Gang rape in Galdogob
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

Re: Gang rape in Galdogob
So far I see no justice. Why is it taking this long?
Re: Gang rape in Galdogob
The long awaited verdict is out! Credit goes to Weydamal for posting the link. This is a mild punishment considering how big and serious their crime was and the consequences that the poor girl has to live with.
http://www.laascaanood.com/daawo-kooxdi ... agu-ridey/
Degmada Galdogob ee Gobolka Mudug waxaa goordhaweyd ka dhacay Xukuno lagu fuliyay Dhalinyaradii dhawaan Kufsiga u geystay Gabar 16-jir ah oo lagu magacaabo Ridaayo Saxardiid oo sidoo kale Muuqaalo laga duubay lagu baahiyay baraha Bulshada.
Goobta uu xukunka ka dhacay waxaa ku sugnaa wasiirro katirsan Puntland oo ay kamid yihiin Wasiirka Cadaalada iyo Arrimaha Diinta, Saalax Xabiib Jaamac, Wasiirka Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Aniso Xaaji Muumin iyo sidoo kale Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland General Cabdiqaadir Shirre Faaarax (Ereg).
Goobta sidoo kale xukunka lagu fuliyay waxaa si weyn amaankeeda u adkeeyay Ciidamo ka tirsan kuwa Puntland,dhalinyarada la xukumay ayaa gaaraya tiro ahaa 5-dhainyaro waxaa ku jira wiil la dhashay Ex- Xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jibriil.
Halkaan Hoose ka Akhriso Sida uu u dhacay Xukunka.
1. Shirwac Jamaac Juunle: 200 oo jeedal, 10 sano oo xarig ah iyo ganaax lacageed.
2. Yaasir Maahir Xaashi, 200 oo jeedal, 8 sano oo xarig ah iyo ganaax lacageed.
3. Ayaanle wale, 100 jeedal, 7 sano oo xarig ah, ganaax lacageed.
4. Yaxye Awkax, 100 jeedal, 6 sano oo xarig ah, ganaax lacageed.
5. C/risaaq Xoosh Jibriil, 100 jeedal, 5 sano oo xarig ah iyo ganaax lacageed.
Dhanka kale xukunka kadib waxaa loo gudbiyay Magaalada Garoowe si xabsiga halkaas ku yaalo loogu xiro, waa sida ay ku heshiiyay labada dhinac.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 10 Replies
- 1462 Views
-
Last post by GAMES
-
- 8 Replies
- 1371 Views
-
Last post by sexy-kitten
-
- 4 Replies
- 1086 Views
-
Last post by anonymousfaarax
-
- 4 Replies
- 944 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 15 Replies
- 1440 Views
-
Last post by snm_soulja_18
-
- 1 Replies
- 559 Views
-
Last post by Insomniac
-
- 2 Replies
- 679 Views
-
Last post by SunFromNorth
-
- 13 Replies
- 1962 Views
-
Last post by Insomniac