Somali women standing in line front of Ethiopian mil. base

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
adanboy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1184
Joined: Thu Mar 22, 2007 12:28 pm
Location: Struggle

Somali women standing in line front of Ethiopian mil. base

Post by adanboy »

They are waiting in groups to meet HIV-infected filthy soldiers who was collected from the jails and the streets of Addis Ababa, total scum. Shocked Shocked We are heading in dark future subxanallah. Sad Sad


DIIRADDA SOOMAALINEWS:Kumanaan Tigree ah oo huwan cudur sida AIDS-ka ee HIV ayaa ku sugan Caasimadeena Muqdisho
Posted to the Web May 19, 10:18

ADDUUNYO JOOGOW MAXAA ARAGTI KUU LAABAN !!!, waxaan la arkeynin ma lahan intay naftu baaqi kugu tahay, waa yaab cajaa'ib ah marna waa cibaaree hablaheenii Soomaaliyeed maxaa helay oo asiibay !!!.

Somalia, dal sii damiir beelaya, iga dheh !!!, waayo iyadoo quwadihii shisheeye ay dalkeena xoogagooda kusoo fatahayaan islamarkaana ay haatanba joogaan Yuhuuda Madow (Tigree) ayaa haweenkeenii Soomaaliyeed ay ku kacayaan falal laga yiiq-yiiqsado oo Diinteena muqadaska ah ee Islaamka iyo dadnimadeenaba liddi ku ah.



Kumanaan Tigree ah oo huwan cudur sida AIDS-ka ee HIV ayaa ku sugan Caasimadeena Muqdisho, hadana halkii laga fogaan lahaa aafadooda oo EEBBE (SWT) laga magan-geli lahaa ayaa hablihii Soomaalida qaar waxa ay bilaabeen in ay xeryahooda ugu tagaan (Subxaana LLAAH).



Marka aad marayso agagaarka Xeryaha ay ku jiraan Tigreega ee Muqdisho ayaa waxa ay indhahaagu qabanayaa Tobaneeyo ilaa Labaatameeyo Haween Soomaaliyeed ah oo Saf ugu jira in ay gudaha u galaan xiryahaasi, iyadoona qof walba oo caqliga u saaxiibka ahna uu dareemi karo falalka ay kula kacayaan Askarta Tigreega haweenkeena qaarkooda Duloobay.



Joogitaanka tigreega ee dalkeena dulinimo sii baahaysa mooyaane dan nooma ah, waxaana muuqata in dhawaab lka arki doono ilmo badan oo ay askarta Tigreega ka dhaleen Haween Soomaaliyeed, Soomaalida kalana ay abti u noqdaan.



Hadaba Dulucda Diiradeena maanta ayaa waxa ay tahay ABTI U NOQDA ILMO TIGREE AH MANA QABATAA SOOMAALIYEEY ? SIDEESE LOOGA FOGAAN KARAA FALALKAASI FOOSHA XUN ?



Xafiiska Wararka Soomaalinews
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”