BREAKING NEWS Qarax xoogan oo gil gilay agagaarka jaamacada

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

BREAKING NEWS Qarax xoogan oo gil gilay agagaarka jaamacada

Post by Hiiraan boy »

Qarax xoogan oo gil gilay agagaarka jaamacadaha ee Muqdisho

Click here to find shabelle news in English

Mogadishu 04, June.07 ( Sh.M.Network) Qarax xoogan ayaa gorodhaweyd waxa uu gil gilay agagaarka Jaamacadaha ee magaalada Muqdisho sida ay sheegeen dadka deegaanka ah oo shabelle la soo xiriirey.

Qaraxaan oo dhacay abaarihii 3:20 galabnimo oo ahaa mid aad u xoogan ayaa laga maqlay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, waxaana la sheegay in ciidamada Ethiopia iyo kuwa dowladda ee halkaasi ka ogdhow ay goobta isku gadaameen.

Lama hayo xogta rasmiga ah ee ku saabsan qasaaraha ka dhashay qaraxa iyo goobtii lala beegsaday, laakiin warar soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa miino dhulka la galiyay halka warar kalena ay tilmaamayaan in uu ahaa wax la soo tuuray.

Faah faahin dheeri ah oo ku aadan arinkaan waxaad ku maqli doontaan wararkeena dambe.

Haka dheeraan shabelle.net
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”