Page 1 of 2
"Waan ku faraxsanahay in xilka leyga qaado" Barre Hiiraale.
Posted: Sun May 13, 2007 3:19 pm
by DawladSade
did they want barre to be hussein aydiid and go around like a headless chicken squeaking its "unconstitutional"?

barre said i thank those who took that position from me and i have been waitin for a while, they wanted me to work their way and i was not having it nor interested in participatin in what happened recently
"Waan ku faraxsanahay in xilka leyga qaado" Barre Hiiraale.
Baydhabo(AllPuntland)- Barre Aadan Shire (Hiiraale) ayaa soo dhoweeyay xil ka qaadista lagu sameeyay kadib markii wareegto shalay ka soo baxday xafiiska Ra'iisul Wasaaraha xilkii wasiirka gaashaandhiga looga xayuubiyay isaga iyo Xuseen Caydiid oo ahaa wasiirka howlaha guud iyo guryeynta.
Barre Hiiraale ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay xil ka qaadistan, isagoo beeniyay in uu gudan waayay waajibkii saarnaa.
"Waan ku faraxsanahay in xilka leyga qaado" ayuu yiri Barre Hiiraale oo sheegay in xil ka qaadista lagu sameeyay ay ka danbeysay qaabka shaqo ee uu howsha u waday, "Xilka waxaa leyga qaaday markii aan u shaqeyn waayay qaabka ay u shaqeeyaan Madaxda dowladda".
Xildhibaan Barre Hiiraale ayaa ballan qaaday in uu la shaqeyn doono dowladda KMG ah ee Soomaaliya isagoo ku baaqay in wada hadal lagu xaliyo xiisadaha ka aloosan magaalada dekadda leh ee Kismaayo.
Barre Hiiraale ayaa sheegay in magaalada Kismaayo dhibaatada ka taagan ay tahay xiisad u dhaxeysa beelaha wada dega gobolada Jubbooyinka loona baahan yahay in dowladda ay u istaagto xalinta dhibaatadaasi.
Cali Muxiyaddiin Cali
AllPuntland, Muqdisho
Re: "Waan ku faraxsanahay in xilka leyga qaado" Barre Hiiraale.
Posted: Sun May 13, 2007 3:20 pm
by DawladSade
Barre Hiiraale “Mas’uuliyiinta dowladda waxay xilkii iga qaadeen markii aan u shaqeyn waayey sidii ay doonayeen”
Wasiirkii hore ee gaashaandhiga xukuumada federaalka Soomaaliya xildhibaan Barre Aadan Shire Hiiraale oo isaga iyo Xuseen Maxamed Caydiid xilka looga qaaday maalintii shalay wareegto ka soo baxday xafiiska ra’isul wasaare Geeddi ayaa maarkii ugu horeysay ka hadlay, isagoo ku sugan magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida uu arko xilkii uu ka hayey golaha wasiirada ee laga xayuubiyey iyo xiisadaha ka taagan gobolka J/hoose ee u dhexeeya beesha uu ka soo jeedo iyo ciidamo iyo mas’uuliyiin uu horkacayo taliyaha guuutada 1-aad ee ciidamada dowladda federaalka Col. C/risaaq afguduud oo iyana ka soo jeeda beelaha ku dhaqan deegaanada Puntland.
Col. Barre Hiiraale ayaa sheegay in sababta looga qaaday xilkii wasaarada gaashaandhiga ay tahay ka dib markii uu u shaqeyn waayey sidii ay doonayeen mas’uuliyiinbta sare sare ee dowladda federaalka Soomaaliya “xil waa laysu dhiibaa, waana la iska qaadaa, waxayna xilkii iga qaadeen markii aan u shaqeyn waayey sidii ay iyagu doonayeen, wax iyaga la wanaagsan bey igu eedeeynayaan oo ay leeyihiin muxuu noola geli waayey, waana ku faraxsanahay in xilka la iga qaado Dowladda ku meel gaar ahna waan la sii shaqeynaya, waxaana ka ahay xildhibaan kuwii xilka iga qaadeyna waa mahadsan yihiin qeyr ALLAHA siiyo” ayuu yiri Barre Hiiraale oo beeniyey meeshana ka saaray jiritaanka xil gudasho la’aanta lagu eedeeyey markii xilka laga qaadayey.
Mar Col. Barre Hiiraale wax laga weydiiyey sida uu arko xiisadaha dagaal ee ka taagan gobolka J/hoose ayaaa waxa uu sheegay in arintaasi aysan u baahneyn in xoog lagu xaliyo balse xalku uu jiro in qaab mas’uuliyadeed wax loo maamulo “Kismaayo labo beelood oo kaliya ma degto ee Soomaali oo dhan baa degta, markii dadkii meesha degenaa baa khilaafsan waxayna u baahan yihiin dib u heshiisiin iyo in cabashadooda wax laga qabto” ayuu yiri Col Barre Hiiraale oo su’aalaha qaar ka qaabsanayey inuu jawaab waafi ah ka bixyo.
Cabdishakuur Cilmi Xasan
abdishakuurelmi@hotmail.com
Re: "Waan ku faraxsanahay in xilka leyga qaado" Barre Hiiraale.
Posted: Sun May 13, 2007 3:22 pm
by Karbaash_killa
Re: "Waan ku faraxsanahay in xilka leyga qaado" Barre Hiiraale.
Posted: Sun May 13, 2007 3:22 pm
by AbdiWahab252
Where is the audio broadcast ?
Re: "Waan ku faraxsanahay in xilka leyga qaado" Barre Hiiraale.
Posted: Sun May 13, 2007 3:22 pm
by Advocatar
smart move.......
Re: "Waan ku faraxsanahay in xilka leyga qaado" Barre Hiiraale.
Posted: Sun May 13, 2007 3:24 pm
by DawladSade
Re: "Waan ku faraxsanahay in xilka leyga qaado" Barre Hiiraale.
Posted: Sun May 13, 2007 3:25 pm
by COSTA
He cant say i am against the TFG cause he knows what will happen to him

and he is still in prison in Baydhaba

Re: "Waan ku faraxsanahay in xilka leyga qaado" Barre Hiiraale.
Posted: Sun May 13, 2007 3:26 pm
by Hiiraan boy
when is he gonna join muqaawama?
merehan are smart siyasiin. im still embarassed of how stupid x/caideed was when he said xabashis and somali are brothers and next day he goes to asmara.
Re: "Waan ku faraxsanahay in xilka leyga qaado" Barre Hiiraale.
Posted: Sun May 13, 2007 3:28 pm
by AbdiWahab252
Re: "Waan ku faraxsanahay in xilka leyga qaado" Barre Hiiraale.
Posted: Sun May 13, 2007 3:29 pm
by DawladSade
[quote="Karbaash_killa"]Hutu stripping a faqash and the faqash tries to style it out.... how ironic

[/quote]
what hutu? gheedi? do you think gheedi has the power to take anything out? wallahi kan wuu wareeray, first it was icu hawiye will win and darod tfg is shaydaan going down, after the icu was obliverated he saves face and is like tfg is hawiye anyways
nacas raganimo yeelo, if barre was like you maanta dhan wuu calaacali lahaa, afbiijo did this gheedi doesn't have the power to even enter villa somalia

Hiiraan-
Hussein aydiid is a retard who got humuliated and resentful he was called an idiot on international news, barre has principles and was never supportin true xabashi invasion of somalia nor in what they did in xamar. there is a difference you realize
Re: "Waan ku faraxsanahay in xilka leyga qaado" Barre Hiiraale.
Posted: Sun May 13, 2007 3:30 pm
by DawladSade
Re: "Waan ku faraxsanahay in xilka leyga qaado" Barre Hiiraale.
Posted: Sun May 13, 2007 3:32 pm
by AbdiWahab252
DowloIkoyar,
Hussein is living it up as a freeman in Asmara while Barre Huuraale is getting molested in Baidoa.
Ilkoyar have been outsmarted again by the Jareerten who used the "Daroodnimo" card on them.
Re: "Waan ku faraxsanahay in xilka leyga qaado" Barre Hiiraale.
Posted: Sun May 13, 2007 3:35 pm
by DawladSade
Abdihutu-
If I were Hussein Aydiid too how can I continue to face the man who emasculated me infront of the world? I would ran and save my face too.
I heard Abdullahi Yusuf missed the sound of the chickens chasing Hussein Aydiid every morning.

Re: "Waan ku faraxsanahay in xilka leyga qaado" Barre Hiiraale.
Posted: Sun May 13, 2007 3:36 pm
by The-Screw
The-Screw was here.
05.13.07
1635hrs

Re: "Waan ku faraxsanahay in xilka leyga qaado" Barre Hiiraale.
Posted: Sun May 13, 2007 3:37 pm
by AbdiWahab252
Hussein is a free man, Barre is locked up
Free Barre !