Page 1 of 1
I Fell Sorry For The Poor Guy
Posted: Thu May 10, 2007 4:23 pm
by kambuli
Bal ninka naagtaa aan inyarna xishooneyn ee ku waalatay wax is fuuley, qaxaabnimo, pimp, wax qadhmuun etc guursanaya miyuuna ayaan darnayn?
Miyaanu god ku dhicin, ninka ruuxan waalan ee qof aan caayin oo cadaabin nacaladda ku firdhinaysa ay xaaskiisa noqonayso?
Haanay, walee waa ayaan daran yahay ka aad hoygiisa tegeysaa...OO sow ku boodi maysid dumaashiyahaa iyo soddohadaa?
Bal maxaad waxaas oo cay ah kaa keeney? Ma gurigiina ayaan aniga iyo hooyaday imanaynaa?
Xagge lagu arkay qof, ruux uuna garanayn ku sheega qaxaab? Waa uun qof waalan oo wax u dhiman yihiin...Naa imisa xagtimood ayaa ku yaala wejigaaga?
Re: I Fell Sorry For The Poor Guy
Posted: Thu May 10, 2007 4:26 pm
by Samatr
Sidaad uu warwarayso baad waalan doontaa, eebbe dadka ma saaro wax aanay uu dhul qaadan karin.
Re: I Fell Sorry For The Poor Guy
Posted: Thu May 10, 2007 4:30 pm
by kambuli
Ma Hannah lagu yidhaahdaa? Mese waa xiliigiinii?

Re: I Fell Sorry For The Poor Guy
Posted: Thu May 10, 2007 5:12 pm
by Ina Baxar

, ma xiligiini mise xiliGEENI.
Re: I Fell Sorry For The Poor Guy
Posted: Thu May 10, 2007 5:16 pm
by 1nemansquad
Cajiib. Honestly, out of you and Hannah, I would pick her over you anyday.
Re: I Fell Sorry For The Poor Guy
Posted: Thu May 10, 2007 5:18 pm
by highclass
Yaaloa ejoowr oiaawjr wuuiwrj whateva,
English Please ! enough of that African Bullshiit !!
Re: I Fell Sorry For The Poor Guy
Posted: Thu May 10, 2007 5:19 pm
by Sakhraan
too old for this joint.
SAKHRAAN>SEEKER OF T & J.
Re: I Fell Sorry For The Poor Guy
Posted: Thu May 10, 2007 5:20 pm
by LiQaaye_TDH
War anaka iya wax aragnay...
Highclass bila afsomali

Re: I Fell Sorry For The Poor Guy
Posted: Thu May 10, 2007 5:21 pm
by kambuli
1oneman,
Waxba kama qabo inaad doorato Hannah eh, anna waxaa iga cajiibyey waxa ay indhahaagu u arki waayeen nacalada ay saydhisey? Cajiib Wallee...

Re: I Fell Sorry For The Poor Guy
Posted: Thu May 10, 2007 5:24 pm
by Ina Baxar
Who will save Kambuli , the dhulbahante or the Isaaq?{ good poll right there}
Re: I Fell Sorry For The Poor Guy
Posted: Thu May 10, 2007 5:29 pm
by 1nemansquad
[quote="kambuli"]1oneman,
Waxba kama qabo inaad doorato Hannah eh, anna waxaa iga cajiibyey waxa ay indhahaagu u arki waayeen nacalada ay saydhisey? Cajiib Wallee...

[/quote]
I saw nacalada ay saydhisey but i also saw why ey u seydhisey as well as how it could've been avoided only if you wanted to.
Re: I Fell Sorry For The Poor Guy
Posted: Thu May 10, 2007 5:34 pm
by kambuli
Nevermind walaal...

Cay cidna wax yeeli mayso...