Xamar Hawiye ba iska leh
Moderator: Moderators
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Xamar Hawiye ba iska leh
The earliest people who have visited Mogadisho have found the ruler to be Abu Bakr Shaikh Omar { a cousin of ours } , a man from Berbera who spoke banadiri and arabic . Moqdisho unuka leh !
- IronHammer
- Posts: 83
- Joined: Wed Mar 23, 2016 11:12 am
Re: Xamar Hawiye ba iska leh
If he spoke Banadir hes not Idoori kkkkkk Idoori are QALDAAN
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Xamar Hawiye ba iska leh
xamar belongs everyone who have house or aparthement in xamar... i dont agree this 13 odayaal on the video.. xamar administration is already ruled by hawiye( gudoomiya gobolka banaaadir) And president of somaliya is already hawiye.. so i dont understand this odayaal who are not even born in xamar like Xaad and the other saleeymaan dude from cadaado and claime the city belong their qabiil.. qabiil own nothing.. qof ay magaalada ka xigaan odayaashaad ciyaaalo suuqyaasha ah ma leh .. Xamar belong all soomaalis... its the capital city of Somaliya... qabiiil gaar ah oo sheegan karaa ma leh... Goverment should arrest odayaashaas QASWADAYAASHA AH..
- Vivacious
- SomaliNet Super
- Posts: 5189
- Joined: Wed Feb 20, 2013 9:48 am
- Location: Life is waking up an hour early to live an hour more :)
Re: Xamar Hawiye ba iska leh
Xamar unuka lee sheegan karno maahinooDR-YALAXOOW wrote:xamar belongs everyone who have house or aparthement in xamar... i dont agree this 13 odayaal on the video.. xamar administration is already ruled by hawiye( gudoomiya gobolka banaaadir) And president of somaliya is already hawiye.. so i dont understand this odayaal who are not even born in xamar like Xaad and the other saleeymaan dude from cadaado and claime the city belong their qabiil.. qabiil own nothing.. qof ay magaalada ka xigaan odayaashaad ciyaaalo suuqyaasha ah ma leh .. Xamar belong all soomaalis... its the capital city of Somaliya... qabiiil gaar ah oo sheegan karaa ma leh... Goverment should arrest odayaashaas QASWADAYAASHA AH..

- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Xamar Hawiye ba iska leh
FREEDOM OF SPEECH qof waliba wuxuu rabuu sheegi karaa. unukaa leh, dheh waligaa.. laakiin runta waa gurigaaga kaliya aad leedahay nothing else,....Ciidamada NISA waa inay odayaashaas si degdeg ah u soo xirto,,
- Vivacious
- SomaliNet Super
- Posts: 5189
- Joined: Wed Feb 20, 2013 9:48 am
- Location: Life is waking up an hour early to live an hour more :)
Re: Xamar Hawiye ba iska leh
^ yaa taada ku jiro
xamar unuka leh!

- Vivacious
- SomaliNet Super
- Posts: 5189
- Joined: Wed Feb 20, 2013 9:48 am
- Location: Life is waking up an hour early to live an hour more :)
Re: Xamar Hawiye ba iska leh
^ yaa taada ku jiro
xamar unuka leh!

Re: Xamar Hawiye ba iska leh
if garowe if majerten and baydhabo is raxanweyn than xamar is hawiye end off....zoomalia is deadDR-YALAXOOW wrote:FREEDOM OF SPEECH qof waliba wuxuu rabuu sheegi karaa. unukaa leh, dheh waligaa.. laakiin runta waa gurigaaga kaliya aad leedahay nothing else,....Ciidamada NISA waa inay odayaashaas si degdeg ah u soo xirto,,
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Xamar Hawiye ba iska leh
Shaki kuma jiro xaad iyo diiriye iney caado qaatayal yihiin. And it's a big L for hawiye to be represented by their likes. However gobolka banaadir waa dhul hawiye iyagana amuurta gobolka loogu danbeyn.DR-YALAXOOW wrote:xamar belongs everyone who have house or aparthement in xamar... i dont agree this 13 odayaal on the video.. xamar administration is already ruled by hawiye( gudoomiya gobolka banaaadir) And president of somaliya is already hawiye.. so i dont understand this odayaal who are not even born in xamar like Xaad and the other saleeymaan dude from cadaado and claime the city belong their qabiil.. qabiil own nothing.. qof ay magaalada ka xigaan odayaashaad ciyaaalo suuqyaasha ah ma leh .. Xamar belong all soomaalis... its the capital city of Somaliya... qabiiil gaar ah oo sheegan karaa ma leh... Goverment should arrest odayaashaas QASWADAYAASHA AH..
Ditoore you cannot claim boosaso or kismayo. Even IF you there you will be reminded your just a guest. Now tell me why should they have right to claim xamar or have a say in the city?
Eebow hurdada ka kac. Waxba laguuma ogola. Keyga anaa leh kaagana waa kula qeybsanaa dhimasha ka xigaa. Ee wax fahan ninyahow
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Xamar Hawiye ba iska leh
BIG BREAK and you get ictiraaaaf




- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Xamar Hawiye ba iska leh
warsheekh gobolka banaadir yaa maamula hadda ? yaa ka ah ka ah Gudoomiye? yaa maamula hadda Gudoomiya iyo duqa magaalada ah ?? of course hawiye... dhinaca kale Boosaaso and garoowe ama hargeysa, Baydhabo lama barbardhigi karo xamar. XAMAR WAA CAASIMADA SOOMALIYA.
odayaashan 25 sano intii dawlada federalka la aas aasin ayey jaanis heeysteen. Odayaashaas isku magacaabay inay hawiye hogaamiyeen intee jireen markii xamar xaafad xaafad ay iskugu gudbi jirin ee meel waliba isbaaro taalay..... Dawlad ayaa Somaliya ka jirto. Madaxweynaha Somalia waa inay uga danbeeyaan maamulka dalka . Xamar iyo dhamaan dalka Somaliya. dawlada somaliya ayaa looga danbeeynayaa maamulkooda. xiligii dawlad la,aanta waa dhamaatay...
odayaashan 25 sano intii dawlada federalka la aas aasin ayey jaanis heeysteen. Odayaashaas isku magacaabay inay hawiye hogaamiyeen intee jireen markii xamar xaafad xaafad ay iskugu gudbi jirin ee meel waliba isbaaro taalay..... Dawlad ayaa Somaliya ka jirto. Madaxweynaha Somalia waa inay uga danbeeyaan maamulka dalka . Xamar iyo dhamaan dalka Somaliya. dawlada somaliya ayaa looga danbeeynayaa maamulkooda. xiligii dawlad la,aanta waa dhamaatay...
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Xamar Hawiye ba iska leh
Waxan farsamo ayay ku xidhantahay , savoir faire ba lagu yidha af faraansis , a know how .
Words and speech specially coming from tribal leaders are very important .
Gobolka Banaadir oo 8 di gobol e asaaski Somaliya ka mid aha inaad u dagaalantan , xaq bad u leedihiin .
Laakin Xamar marti baad inagu tihin haddaad tidha , waa laga didaya .
Haddi la isku si foogaado , unuka iska lahaan jirnay ba meel ba'asta , oo carabkii meesha yimaad ba nabad ku sheegi jiray
Words and speech specially coming from tribal leaders are very important .
Gobolka Banaadir oo 8 di gobol e asaaski Somaliya ka mid aha inaad u dagaalantan , xaq bad u leedihiin .
Laakin Xamar marti baad inagu tihin haddaad tidha , waa laga didaya .
Haddi la isku si foogaado , unuka iska lahaan jirnay ba meel ba'asta , oo carabkii meesha yimaad ba nabad ku sheegi jiray

Last edited by SahanGalbeed on Wed Mar 30, 2016 5:35 pm, edited 1 time in total.
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Xamar Hawiye ba iska leh
Ditoore, hurdo dheer baad ku jirta. Wadanka maha Sidey aheyd when u left. Federalism baa jirta. They want to have their maamulo and share muqdisho with us. Boosaso and kismayo are port cities iyagana masmushta shillin ma siiyan dowladda. dekada xamar dakhligeedana 80% waxa cunto dowladda. And before you say the president is tolka hadii beri la doorto Nin daarod it will be same shit.
Gobolka iney mamul goboled ka mid noqota lama rabo. Oo reer muqdisho voiceless bey rabaan iney noqdaan. And remember this is the city with the largest pop in somalia. This is a disaster for hawiye ninyahow. Wake up sxb.
Gobolka iney mamul goboled ka mid noqota lama rabo. Oo reer muqdisho voiceless bey rabaan iney noqdaan. And remember this is the city with the largest pop in somalia. This is a disaster for hawiye ninyahow. Wake up sxb.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: Xamar Hawiye ba iska leh
reer banaaadir maaha vioceless. gobolka banaadir waa maamulka ugu xooga weeyn dhamaan somaliya. dhinac waliba. xag dhaqaale iyo xaq waxqabad... qabiilka hawiye ?? fiiri hawiye dhulkiisa maaha xamar kaliya.. hawiye soomaaliya oo dhan ayuu degaaa.. dekado haka sameeystaan from hobyo to kismaayo haddii ay doonaan.. laakiin caasimada dalka Somaliya waa caasimada dalka Somaliya.. waa ceeb inuu qabiiil sheegto... nimankaas xasan xaad iyo odayga saleeymaanka ah waa in ciidanka NISA ay xabsiga u dhaadhicyaan . waa qaran dumis.. dawlad diid.. waligaa ma maqashay isaaq ku qaylinaya HARGEYSA ISAAQ AYAA LEH ??? waa maya. ama ciiise ku qaylinaya jabuuti anagaa leh... odayaashaas waa is ceebeeyeen. Waxay ceebeeyeen Hawiye....
Last edited by DR-YALAXOOW on Wed Mar 30, 2016 5:47 pm, edited 2 times in total.
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Xamar Hawiye ba iska leh
Qasab bay ku yeelanaysa Banadir iney State yeelato , waayo Puntland baa manta dhul faro badan oo aan mijurtania-di horre ku jirin ayay maamusha , marka horta tani shaki ku ma jiro . Ports revenues ka Mogdishu , xaq bay u leeyihiin in gobolka banadir e la dhisi doono wax laga siiyo .
Laakin this maneuver from the elders is not a negotiating tactic , it is taking everybody hostage , not thoroughly thought .
Laakin this maneuver from the elders is not a negotiating tactic , it is taking everybody hostage , not thoroughly thought .
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 519 Views
-
Last post by qoraxeey
-
- 32 Replies
- 2056 Views
-
Last post by CoolPoisoninthisbijj
-
- 5 Replies
- 815 Views
-
Last post by original dervish
-
- 9 Replies
- 777 Views
-
Last post by incognito1
-
- 8 Replies
- 1070 Views
-
Last post by TarTar
-
- 27 Replies
- 1349 Views
-
Last post by Alluring
-
- 9 Replies
- 2095 Views
-
Last post by Babygirl-