


Bal ninka naagtaa aan inyarna xishooneyn ee ku waalatay wax is fuuley, qaxaabnimo, pimp, wax qadhmuun etc guursanaya miyuuna ayaan darnayn?
Miyaanu god ku dhicin, ninka ruuxan waalan ee qof aan caayin oo cadaabin nacaladda ku firdhinaysa ay xaaskiisa noqonayso?
Haanay, walee waa ayaan daran yahay ka aad hoygiisa tegeysaa...OO sow ku boodi maysid dumaashiyahaa iyo soddohadaa?
Bal maxaad waxaas oo cay ah kaa keeney? Ma gurigiina ayaan aniga iyo hooyaday imanaynaa?
Xagge lagu arkay qof, ruux uuna garanayn ku sheega qaxaab? Waa uun qof waalan oo wax u dhiman yihiin...Naa imisa xagtimood ayaa ku yaala wejigaaga?