Breaking News: Ethio Soldiers KILLED !!
Posted: Sun Jun 03, 2007 12:57 am
Another Injiirley bites the dust.
Qarax xoogan oo saakay Muqdisho lagula beegsaday Kolonyo ciidamo Ethiopian ah
Click here to find shabelle news in English
Mogadishu 03, June.07 ( Sh.M.Network) Qarax xoogan ayaa saakay gil gilay inta u dhaxeysa Ctrl kii hore ee Balcad iyo xaafadda Suuqa xoolaha ee degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho.
Qaraxaan oo dhacay abaarihii saakay 6:40 daqiiqo ayaa lala beegsaday kolonyo ay wateen ciidamo Ethiopian ah oo gaareysay ilaa 4 gaari oo nuuca loo yaqaano Uralka.
Qaraxaan oo aad u xooganaa ayaa laga maqlayay xaafadaha ku hareersan halka uu ka dhacay xilli dadka deegaanka ay isku diyaarinayeen in ay u kala dareeraan howl-maalmeedkooda.
Lama oga qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxa sababo la xiriira ciidamada Ethiopian ka oo isku gadaamay halka qaraxa uu ka dhacay, iyagoo hakiyay qadar daqiiqado ah isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha, inkastoo markii dambe ay fasaxeen.
Goobjooge lagu magacaabo Maslax Axmed Ismaciil ayaa shabelle u sheegay in qof ka mid ah dadka deegaanka uu dhaawac ja soo gaaray rasaas ay fureen ciidamada Ethiopia ka dib markii qaraxa uu dhacay.
Ciidamada Ethiopia ayaa ka dagay gaadiidka ay wateen marka qaraxa uu dhacay iyagoo qadar 15 mirir ah howlo baaritaano ah ka sameeyay aagga ay wax ka dhaceen, waxaana mararka qaar la maqlayay tacshiirado rasaas ah ay furayeen ciidamada Ethiopia.
Lama soo sheegin wax qasaaro ah oo soo gaaray ciidamada Ethiopian ka ah, iyadoo wararku ay sheegayaan in ay ka badbaadeen qaraxaasi oo aaneey cadeyn in uu ahaa mid gacanta laga tuuray iyo haddii uu ahaa miino wadada lagu aasay.
Ma ahan markii ugu horreysay oo ciidamada Ethiopia qaraxyo lagula beegsado magaalada Muqdisho.
Click here to find shabelle new