[quote="kambuli"]Gogo iyo S. Luggooyo,
1. Gogo wax dhib ah (Damage) ah kuma dhicin.
Waayo Odeyga bidaarta leh ee guriga kuusoo weydaartey maha mid
cidna wax yeeli kara. Waa iska Odey ay afkii kaga hadhay. Haddaad u fiirsato dhaqankiisa ama qoraaladiisa, waa Odey miskiin ah oo afka hawlaha sariirta ku macaansada.

Tabartiisu waa intaa. Marka Sidaa darteed wax shil ah oo dhacay ma jiro.
** Wa ruunta walal, wax khatare sana ah meeshan mo dhiciin.
----------------------------------------
2. Sababta ay Gogo u leedahay gogol dhaaf ayaan samayeyna waxaa weeye. Waxay dhibsatay maqnaashahaagii badnaa, marka way kugu gilgileysaa. Ee waa Marwo iskala weyn inuu gurigeeda soo galo nin sakhraansan. Ma iyada matagiisaba taag u haysa
** Afka caano lagugu qabey..wan oga inaad gabadh rageedi ah tihid wale.
----------------------------------------
3. Haatan iyo dan. Mr Lugguuyo waxaan leeyahay.
a) Xaaska mar dambe ha cidleyn, iskaga hadh Truck jinni ee aad saaran tahay. Haddiise ay dantu kugu khasabto inaat u Xamaal tegto ha raagin, naagaha gobolada joogna ha eegin. Xaaskana waa inaad qalbiga u dhistaa, oo aad tusta inay iyada uun tahay ta qalbigiisa ku taalaa. Iminkana cadhada kasoo bi'i oo kaxee oo waxoogaa dalxiis ah soo marsii; Dibadda iyo gudahabaa, meelaha la daawadoo ee dalxiiska loo tego ha il doogsatee gee.......Sidii uu yidhi, marxuum Yamyam. Weliba hadiyad xaal ahna ugu dar.

Inleyn waa hooyo aad caruurtii ku cidleysey muddo dheer eh.
**** Wa hadal wacaan oo fiicaan kani.
--------------------------------------------
Gogo waxaan leeyahay;
Khatar weeye, nimanka laguma gilgilo nin kale ayaa raarta soo galay.

Waxaaba dhici karta inuu masayr dartii ninkaa awelba iska tacbaanka ahaa uu dilo oo la yidhaahdo " Nin baa la diley".
** LOOOOOL@ iska tacbaanka aha..walaley ma anaga aya fatatiir ah hada? anagaba masyr iyo wax kadaranba nugu dhacye..
---------------------------------
Xeeshii naag fiican lagu yiqiin waa inaan lagaa waayin, waana inuuna adiga mooyee naag kale tebin.

Dhowr caruura markaad dhashayna aadan isku dhex yaacin ee waa inaad iska giijisaa shaqalada. Runtana u sheeg inaan Shil dhicin intii uu maqnaa....Xumeynta iyo xaalka lagu siiyeyna qosol iyo farxad ku guddoon.
*****Waruunta waxad tidhi walal..Aniga mahaani ino indho kale lahado ma'aha..Anigona ya xabata lows ayan iska dhiga, oo jidhkaygu ka adag malintu imihersadi ino isku dhaca daayo

Lakin isaga aye balwaad oonoqotaay ino hablaha yar yar hoosta ka khaawiso khasiiska xuuni..
Shuushow bax, alkoliiste dambena gurigiina ha u oggolaanina.

***Loool..tuuba ya raabi taani mara aye yidhahiin islamihi jiraay..dib dambey hada qudhac oo midhan agagaarka gooriga ka so dhawaadan wale Ruqaya Khamiis layma dhaho
Aad iyo aaaaaaaaaaaad ayaad oo mahad santahaay walal

woxo layimadana odaygani aan shushubkiisa ahayna bal han aragno!!!
