Page 7 of 7

Posted: Wed Jan 31, 2007 12:19 pm
by COSTA
Bruntu Skoorso Del Kismaayo

Posted: Wed Jan 31, 2007 12:30 pm
by Sir-Luggoyo
COSTA,

Been ha sheegin waa ku ognahay waxaa ku umulisay Dalandalo hooyadiis cariishkiina dhexdiisa, muxuu ahaa magaceedii islaantii ciyaal Calanley oo dhan umulisay? Was it Xaliimo Sheikh?

Posted: Wed Jan 31, 2007 12:42 pm
by COSTA
[quote="Sir-Luggoyo"]COSTA,

Been ha sheegin waa ku ognahay waxaa ku umulisay Dalandalo hooyadiis cariishkiina dhexdiisa, muxuu ahaa magaceedii islaantii ciyaal Calanley oo dhan umulisay? Was it Xaliimo Sheikh?[/quote]

I am not lying man i was born in Brunto Skoorso Laughing
ma xasuusata habartii lahayd Koontenarka macmacaanka laga dhigey ku yaaley imburutooriya agteeda magaceeda iga maqane yeah that woman ba familkayaga dhan wada umulisey laakin in the hospital not at home like you Laughing