Breaking!! Puntland cuts ties with Mogadishu

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

BigBreak
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6320
Joined: Fri Oct 05, 2012 11:31 am

Re: Breaking!! Puntland cuts ties with Mogadishu

Post by BigBreak »

cutting ties like ur a separate country lmao :umad:

its time bugland came out of the closet and say they want to be an independent country
knet
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2071
Joined: Fri Mar 28, 2014 2:53 pm

Re: Breaking!! Puntland cuts ties with Mogadishu

Post by knet »

Happy 16th Anniversary To The Pride Of Somalia
ImageImageImageImage

Image
Image

Puntites have always had a semblance of peace, prosperity and order, traders by nature, our people have always been autonomous and proud. For thousands of years, the guardians of Dal-Udug have ensured that every inch of ancestral land is safeguarded. Insha'allah the torch shall be passed onto the future generation".


Today we celebrate the 16th Birthday of Dal Udug/Puntland.


Image

Image
Image
Image
Image
Image
Image
The Rebirth Of A Nation The 16th Anniversary Of Puntland State Of Somalia.
Image

Magalada Garowe oo laga xusay dhalashadda Puntland
1 Aug 1, 2014 - 1:01:55 AM

Image
Image
Image

Magalo madaxda Puntland ee Garowe ayaa maanta oo Jimce ah waxaa lagu qabtay munaasibad lagu maamusayo xuska kowda Agoosto oo ku beegan waqtigii la aasasay 1998.

Fagaaraha caanka ah ee baraxada oo ay iskugu yimaadeen kumanaan dadwayne ah oo calanka Puntland qaarkood ku labisan ayaa waxaa lagu soo bandhigay fantasiyo kala duwan waxana wadada laamiga ah maray xaafadaha,iskuulada,Jaamacadaha,Barakacayasha iyo qaybaha kala duwan ee ciidanka difaaca dowladda Puntland.

Goobta munaasibada lagu qabtay waxaa ku sugnaa gollayaasha kala duwan ee dowladda iyo madaxdooda ugu saraysa,saraakiisha ammaanka iyo dadwayne kale oo dalka iyo dibada uga yimi inay Garowe ku muujiyaan dhalashada Puntland.

Wasiirka howlaha guud iyo gaadiidka oo ahaa gudoomiyaha qaban qaabada xuska Cabdirashiid Maxamed Daahir ayaa goobta ka sheegay inay waqti iyo dadaal badan galiyeen sidii xus wanaagsan loogu samayn lahaa Puntland xiligii la dhidmay oo 16-sano ay kasoo wareegatay.

Cudada ciidanka iyo isku xirnaanshaha shacabka ayuu sheegay inay tahay mid loogu talo galay inay ka naxaan cadowga Puntland iyo dadka dhibkeeda jecel.

Madaxwaynaha Puntland oo xuskani ay u ahayd tii ugu horaysay oo uu ka qayb galo Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa sheegay khudbadda uu Kowda Agoosto ugu talo galay inuu soo jeedin doono habeenimada caawa ah balse uu ku faraxsan yahay qaabka ay shacabka Puntland ugu midaysan yihiin xusaska noocan oo kale ah.

Munaasibado tan la mid ah ayaa ka socda gobalada kale ee Puntland iyo dalka dibadiisa kuwaasoo lagu soo bandhigayo taariikhdii iyo marlaxadaha ay Puntland soo martay.

Puntland ayaa la dhisay 1998 xiligaasi oo ay shir wayne iskugu yimaadeen Isimo,Cuqaal,siyaasiyiin,Haween.dhalinyaro iyo aqon yahano kuwaasoo sheegay inay muhiim tahay sidii loo baadi goobi lahaa qaranimaddii Soomaaliya ayna qasab tahay in marka hore gobaladda waqooyi bari mamul oo dhiso.

ImageImageImageImage
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
ImageImageImageImage
ImageImageImageImage
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
ImageImageImageImage
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
ImageImageImageImage
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
ImageImageImageImage
ImageImageImageImage
libaaxyare
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1408
Joined: Sat Mar 15, 2014 11:22 pm

Re: Breaking!! Puntland cuts ties with Mogadishu

Post by libaaxyare »

what you posted is bad for the human eyes it all looks like same image, ugly Small Dust town even if you plan a trees, they cry day and night and become midget then die.
knet
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2071
Joined: Fri Mar 28, 2014 2:53 pm

Re: Breaking!! Puntland cuts ties with Mogadishu

Post by knet »

Daawo:Khudbadii Taariikhda gashay ee M/weyne Gaas jeediyay iyo Gabay uu M/weyne Xasan Culusoow u tiriyay(Khudbadan ayaa lagu tilmaamay Khudbad Taariikhda gashay)

Image

Gabaygii uu M/weyne Culusoow u tiriyay waxaa ka mid ahaa Ereyadan:

"Rag waxaan ku maamuli aqaan ama ku maamuusi
Masa inaannu nahay oo tolniimo meerto noo tahay'e,
Masalaha ninkaan ii dhigayn midigta masaaraayo
Ninkii aniga iga maarmi kara, uma muraad yeesho
Daawo:Khudbadii Taariikhda gashay ee M/weyne Gaaas jeediyay iyo Gabay uu M/weyne Xasan Culusoow u tiriyay(Khudbadan ayaa lagu tilmaamay Khudbad Taariikhda gashay)


starting at 16mins :mrgreen:
SecretAgent
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4824
Joined: Wed Jan 09, 2013 4:58 pm
Location: east south west north

Re: Breaking!! Puntland cuts ties with Mogadishu

Post by SecretAgent »

AbdiWahab252 wrote:
Righteous wrote:
AbdiWahab252 wrote:The constitution must be respected. The same one Abdiweli supported. The two state requirement must be kept whole. Pl can be Nugal and Bari. Rumor has it the Issa and Osman Mahamud are elated to be ridding themselves of the Omar Mahamud
langaab has to divide Majeerteen into manageable chunks before dealing with them. :lol:
The only notable Mjs are the Omar Mahamud.
abdiallahi yusuf the only mj who capture xamar :eat:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”