Puntland xaasidnimo just won't fly!!!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Puntland xaasidnimo just won't fly!!!

Post by Ina Baxar »

A couple of months ago we all remember as it has been posted here by our Puntland friends , a thread about :"Kulamadii Wasiirada Puntland iyo Hay’adaha iyo Dowlada Sweden "

Waxa haddaba dhacday in wasiiradii Puntland ka yimid ay ka codsadan dowladda Sweden in
Somaliland lacagta laga xidho !!


quote-->"Wasiiradu waxay cabasho ka dhiibeen qaybta ka hadlaysa Somaliland oo loo fahmi karo sidii dal ka madax bannaan Somalia, taa oo ay garowsadeen mas’uuliyiinta Sweden iyagoo muujiyey inuu yahay khalad u baahan in la saxo."
http://www.somalinet.com/exit/?exit=htt ... hp?id=7158


Well way ka soo fikireen nimankii Swedish-ka ha , waxayna ku jawaabeen sidatan
quote-->"The Swedish Government gave assurance that its governments committment to support Somaliland will continue, and that the Swedish government will discuss directly with Somaliland when it comes development cooperation"
http://www.tvsomalilandeurope.net/

Laughing
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Puntland xaasidnimo just won't fly!!!

Post by DawladSade »

waa la yaab, i think you really like puntland and wish you were harti Laughing Laughing
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Puntland xaasidnimo just won't fly!!!

Post by Ina Baxar »

Haddaad darood tihin , acheivement kiina idinku weyn maanta ayaa Puntland ah , I'm just showing y'all that you are NOTHING compare to us Laughing
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Puntland xaasidnimo just won't fly!!!

Post by DawladSade »

No, it striked me how you really, really like Puntland. this is a classic psych case Laughing , not a day goes by without you starting a topic devoted to puntland from the girls la isa siiyey, to etc to etc Laughing
User avatar
Enemy_Of_Mad_Mullah
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20796
Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya

Re: Puntland xaasidnimo just won't fly!!!

Post by Enemy_Of_Mad_Mullah »

[quote="Ina Baxar"]A couple of months ago we all remember as it has been posted here by our Puntland friends , a thread about :"Kulamadii Wasiirada Puntland iyo Hay’adaha iyo Dowlada Sweden "

Waxa haddaba dhacday in wasiiradii Puntland ka yimid ay ka codsadan dowladda Sweden in
Somaliland lacagta laga xidho !!


quote-->"Wasiiradu waxay cabasho ka dhiibeen qaybta ka hadlaysa Somaliland oo loo fahmi karo sidii dal ka madax bannaan Somalia, taa oo ay garowsadeen mas’uuliyiinta Sweden iyagoo muujiyey inuu yahay khalad u baahan in la saxo."
http://www.somalinet.com/exit/?exit=htt ... hp?id=7158


Well way ka soo fikireen nimankii Swedish-ka ha , waxayna ku jawaabeen sidatan
quote-->"The Swedish Government gave assurance that its governments committment to support Somaliland will continue, and that the Swedish government will discuss directly with Somaliland when it comes development cooperation"
http://www.tvsomalilandeurope.net/

Laughing[/quote]



loooool Laughing Laughing Cool
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Puntland xaasidnimo just won't fly!!!

Post by Ina Baxar »

Well at least my threads have a lil more class than your " Hooyada dhabayacada ka wase , Af-Guduud haddu Kismaayo kusoo labto, blahblahblah % ** & #....

Anigu dowladda Puntland baan wax ka sheega , shicibka reer Puntland see waa walaalaheen Wink
User avatar
zulaika
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9569
Joined: Wed Aug 06, 2003 7:00 pm
Location: more money...more problems solved!!

Re: Puntland xaasidnimo just won't fly!!!

Post by zulaika »

ina baxar

i thought u stopped talking about qabil....oo maxaa dhacey?
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Puntland xaasidnimo just won't fly!!!

Post by Ina Baxar »

Ma aniga zulaika? NEVER , I never said that, samatar & liqaaye did , not me!
Besides this is no cheap shot , waa run !!! Iyaaga ku yidhi Sweden waxba ha siinina Somaliland { it's right there in the horseed link} . Haddeed ma runta ha sheegin ayaabay gaadhay sheekadu ? Laughing
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Puntland xaasidnimo just won't fly!!!

Post by DawladSade »

Ina baxar, divide and conquer doesnt work Laughing Laughing anigu horta aflagaadaas layguma yaqaan, waligeyna mar aan sidaas u caytamay waxay ahayd towards another wax aad adigu bilawday oo ku saabsanaa fal adeerkaa habane sameeyey, aniga tolka runta ayaan tusayey cadowgoodu ka uu yahay ayaane ku leexinayey Wink

sidaa ay tahayne, puntland iyo mareexaan markii colaada naagu darnayd an morgan kismaayo ka saareyne bey xataa casuumad noo diireen inaan puntland ku biirino deegaamadeena halkaa jiro, marka sxb waxba ka dhex shaqayn maysid

so dont' change the topic, every single morning waxaa caado kuu ah puntland baa sidan samayse, sidan dhiibtay and it just striked me how much you wish you were a puntlander Laughing Laughing

reer tolkay gacan iyo lug yaan u taagay, noolow ayaan leeyahay hadii sidaa loo raba Cool
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Puntland xaasidnimo just won't fly!!!

Post by The_Emperior5 »

puntland was esteblesh ku dayasho somaliland 1998
User avatar
zulaika
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9569
Joined: Wed Aug 06, 2003 7:00 pm
Location: more money...more problems solved!!

Re: Puntland xaasidnimo just won't fly!!!

Post by zulaika »

[quote="Ina Baxar"]Ma aniga zulaika? NEVER , I never said that, samatar & liqaaye did , not me!
Besides this is no cheap shot , waa run !!! Iyaaga ku yidhi Sweden waxba ha siinina Somaliland { it's right there in the horseed link} . Haddeed ma runta ha sheegin ayaabay gaadhay sheekadu ? Laughing[/quote]

oops my bad...laakin' i thought the swedes were Sland freindly dee..why get mad, yaaba ka hoosqaadaya beentooda. Laughing
Last edited by zulaika on Mon Jun 11, 2007 11:16 am, edited 1 time in total.
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Puntland xaasidnimo just won't fly!!!

Post by Ina Baxar »

Dawladsade , don't change the topic baad igu leedahay laakiin your whole post above is about how you don't hate majeerten Laughing
Listen here , man , I don't give a fu.ck wether you think I hate them or not , the thing is I am here to depict that the tactics employed by the Puntland governement didn't work!!
Do you have anything to say about that?
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Puntland xaasidnimo just won't fly!!!

Post by DawladSade »

YES!! you are like the tomboy who talks about how aggressive and rude guys are all the time but wishes she were a guy!! Laughing Laughing Laughing
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Puntland xaasidnimo just won't fly!!!

Post by Ina Baxar »

Have a good day !!
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Puntland xaasidnimo just won't fly!!!

Post by DawladSade »

waa hagaag!! Laughing Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”