war ileen tano kale, reer baaraha kililka.
Re: war ileen tano kale, reer baaraha kililka.
yeah I know the Iidoor now adays like to be distinct or more closely aligned withe Habesha race I know its all politics iyo Soomaali ka carar but in the old days there was only Dir and Daarood
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3385
- Joined: Mon Nov 02, 2015 5:39 pm
Re: war ileen tano kale, reer baaraha kililka.
abshir bacadle ma waagi USC buu dhashay asna. Isku xishoo Meesha wax kama ogid ee ha is ceebeyn walaal.Bibaaye6828 wrote:tartib afka ha ilaa soo galin sxbow kuma aqaan.Geeljire252 wrote:Kkkkk Oo cabdikariin xuseen Guled wuxuu dhashay waagi USC aad leedahay.Bibaaye6828 wrote:
Haa lol waa deganyahiin sibo sacad. Dagaalka intu socday hiiraan ee isaga laabten xawaadlihi joogay. Hg aa imaaden ayaanti Usc mar ee ku shiren sidi ee ku barteen hg mustaxiil . Mid sacad aa ba ka ahaay gudoomiiye degmada 16 sano lol walaga qaaday mar hore lakiin.![]()
![]()
Cabdi kariin inuu ku dhashay waa la socda ee waagaasi waxa ka jogay hg dhamaan bo wax dhif ee ahaayen. Awoda xoolaha iyo beeraha waxe yesheen in the 90s oo ne tiradoda soo badatay.
Geeljire how u try wipe out what i said by mentioning 1 sacad guy who was born in the 60/70s. Go to any degmo of this type on or close to the border. Theres people living there from tribes that have no actual conection to it as in degaan. Cabdi kariin was part of one of the 4 or 5 qoys there.

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1543
- Joined: Thu Aug 27, 2015 6:39 pm
Re: war ileen tano kale, reer baaraha kililka.
Ninyahow wax macquul ah sheeg 1 qof iyo 2 qof oo meesha ku dhasheen haa isoo qab qabanin oo waxa uu doodosiid maxe yahiin? Mustaxiil degaan hg miyaa? Everyone here can agree that it is not. Dhul balaarsi ilaa itobiya dadka waka daba tagteen. Isdeji sxb filinkaas filin soconayo maha.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3385
- Joined: Mon Nov 02, 2015 5:39 pm
Re: war ileen tano kale, reer baaraha kililka.
Mustaxiil HG way degtaa and You can't say we all came in 1991. Boqolaal HG oo ku dhashay before 1991 ba jiraa. Lakiin abshir bacadle iyo cabdikariin xuseen are the famous HG from that area.Bibaaye6828 wrote:Ninyahow wax macquul ah sheeg 1 qof iyo 2 qof oo meesha ku dhasheen haa isoo qab qabanin oo waxa uu doodosiid maxe yahiin? Mustaxiil degaan hg miyaa? Everyone here can agree that it is not. Dhul balaarsi ilaa itobiya dadka waka daba tagteen. Isdeji sxb filinkaas filin soconayo maha.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3328
- Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
- Location: Hawd bartu geela ka daaqo.
Re: war ileen tano kale, reer baaraha kililka.
anigu waxaan maqli jirey ''ogadeen basal waaye reer baar na bir waaye'' waxay ku dambeysay reer baar oo sidii daqsida loo afuufaybalwarama wrote:yaa garanaya barigay reer Baaruhu is hubeeyeen eey ku heeseen Bahgeri basal waaye Ogaadeen burcad waaye looooool

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 559 Views
-
Last post by Keyse_0208
-
- 6 Replies
- 1181 Views
-
Last post by AbkoowDhiblaawe
-
- 35 Replies
- 2048 Views
-
Last post by AbrahamXirsi
-
- 5 Replies
- 411 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 19 Replies
- 1275 Views
-
Last post by precious_dyme
-
- 43 Replies
- 2134 Views
-
Last post by Voltage
-
- 22 Replies
- 1436 Views
-
Last post by Gedo_Boy
-
- 38 Replies
- 6957 Views
-
Last post by Blue_609
-
- 18 Replies
- 1618 Views
-
Last post by EEGA9