Page 7 of 8

Re: Ogaadeen brothers

Posted: Thu Apr 08, 2010 7:58 am
by hargaysaay
anigu abti somalilander baan ahay, awaare qabiilkayguun baa degan mooyee anigu hargeysa iyo dhulkaasaan aqaanaa, laakiin haa waan maqlay in awaare gudoomiyaheedu yahay reer isaaq, the same way HJ man is vise gudoomiye of gaashaamo when it is 100 HY

bulaalu awowget baa hadadan aynu wada hadlewyna jooga,

Re: Ogaadeen brothers

Posted: Thu Apr 08, 2010 7:59 am
by ina aadan
hargaysaay wrote:anigu abti somalilander baan ahay, awaare qabiilkayguun baa degan mooyee anigu hargeysa iyo dhulkaasaan aqaanaa, laakiin haa waan maqlay in awaare gudoomiyaheedu yahay reer isaaq, the same way HJ man is vise gudoomiye of gaashaamo when it is 100 HY

bulaalu awowget baa hadadan aynu wada hadlewyna jooga,
:clap: :clap:
H-J gaashamo way dagaan miyiga iyo magaaladaba

Re: Ogaadeen brothers

Posted: Thu Apr 08, 2010 8:01 am
by hargaysaay
ina aadan wrote:
hargaysaay wrote:secondly counting degmos like guna gado is like me counting abokor or rabaso or gaashaanka, it does not makew sense
waryaa ma taqaana kaam abokor iyo rabaso wakhti la sameeyay iyo waxay yihiin
guna-gado waa dagmo markaasaad tuulo la simi

abokor ayaa tuulo ah :D :D to be honest with you abokor is a young aged degmo but it has more population then gona gado, secondly daroor maad ilawday, for example laascaanood waa magaalo madax gobol hadana gebiley oo degmo ah ayaa ka dad badan the same way witrh abokor and guna gado

Re: Ogaadeen brothers

Posted: Thu Apr 08, 2010 8:05 am
by ina aadan
Niyo waxadan ogayn haku hadlin
Tira koobkii dadka iyo guryaha ee lasmeeyey sanadkii 1994 waxa uu cadaynayaa degmada Gunagado tirada dadka ku dhaqan inay tahay 90,000 oo qof,13kii sano eekadambeysay na waxay gaadheen 105,000, marka laraaco ee lasoo xigto qorshaha xafiiska qorshaynta ee dawlada deegaanka soomaalida. Waxaa kale oo

Re: Ogaadeen brothers

Posted: Thu Apr 08, 2010 8:07 am
by hargaysaay
ina aadan wrote:
hargaysaay wrote:anigu abti somalilander baan ahay, awaare qabiilkayguun baa degan mooyee anigu hargeysa iyo dhulkaasaan aqaanaa, laakiin haa waan maqlay in awaare gudoomiyaheedu yahay reer isaaq, the same way HJ man is vise gudoomiye of gaashaamo when it is 100 HY

bulaalu awowget baa hadadan aynu wada hadlewyna jooga,
:clap: :clap:
H-J gaashamo way dagaan miyiga iyo magaaladaba

ok lets say awaare is like gaashaamo then reer isaaq are in awaare the same way HJ are in gaashaamo but the fact still remains that awaare is 90% cidagale gaashaamo is 95 or 100% HY,

adiga ina aadan waxaan u malaynayaa in familigiinu uu ahaa dadkii geela dhici jiray, wax walba inaad boobto ayaad rabtaa

Re: Ogaadeen brothers

Posted: Thu Apr 08, 2010 8:14 am
by hargaysaay
ina aadan suall baan ku yara weydiin lahaa niyaw banka qaydar xaguu ku yaalaa waan maqlaa uune

Re: Ogaadeen brothers

Posted: Thu Apr 08, 2010 8:16 am
by ina aadan
awaare reerka ugu badan reer isaaq (Ba Dhulbahante) baa daga iyaga mooyena ninkale waluuna wax ka ahayn
ama 90% 2000% waxaad halkan ku soo qortid waxba ma badalayso

Geelna dee dabcan in woxogaa´ah waynasoo gaadhay oo kii goobale :lol:

Re: Ogaadeen brothers

Posted: Thu Apr 08, 2010 8:18 am
by ina aadan
hargaysaay wrote:ina aadan suall baan ku yara weydiin lahaa niyaw banka qaydar xaguu ku yaalaa waan maqlaa uune
aniguba waan maqlaa e garanmaayo waanse soo ogaan ilaa wiigan

Re: Ogaadeen brothers

Posted: Thu Apr 08, 2010 8:21 am
by hargaysaay
horta ba dhulbahante, qabiil hy kamid ah ayaan u aqaanaaye ma qabiil kale oo ba dhulbahante oo reeer isaaqa ayaa jira.

awaare ciidagale oo dhan soo dhaaf , Abokor muuse iyo cabdi bari weeyaan libaaxyadu


reer isaaqu show snet ayay libaaxyo ku yihiin ma is tidhi, geeli goobaalena micno ma leh anigu taariikhdayda waan garnayaa waanan kuu qiray bravo bravo laakiin ogow dhacdada geelu xili dagaalkiiba dhamaaday ayay ahayd 1987 ayay ahayd dagaalkuna 1984-1986 ayuu ahaa.

Re: Ogaadeen brothers

Posted: Thu Apr 08, 2010 8:26 am
by grandpakhalif
I don't understand why meles zenawi has no problem with reer xassan so why would they join onlf?

Re: Ogaadeen brothers

Posted: Thu Apr 08, 2010 9:02 am
by ina aadan
hargaysaay
reer issaq waa nimanka ku yidhi giddi habar magaaday isa soo raac
adna waxaad soo dhaaftaa reer jiisow

Ba dhulbahante waax laysku yidhaahdaa dhawr jilib oo ka tirsna reer guleed-alamagan

Re: Ogaadeen brothers

Posted: Thu Apr 08, 2010 9:04 am
by ina aadan
grandpakhalif wrote:I don't understand why meles zenawi has no problem with reer xassan so why would they join onlf?
:clap: :clap: :clap:

Re: Ogaadeen brothers

Posted: Thu Apr 08, 2010 9:12 am
by Queen_Arawello
congratulations hargaysaay for shittin all over the topic... :down:

Re: Ogaadeen brothers

Posted: Thu Apr 08, 2010 9:26 am
by ina aadan
Queen
iska daa yarka waa kuwii biyaha intay milix ku daraa odhan jiray markay tagaan hargysa bulaale banu ka soo shubnaye

Re: Ogaadeen brothers

Posted: Thu Apr 08, 2010 10:19 am
by Siciid85
Inadaan, magaalaada Gaashaamo is 100% Reer Gutaale - Caynaanshe iyo Reer Sugalle, Arawello reer abtigeed ma so dhaafan meesha la daho Balidhaye iyo Tuulo Habreed.