Caato WAS ROBBED 400,000 BY XABASHI
Moderator: Moderators
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Caato WAS ROBBED 400,000 BY XABASHI
ildhibaan Caato oo sheegay in ciidamada Ethiopia ay lacago iyo dahab kala baxeen gurigiisa
Click here to find shabelle news in English
Mogadishu 15, June.07 ( Sh.M.Network) Xildhibaan Cismaan Xasan Cali Caato ayaa sheegay in gurigiisa ciidamada Ethiopia ay kala baxeen dahab iyo lacag ku dhow 400 kun oo doollar.
Xildhibaan Cismaan Xasan Cali Caato
Wareysi uu siiyay idaacadda Shabelle Cismaan Xasan Cali Caato isagoo ku sugan magaalada Baydhabo ayaa waxa uu sheegay in gurigiisa ay baareen ciidamo Ethiopian ah, isla markaana ay ka qaateen agabyo kala duwan.
Waxa uu sheegay in gurigiisa ay kala baxeen hub, laakiin tan ugu muhimsan ee isaga uu ka walaacsan yahay ay tahay in gurigiisa lagala baxay lacag dhan oo gaareysa 369 kun oo dollar, 4 kun oo Diinaar, Dahab fara badan, saacado, taleefano isugu jira Thuraya iyo Nokia, Boorsooyinkiisa oo la jeex jeexay oo uu ku tilmaamay mid xad gudub ku ah xildhibaanimadiisa iyo middiisa iyo shaqsiyadeed ee Somalinimo.
Caato ayaa waxa uu ku tilmaamay arimahaan oo ididl kuwo xadgudub ku ah sharciga iyo dastuurka lagu soo dhidbay dowladda KMG ah xilligii ay Nairobi ku sugnaayeen.
Xildhibaan Cismaan Caato ayaa waxa uu intaasi ku daray in joogitaanka ciidamada Ethiopia ee dalka Somalia aanu aheyn mid ku timid baahida shacabka Somaliyeed hasa ahaatee ay wataan dad gaar ah.
Waxa uu intaasi ku daray in isaga uusan diidaneyn in hubka la qaado hasa yeeshee uu wax ka tabanayo wadiiqada loo soo maray oo uu sheegay in gabi ahaanba ay aheyd mid fool xun.
Hadalka Cismaan Caato ayaa ku soo beegmaya xilli maanta dowladda KMG ah ee Somalia ay soo bandhigtay hub aad u fara badan oo ay ku soo qabteen howl-gallo ay ka sameeyeen caasimadda Somalia, kaasi oo qeyb ka ah sida dowladda ay sheegtay dadaalada ay ku nabadeyneyso caasimadda Somalia.
Wixii ku soo kordha kala soco wararkeena dambe

Re: Caato WAS ROBBED 400,000 BY XABASHI
they've been doing that to most people. kuligood waa tuugo
- kkk47
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2261
- Joined: Wed May 04, 2005 9:11 am
- Location: It is my way or the high way no-land but Somaliweyn
- Contact:
Re: Caato WAS ROBBED 400,000 BY XABASHI
if it is true,, he have to pay back all he looted before
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Caato WAS ROBBED 400,000 BY XABASHI
He should have lent me that money 

Re: Caato WAS ROBBED 400,000 BY XABASHI
OMG ethiopians stealing from us, no way, Osman atto deserves what he gets for what he did to general farah aidid, what comes around, goes around.
- Karbaash_killa
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3672
- Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
- Location: Wisil, Galmudug State of Somalia
Re: Caato WAS ROBBED 400,000 BY XABASHI
Rich mova fokka!
- kambuli
- SomaliNet Super
- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Caato WAS ROBBED 400,000 BY XABASHI
Most of Osman Aato's building equipments were savely stored in his in-laws area...Las-Anod..Can you believe?
I don't think Osman would leave his wealth in his house...He is smarter than that...

Last edited by kambuli on Fri Jun 15, 2007 10:02 am, edited 1 time in total.
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Caato WAS ROBBED 400,000 BY XABASHI
kambuli,
That is old news.
All of his stuff is now in HArgeisa, burco and other Issaq degaans.
He moved it out early on otherwise the Dhuulos would have looted him.
The focker is so smart that his sons who run his Somaliland business are married to Issaq women esp. Ciidagale.
That is old news.
All of his stuff is now in HArgeisa, burco and other Issaq degaans.
He moved it out early on otherwise the Dhuulos would have looted him.
The focker is so smart that his sons who run his Somaliland business are married to Issaq women esp. Ciidagale.
- kambuli
- SomaliNet Super
- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Caato WAS ROBBED 400,000 BY XABASHI
AW,
Dhulos will loot? Look who is tallking of Looting..
Balaayo miyaan ku idhaahdaa....
It is not an old news...They are there in Las-Anod...You can make a call if you want..
It is true that he has business in Hargeysa...But the building equipment are in the hands of Reer Las-Anod....
Dhulos will loot? Look who is tallking of Looting..

It is not an old news...They are there in Las-Anod...You can make a call if you want..
It is true that he has business in Hargeysa...But the building equipment are in the hands of Reer Las-Anod....
Re: Caato WAS ROBBED 400,000 BY XABASHI
Osman Atto is a smart man, all these Haber Gider leaders are running to somaliland, even Salad hassan lives there now.
Watch out somaliland, Hawiya warlords have stated settling in somaliland, soon their will be checkpoints every in somaliland.
If i was salad hassan i would go straight to dubai and live there.
Watch out somaliland, Hawiya warlords have stated settling in somaliland, soon their will be checkpoints every in somaliland.
If i was salad hassan i would go straight to dubai and live there.
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Caato WAS ROBBED 400,000 BY XABASHI
Kambuli,
Walal, you are basing it on old news. His in-laws told him to evacaute it because it would be a matter of time before the Dhuulos would loot the stuff due to Caato helping the USC crush the Darood in the South.
The stuff left Las Canood in 1991 and went to Somaliland.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 12 Replies
- 2308 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 4 Replies
- 1615 Views
-
Last post by TAATIKO
-
- 5 Replies
- 922 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 31 Replies
- 1752 Views
-
Last post by al ghazi
-
- 1 Replies
- 1997 Views
-
Last post by GIJaamac
-
- 9 Replies
- 960 Views
-
Last post by Unclebin-
-
- 3 Replies
- 562 Views
-
Last post by Karbaash_killa
-
- 10 Replies
- 1179 Views
-
Last post by SecretAgent