waxaadan ahayn waligaa hayska dhigin
Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods, uk mods
-
Ghetto_Faarax
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1632
- Joined: Thu May 31, 2007 2:24 pm
- Location: Runtii if you are not isaaq, F'uck you
waxaadan ahayn waligaa hayska dhigin
Beri hore, waxaa noolaa nin xoolo badan leh, ninkii baa subax soo toosay isago timihii ka Wada daateen oo aan tin qura lagu ogeyn, ninkii aad iyo aad ayuu u naxay, wuxuu sameeyo ayuu garan waayey, madixiisi ayuu koofiyad ku qariyey si aan dadku u arkin in timihii ka Lumay.
Ninkii mudo markuu joogay ayuu timo macmil ah iibsaday oo galiyey madaxii, dadkii oo dhamina waxay u haysteen in uu leeyahay timihii ilahay siiyey, maalintii dambe ayey rag badan is raaceen oo ugaarsi tageen, waxay heleen ugaar badan oo meel daaqaysa, ugaartii bay eryadeen si ay wax uga dilaan.
Ugaartii oo ay xoog u eryanayeen ayaa dabayl xoog badan ku timid nimankii, markaasna ninkii timuhu ka lumeen ee timaha beenta sitay dabayshii ka tuurtay.
Ninkii ayaa naxay, ka dibna ragii la socday oo dhami waxay arkeen in uu nan ninku timo lahayn oo uu madaxiisu ku qarinayey timo been ah, ninkii bidaarta lahaa markuu mudo aamusanaa ayuu ragii ku jeestay oo ku yiri:
“timihii ilahay isiiyey hadaan madaxa ku celin kari waayey, ma kuwo been ah baan ku celin karaa”.
LESSON FOR TODAY: waxaadan ahayn hadii aad is ka dhigto mar uun baad fashilmaysaa.

Qumanyoo
- SomaliNet Super

- Posts: 16772
- Joined: Sun Jan 02, 2005 6:54 pm
- Location: Cirka Iyo Dhulka Dhexdii
Re: waxaadan ahayn waligaa hayska dhigin
^ very tru
u remind me of sum1
hes funni like u waliba
u remind me of sum1
- Sweet_Ladyee
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3788
- Joined: Mon Jun 30, 2003 7:00 pm
- Location: City of Rough Diamonds.
- Contact:
Re: waxaadan ahayn waligaa hayska dhigin
G.Faarax----where abouts are you from if you don't mind us asking!?
-
Qumanyoo
- SomaliNet Super

- Posts: 16772
- Joined: Sun Jan 02, 2005 6:54 pm
- Location: Cirka Iyo Dhulka Dhexdii
Re: waxaadan ahayn waligaa hayska dhigin
whos us? coz i couldnt care less 
-
Ghetto_Faarax
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1632
- Joined: Thu May 31, 2007 2:24 pm
- Location: Runtii if you are not isaaq, F'uck you
Re: waxaadan ahayn waligaa hayska dhigin
it says in my Location all over walaal norf souf ees wees
- Sweet_Ladyee
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3788
- Joined: Mon Jun 30, 2003 7:00 pm
- Location: City of Rough Diamonds.
- Contact:
Re: waxaadan ahayn waligaa hayska dhigin
Loooooooooooooooooooooool
Haye, waan iska aamusaya hadaba waan ku gartay..

Haye, waan iska aamusaya hadaba waan ku gartay..
-
Ghetto_Faarax
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1632
- Joined: Thu May 31, 2007 2:24 pm
- Location: Runtii if you are not isaaq, F'uck you
Re: waxaadan ahayn waligaa hayska dhigin
mise af carabigii baad igula hadlaysaa aynu isku naqaaney.??
-
Qumanyoo
- SomaliNet Super

- Posts: 16772
- Joined: Sun Jan 02, 2005 6:54 pm
- Location: Cirka Iyo Dhulka Dhexdii
Re: waxaadan ahayn waligaa hayska dhigin
she only do caf shimbireed...
the pigeon...
and how can u rep efrywer.. typical faarax..
meel walba waad taagantaxay oo waad joogtaa...
fariiso oo xa kicin
and how can u rep efrywer.. typical faarax..
meel walba waad taagantaxay oo waad joogtaa...
fariiso oo xa kicin
- Sweet_Ladyee
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3788
- Joined: Mon Jun 30, 2003 7:00 pm
- Location: City of Rough Diamonds.
- Contact:
Re: waxaadan ahayn waligaa hayska dhigin
Nayaa---check his location----its says WOOLWICH. Waala ba'ay 
-
Qumanyoo
- SomaliNet Super

- Posts: 16772
- Joined: Sun Jan 02, 2005 6:54 pm
- Location: Cirka Iyo Dhulka Dhexdii
Re: waxaadan ahayn waligaa hayska dhigin
i dont care
check urs...
check urs...
-
Ghetto_Faarax
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1632
- Joined: Thu May 31, 2007 2:24 pm
- Location: Runtii if you are not isaaq, F'uck you
Re: waxaadan ahayn waligaa hayska dhigin
mar mar waxaan yimaadaa makhaayada woolwich arsenal damm they can serve a nice dish of kaluun them hy owners, xaaax
-
Qumanyoo
- SomaliNet Super

- Posts: 16772
- Joined: Sun Jan 02, 2005 6:54 pm
- Location: Cirka Iyo Dhulka Dhexdii
Re: waxaadan ahayn waligaa hayska dhigin
kaluun? hy owners?... waar maxaad shubaysaa?
hy dont own that restaurant nemore...
hy dont own that restaurant nemore...
Last edited by Qumanyoo on Tue Jun 05, 2007 9:00 am, edited 1 time in total.
- Sweet_Ladyee
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3788
- Joined: Mon Jun 30, 2003 7:00 pm
- Location: City of Rough Diamonds.
- Contact:
Re: waxaadan ahayn waligaa hayska dhigin
Alla hooognayyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 304 Views
-
Last post by Ghetto_Faarax
-
- 9 Replies
- 811 Views
-
Last post by Lillaahiya
-
- 2 Replies
- 788 Views
-
Last post by HELWAA
-
- 3 Replies
- 566 Views
-
Last post by *jr
-
- 1 Replies
- 428 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 0 Replies
- 322 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 56 Replies
- 2472 Views
-
Last post by Looyaan_Junior
-
- 16 Replies
- 1054 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 70 Replies
- 2966 Views
-
Last post by S-D-M
-
- 5 Replies
- 402 Views
-
Last post by HELWAA