Ilma Hebel Hebel...

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
eyes-only
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5652
Joined: Sun Apr 30, 2006 2:30 pm
Location: ** Xamar-Caddey**

Ilma Hebel Hebel...

Post by eyes-only »

Ina Shaaweey Oo Kusoo Biiray Ilma Hebel Hebel...

Siyaasada Somaliya ayaa tobankii sanno ee ugu dambaysay ahayd mid la iska dhaxlo, la isku daydo, isla markaana la iskaga masayro. 1996 markii uu geeriyooday Jan. Max'ed Farax Caydid waxa jagadiisii loo caleemo saaray wiilkiisa Xuseen Caydid oo markaas ka yimid dalka Maraykanka, iyadoo aan loo fiirin qibradiisa siyaasadeed iyo awoodiisa hogaamineed. Intaas wixii ka dambeeyay waxaa bilowday loolan iyo tartan u dhexeeyay wiilasha ay dhaleen odayaashii siyaasada Somaliya soo maray ama markaas ku jiray. Waxa saaxada siyaasada isla markiiba soo galay Ina Max'ed Sh. Cismaan, Ina Darmaan iyo ilmo hebel hebel...

Siyaasadii Somaliya waxay noqotay in wiil walba uu damco in aabihiis uu mar ka hor wareego si uu ula tartamo ilma hebel hebel. Odayaashii siyaasada ku jiray oo ilmahooda u dirsaday Yurub waxay bilaabeen inay soo dhawaystaan wiilashooda oo gacan yarayaal ka dhigtaan si marka ay dhintaan ay ula wareegaan kuraastooda bar-kuma-taalka ah. Waxa dalka dib ugu soo noqday oo aabayaashooda gacanyarayal u noqday Ina Cismaan Caato, Ina Cabdi Qaybdid, Ina Qanyare Ina C/lahi Yusuf iyo ilma hebel hebel oo dhan. Halkaasna waxa ku dayacmay siyaasadii Somaliya oo isku badashay tartan u dhexeeya ilmo hebel hebel. Waxa ugu dambeeyay oo shalay kusoo biiray ilmo hebel hebel wiil 24 jir ah oo uu dhalay Ibraahim Shaawey oo ku xigeen u ahaa duqa Magaalada Muqdisho una geeriyooday dhaawac kasoo gaaray qarax lala beegsaday gaari uu saarnaa. Ina Shaaweey ayaa shalay si rasmi ah loogu caleemo saaray kursigii aabihiis waxana xafladii caleema saarkiisa kasoo qayb galay duqa magalada Muqdisho Max'ed-Dheere oo uu ku xigeen u yahay hada wixi ka dambeeya. Waxan sugnaaba waa ilmo hebel hebel oo dhaxla aabayaashood marka ay geeriyoodaan.

Laughing
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Ilma Hebel Hebel...

Post by AbdiWahab252 »

Eyes,

We know it was his abtiyaal, who made Hussein the leader of the HG against Caydiid (AUN) wishes that a Cayr man take his place. Sad
User avatar
eyes-only
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5652
Joined: Sun Apr 30, 2006 2:30 pm
Location: ** Xamar-Caddey**

Re: Ilma Hebel Hebel...

Post by eyes-only »

Abdi

maybe they knew the sacad who killed Ceydiid (AUN) were up to something and decided to make Ina Ceydiid leader to avoid clashes within Habargidir Laughing

Horta do you what caused Ceydiid to get murdered?
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: Ilma Hebel Hebel...

Post by Hiiraan boy »

sacad made x/ceydiid leader

if it was ceyr we wouldnt be in this mess
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Ilma Hebel Hebel...

Post by AbdiWahab252 »

[quote="eyes-only"]Abdi

maybe they knew the sacad who killed Ceydiid (AUN) were up to something and decided to make Ina Ceydiid leader to avoid clashes within Habargidir Laughing

Horta do you what caused Ceydiid to get murdered?[/quote]

The Cayr chose Ina Caydiid because they couldn't fathom leading the HG which would require them to step up and start funding the HG movement, and u know Cayr don't like spending money
Laughing Laughing Laughing

The Cayr left the Aag earlier in the day leaving CAydiid (AUN) exposed. They contributed to his death by evacuating the area without notifying him.
User avatar
eyes-only
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5652
Joined: Sun Apr 30, 2006 2:30 pm
Location: ** Xamar-Caddey**

Re: Ilma Hebel Hebel...

Post by eyes-only »

Abdi, that is not what I asked...anyway, he was killed by people the ceyr did not expect would kill him...

like I was saying...what do you think caused the big rift within sacad? I heard it was A. Yusuf, aparently Ceydiid's government needed to get darood support and Caato wanted Yusuf which was a no no for Ceydiid and hence the reason for the consequent clashes...I know the sacad were supporting Caato with all their 'kursiga caataa iska leh' crap...but to kill their leader for af biijo and Caato, now that's just screwed up!

sideey wax u dhaceen mala socotaa?
User avatar
Navy9
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6830
Joined: Fri Jan 17, 2003 7:00 pm
Location: United States of Aliens

Re: Ilma Hebel Hebel...

Post by Navy9 »

[quote="eyes-only"]Abdi

maybe they knew the sacad who killed Ceydiid (AUN) were up to something and decided to make Ina Ceydiid leader to avoid clashes within Habargidir Laughing

Horta do you what caused Ceydiid to get murdered?[/quote]


what does AUN stand for?
User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: Ilma Hebel Hebel...

Post by Sadaam_Mariixmaan »

Alihay u naxaristo
User avatar
Navy9
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6830
Joined: Fri Jan 17, 2003 7:00 pm
Location: United States of Aliens

Re: Ilma Hebel Hebel...

Post by Navy9 »

[quote="Sadaam_Mariixmaan"]Alihay u naxaristo[/quote]


I see, thanks. May Allah have mercy on us all,amin Smile
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”