
http://www.puntlandpost.com/newspage.php?articleid=8857
Garoowe:-Xaflad goordhawayd lagu qabtay madaxtooyada oo ay ka soo qaybgaleen Masuuliyiin ka tirsan maamulka oo ay ka mid yihiin M.kuxigeenka Puntland Xassan Daahir , Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Maxamed Cali Yuusuf (gaagaab) , Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta C/raxmaan Maxamed (Bankax) , Guddoomiyaha gobolka C/laahi Ciise Aw-axmed , Issimada Islaan Ciise Islaan Maxamed iyo Suldaan Siciid Maxamed Garaase iyo Guddiga dhismaha garoonka ,ayaa waxaa Issimada gobolka Nugaal lagu wareejiyay $140,000 oo ay shirkadda Range Resource ugu deeqday dhismaah garoonka.