Dahabshiil Bank oo Caawiyay, Dadka ka soo Barakacay Xamar...
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Dahabshiil Bank oo Caawiyay, Dadka ka soo Barakacay Xamar...
http://waagacusub.com/dahabshiil%20oo%20qaybisay.htm
Xawaaladda Dahabshiil ayaa kaalmooyin kala duwan oo gaadiid lgu daabulay gaarsiisay dadka ka barakacay Muqdisho ee ku nool daafta Jaamacadda Lafoole ilaa degaanka Afgooye.
Dahabshiil kaalmooyinka ay bixisay waxaa ka mida bacaha roobabka looga gaashaanto,cunto iyo biyoon ,iyadoo Qoysaska Caruurta yar yar lehna siisay Joodariyaal iyo nuucyada kale ee ku dhisan nolosha Caruurta.
Deeqaha Xawaaladda Dahabshiil ee dadka barakacay waxaa degaanadii loogu tala galay ka qaybiyay Haweenka Horseedka Nabada iyo Gudigga Samafalka Waagacusub,iyagoo u maray qaab nidaamsan oo la xiriiray gudiyo ay iska soo xuleen dadka barakacay.
Haweenka horseedka Nabada ee ka qaybqaatay qaybinta kaalmooyinka Dahabshiil Bank waxaa ka soo dhex muuqday Maama Xakiima iyo Madiino Jeneral .
Muqdisho waxaa ka barakacay kumanaan qoys oo ku dacdareeysan daafaha Magaalada halka qaar kale oo badana ay ku nool yihiin Caasimadda Somaliland ee Hargeysa .
Shirkadaha waaweyn ee ka jira Muqdisho ayaa lagu dhaliilaa inay ka gaabsadeen u gurmashada Shacabka,waxayna Dahabshiil noqoneeysaa Shirkadii ugu horeysay ee kaalmadii ugu balaarneed u fidiso Shacabka la barakiciyay ee dacdareeysan,lana tiicaya xanuunyadda iyo gaajada isu biirsaday.

-
wadaniweyn1
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2325
- Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm
Re: Dahabshiil Bank oo Caawiyay, Dadka ka soo Barakacay Xamar...
viva dahabshiil ninkas mujahiidka ah n viva h-jeclo.
muse issaqson:somalia:

muse issaqson:somalia:

-
Mr Exposer
- Posts: 30
- Joined: Thu May 17, 2007 12:08 pm
Re: Dahabshiil Bank oo Caawiyay, Dadka ka soo Barakacay Xamar...
Kuwan Hj sheegta yuus badana nimanyow
Meel kasta Hj faankedey la so taaganyiin
Waa laan gaab iyo cadadiis
Wadani
->muse sheikh isaxaq kulaha
Isaaqna intaa waad kala sareysa viva HJeclo ayaad heysa
hadana Somaliweyn baad radineysa qudada canteyka iska saar
Muse sheikh isaxaq, kalka Futadu geela kaga taal bu Hj kaga yaala
Kabiginuba laba nin ba tihiin..ma yarantaad uga baxaeysa Somaliland
Ya ku ciile baas?
Miyanay ceeb ahayn nin Araba oo maantoo dhan leh viva Haber Awal ama Viva Garhajis?
Ileen Inta HA iyo Garhajis, Ayub Arab u Jiraan baad HJ U jirtaye?
Waar isla yaab laangabyow.
Ps HJ= ARAB + Habar Awal + Garxajis + Ayub
Anigo isu kaa wada raacinaya miyad argtay? wa maya, waanu kala dhaqaaqney
marka cuqdadan meesha ka la fadhiista ciyalow
Viva Arab

Last edited by Mr Exposer on Sat May 26, 2007 4:02 pm, edited 1 time in total.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Dahabshiil Bank oo Caawiyay, Dadka ka soo Barakacay Xamar...
Naaagtan Arap sheeganeysa day
]Aafarti Dooro ee mesha ku jirtay iya marba magac la soo baxayse day...

- Koronto91
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4191
- Joined: Sat Aug 05, 2006 12:20 am
- Location: Coney Island
Re: Dahabshiil Bank oo Caawiyay, Dadka ka soo Barakacay Xamar...
Masha Allah! Good for them.
-
wadaniweyn1
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2325
- Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm
Re: Dahabshiil Bank oo Caawiyay, Dadka ka soo Barakacay Xamar...
i bet u any money u r not arap . u just wanna start something
btw issaq
now u have been exposed 4
real
viva dahabshiil
viva habar jeclo.
viva somaliwayn.
muse issaqson:somalia:

btw issaq
real
viva dahabshiil
viva habar jeclo.
viva somaliwayn.
muse issaqson:somalia:

- MJ-Pride
- SomaliNet Super

- Posts: 8362
- Joined: Tue Mar 13, 2007 8:16 pm
- Location: ^Removing the fake Cimaamad and shaving the fake beards of these thugs
Re: Dahabshiil Bank oo Caawiyay, Dadka ka soo Barakacay Xamar...
Dahabshiil will go bankrupt if they help everybody goat that cries for help. Why would feed hutu? they are ungratefull and the money is total waste
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Dahabshiil Bank oo Caawiyay, Dadka ka soo Barakacay Xamar...
Dont say that MJ_pride.....
Tomorow that Hungery person might be you.......

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 545 Views
-
Last post by AsadSL
-
- 10 Replies
- 2771 Views
-
Last post by MujahidAishah
-
- 24 Replies
- 1771 Views
-
Last post by QansaGabeyle
-
- 46 Replies
- 6187 Views
-
Last post by samatar133
-
- 7 Replies
- 920 Views
-
Last post by Gaashaanle_87
-
- 3 Replies
- 787 Views
-
Last post by XidigtaJSL
-
- 13 Replies
- 2142 Views
-
Last post by LobsterUnit
-
- 4 Replies
- 1137 Views
-
Last post by Cinque Mtume
-
- 10 Replies
- 1646 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 0 Replies
- 1362 Views
-
Last post by MrPrestige