Ismaaciil Hurre Buubaa Oo Ku Biiray Kooxaha Kusugan Eritrea Ee Sheekh Shariif
News (Dubai}17.6-7
Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa oo ah Wasiirka Waxbarashada Dowlada Somalia ayaa la sheegayaa inuu ku biiray xubnaha la magac baxay Baarlamaanka xorta ah ee ku sugan wadanka Eritrea.................................
Buubaa oo wareysi siiyay Jariirada Alkhaleej ee kasoo baxda wadanka Emaraatka Carabta ayaa sheegay in aysan suuurta gal ahayn in xiligan laga shaqaeeyo dalka Somalia oo ay haystaan buu yidhi ciidamo soo duulay sida uu hadalka u yidhi.
Ismaaciil Buubaa oo hore u ahaa Wasiirka arrimaha dibada Dowlada Somalia ayaa hada u muuqanayo mid aan la dhacsanayn qaabka ay wax u wadaan Raysal wasaaraha Somalia Cali Maxamed Geedi iyo Madaxwayne C/llaahi Yuusuf Axmed.
Wasiirka ayaa la waydiiyay su'aalo ay ka mid ahaayeen maxaad ku diidan tahay Dowlada aad kamid tahay waxa uuna ku jawaabay
" waxaa la jebiyay sharciyadii lagu soo heshiiyay iyo dastuurkii u degsanaa Dowlada Somalia oo meel layska dhigay isagoo hadalkiisa sii wata ayuu buubaa yidhi waxaan go'aan saday in aan ku laaban Muqdisho iyadoo aan laga saarin dalka ciidamada Ethiopia .
Wasiirka oo hada ku sugan magaalada Dubai ayaa intaa ku daray in ay xidhiidheen isaga iyo Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Somalia Shariif Xasan Shiik Aadan kana wada hadleen arrimo dhowr ah, waxa uuna beeniyay Buubaa in uu ka qayb qaadan doono isbahaysi dhawaan looga dhawaaqi doono Asmara balse wuxuu sheegay inuu ku biiray xubnaha la magac baxay Baarlamaanka xorta .
Widhwidh Online News Desk..Media Center
BREAKING NEWS BUUBA GOES TO ERITREA TO JOIN MUQAAWAMA
Moderator: Moderators
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: BREAKING NEWS BUUBA GOES TO ERITREA TO JOIN MUQAAWAMA
he is send on a mission to infiltrate to collect intelligence
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: BREAKING NEWS BUUBA GOES TO ERITREA TO JOIN MUQAAWAMA
[quote="smooth"]he is send on a mission to infiltrate to collect intelligence[/quote]
no he has beef with geedi cause he lost foreign minister job
no he has beef with geedi cause he lost foreign minister job
Re: BREAKING NEWS BUUBA GOES TO ERITREA TO JOIN MUQAAWAMA
Hiiraan boy
BuuBa was one of the most Pro-TFG person is the camp, he cant change shirts that quick
BuuBa was one of the most Pro-TFG person is the camp, he cant change shirts that quick
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2123
- Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
- Location: sharia enforcement agency, Tawheed controlled zone.
Re: BREAKING NEWS BUUBA GOES TO ERITREA TO JOIN MUQAAWAMA
TFG depends on Ethiopia and America.
It will still be strong if all somalis leave.
It will still be strong if all somalis leave.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 327 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 8 Replies
- 706 Views
-
Last post by X-unit
-
- 19 Replies
- 797 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 0 Replies
- 661 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 419 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 10 Replies
- 1112 Views
-
Last post by wastegal
-
- 0 Replies
- 665 Views
-
Last post by Somali_Boqor
-
- 4 Replies
- 634 Views
-
Last post by Executive
-
- 6 Replies
- 1132 Views
-
Last post by yourboy
-
- 0 Replies
- 374 Views
-
Last post by The_Emperior5