayda waan garnayaa waanan kuu qiray bravo bravo laakiin ogow dhacdada geelu xili dagaalkiiba dhamaaday ayay ahayd 1987 ayay ahayd dagaalkuna 1984-1986 ayuu ahaa.

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Ogaadeen brothers
I don't understand why meles zenawi has no problem with reer xassan so why would they join onlf?
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Ogaadeen brothers
hargaysaay
reer issaq waa nimanka ku yidhi giddi habar magaaday isa soo raac
adna waxaad soo dhaaftaa reer jiisow
Ba dhulbahante waax laysku yidhaahdaa dhawr jilib oo ka tirsna reer guleed-alamagan
reer issaq waa nimanka ku yidhi giddi habar magaaday isa soo raac
adna waxaad soo dhaaftaa reer jiisow
Ba dhulbahante waax laysku yidhaahdaa dhawr jilib oo ka tirsna reer guleed-alamagan
Last edited by ina aadan on Thu Apr 08, 2010 9:05 am, edited 1 time in total.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Ogaadeen brothers
grandpakhalif wrote:I don't understand why meles zenawi has no problem with reer xassan so why would they join onlf?

-
- SomaliNet Super
- Posts: 6096
- Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
- Location: Aware and Dhagax-Buur
Re: Ogaadeen brothers
congratulations hargaysaay for shittin all over the topic... 

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Ogaadeen brothers
Queen
iska daa yarka waa kuwii biyaha intay milix ku daraa odhan jiray markay tagaan hargysa bulaale banu ka soo shubnaye
iska daa yarka waa kuwii biyaha intay milix ku daraa odhan jiray markay tagaan hargysa bulaale banu ka soo shubnaye
Re: Ogaadeen brothers
Inadaan, magaalaada Gaashaamo is 100% Reer Gutaale - Caynaanshe iyo Reer Sugalle, Arawello reer abtigeed ma so dhaafan meesha la daho Balidhaye iyo Tuulo Habreed.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 928 Views
-
Last post by bashe19
-
- 8 Replies
- 1215 Views
-
Last post by Rebelxx222
-
- 18 Replies
- 3142 Views
-
Last post by Caashaqa
-
- 17 Replies
- 32768 Views
-
Last post by GalliumerianSlayer
-
- 2 Replies
- 44 Views
-
Last post by Voltage
-
- 18 Replies
- 3152 Views
-
Last post by kkk47
-
- 1 Replies
- 368 Views
-
Last post by Queen_Arawello
-
- 4 Replies
- 612 Views
-
Last post by Lite-Somali