Page 7 of 10
Re: Cambuulo: Mannah from the Heavens
Posted: Thu Nov 03, 2011 6:09 pm
by 1moonlight
greenday wrote:You know when you come into a house and cambuulo, bun, daango with timir iyo qaxwo is made you can just tell
Ps. Cambuulo is best with subag

Horta Cambuulo, Bun, Taango, iyo qawxo soo madax shubka iyo Ala bariga iyo Digriga kaliya lama Karin jirin? Mise dadka ku qadeeyo Cabuulo bun iyo qaxwo baa ka mid aheed? 
Re: Cambuulo: Mannah from the Heavens
Posted: Thu Nov 03, 2011 6:21 pm
by greenday
Re: Cambuulo: Mannah from the Heavens
Posted: Thu Nov 03, 2011 6:23 pm
by BanadirBeauty
cambulo yaa ku qadeyoo, bisinka.
bariiska timir waa ku cunaa marka moos heesanin.
Re: Cambuulo: Mannah from the Heavens
Posted: Thu Nov 03, 2011 6:27 pm
by TheblueNwhite
Cambuulo casho ama quraac leen ku ogaay, wax ku qadeynaayo weli ma arkin.

Re: Cambuulo: Mannah from the Heavens
Posted: Thu Nov 03, 2011 6:54 pm
by Cumar-Labasuul
cambuulo

Re: Cambuulo: Mannah from the Heavens
Posted: Thu Nov 03, 2011 6:55 pm
by Murax
friggin hutus and cambuulo.
Hilib ari/bariis in my household for lunch, and the equivilant of cambuulo for us is soor/mashaariyo
Re: Cambuulo: Mannah from the Heavens
Posted: Thu Nov 03, 2011 7:00 pm
by Cumar-Labasuul
horta I hear soor very often, wuxu ma boorash baa?
Re: Cambuulo: Mannah from the Heavens
Posted: Thu Nov 03, 2011 7:03 pm
by TheblueNwhite
Soor is corn meal.
Maraq ama caano geel ayaa lagu cunaa.
Re: Cambuulo: Mannah from the Heavens
Posted: Thu Nov 03, 2011 7:11 pm
by Rabshoole
Cambuulo caadi maxaa suubaxdi oo wali salid macsaaro lagu daray iyo koob shaah ad la cabeysid, that's the breakfast of champions.

Re: Cambuulo: Mannah from the Heavens
Posted: Thu Nov 03, 2011 7:12 pm
by 1moonlight
Greenday
Walaahi waa iga qoslisay markaa tiri dadna waaba bastadooda weyba ku qadeyaan kkkk

on Fridays we used to eat Cambuulo iyo ( calooleey baruur ladhaxgalshay oo mindhicir lagu tuubay magac gooniyee laheed I forgot but walaahi it was yummy
casariyo waxaan cuni jarnay Timir iyo Saliid Macsaro iyo shaax caano Ari lagu cadeeyay.
Dugsiga waxaan geeyn jirnay rootiga foornada kuus kuuska oo Xalwo baar Ubax ladhexgalshay

Re: Cambuulo: Mannah from the Heavens
Posted: Thu Nov 03, 2011 7:17 pm
by greenday
Just look some people will now tell you ma calooley a cunta

mindhicir is nasty

your talking about marko cunuga jus ama quranka dhameeyo right?
Re: Cambuulo: Mannah from the Heavens
Posted: Thu Nov 03, 2011 7:19 pm
by Cumar-Labasuul
blue
now I know what it is, I have eaten it before but I don't particularly like it I don't dislike it either.
btw, cuntadan ma taqaana?

Re: Cambuulo: Mannah from the Heavens
Posted: Thu Nov 03, 2011 7:21 pm
by 1moonlight
BanadirBeauty wrote:cambulo yaa ku qadeyoo, bisinka.
bariiska timir waa ku cunaa marka moos heesanin.
Walaahi waligeey ma maqlin Bariis iyo Timir la isku cunaa waa ii koow.
Kkkkkk Kulahaa hadii aan Moos waayo qof xamar joogto see moos ku waaynee? 30 xabo oo moos Kun Shiling aa lagadaa markaasaa nagu dhehee hadii moos lawaayo

.
Ilaahoow iga cafi hata ka hor aan baqaar weeyn oo moos kabuuxo habeen jabsanay anagoo badan 7 kacan oo moos aan soo qaadanay markaasaa u baranay oo ileen meel jiingad daloosho ayuu baqaarka lahaa markaasaa Moos habeen walba kasoo xadi jirnay kkkkkk ilaaheey ha iga cafiyo AAMIIN.
Re: Cambuulo: Mannah from the Heavens
Posted: Thu Nov 03, 2011 7:23 pm
by Cumar-Labasuul
Now I remembered the name we call soor it's: Shuuro damn I hate that stuff it's basically somali fufu

Re: Cambuulo: Mannah from the Heavens
Posted: Thu Nov 03, 2011 7:25 pm
by greenday