I seewaayeel101 wrote:DafIyoMiriq wrote:
Canjeero sidii ukala koresyo aa loo kala qadaa
anagu waxan nidhah taas
oodo dhacmeed sidey ukala sareyaan ayaa loo kala guraa
how about these
Gabar Baartay Garoobaa ka roon

Bun hadii la waayo bedelkiisaa la helaa
Shaq Shaq Wareejiyoow Hurguf
