Breaking News: Ethiopian troops leaving Mogadishu tonight
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Breaking News: Ethiopian troops leaving Mogadishu tonight
whats going on?????
Ciidamada Ethiopianka Ah ee Muqdisho Kusugan Oo Billaabey In Ka Baxaan Magaalada Muqdisho.
Posted to the Web Jun 20, 15:55
Ciidamada Ethiopianka ah eek u sugan magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay billaabeen in ay ka baxaan magaalada iyadoo illaa iyo hadda aan la ogeyn halka ay si rasmi ah ku wajahan yihiin.
Deegaanada Seybiyaano iyo meello kale oo ku yaalla magaalada Muqdisho oo ay degenaayeen ayey ciidamadani ka baxeen maanta gelinkii dambe.
Wararka qaar ayaa waxaa ay tibaaxayaan in ciidamadaasi ay ku wajahan yihiin waddankooda Ethiopia,iyagoo hadda isku aruursanaya qaarkood guriga uu ka dagan yahay Muqdisho genaraalka hogaamiya ciidamadaasi ee Gen Gabra.
Tallaabadaasi ayaa waxaa ay tahay mid aan hore loo sii qorsheyn,waxaana jira shakiyo badan oo laga muujinaayo waxaa keeney in ciidamadaasi ay uga baxaan gudaha magaalada Muqdisho.
Wixii warar ah oo ku soo kordha kala soco

- SummerRain
- SomaliNet Super

- Posts: 17320
- Joined: Tue May 08, 2007 11:41 am
Re: Breaking News: Ethiopian troops leaving Mogadishu tonight
Beenta jooji Ina Ceyrow.
- Sadaam_Mariixmaan
- SomaliNet Super

- Posts: 13484
- Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
- Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
- Contact:
Re: Breaking News: Ethiopian troops leaving Mogadishu tonight
[quote="Ismahan123"]Beenta jooji Ina Ceyrow.[/quote]
gabar sacad, sug bal ha is waalinee

gabar sacad, sug bal ha is waalinee
- SummerRain
- SomaliNet Super

- Posts: 17320
- Joined: Tue May 08, 2007 11:41 am
Re: Breaking News: Ethiopian troops leaving Mogadishu tonight
[quote="adanboy"][quote="Ismahan123"]Beenta jooji Ina Ceyrow.[/quote]
gabar sacad, sug bal ha is waalinee
[/quote]
Walmo maxaa maysha keenay, this is all lies. These fockers are going to stay because Somalis are too dumb to unite and force them out of their country.

- Luq_Ganane
- SomaliNet Super

- Posts: 7849
- Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am
Re: Breaking News: Ethiopian troops leaving Mogadishu tonight
Ismahan...I'll be there for you. 
Re: Breaking News: Ethiopian troops leaving Mogadishu tonight
^^ If 2000 men managed to do this masha Allah
http://en.wikipedia.org/wiki/Battle_of_ ... ugust_1996)
how many do we have in Mogadishu,its our people including your adeers who puts us down,.most of you stood aside and watched what happened in Mogadishu ,and see what happened to Caato today.
.
http://en.wikipedia.org/wiki/Battle_of_ ... ugust_1996)
how many do we have in Mogadishu,its our people including your adeers who puts us down,.most of you stood aside and watched what happened in Mogadishu ,and see what happened to Caato today.
- SummerRain
- SomaliNet Super

- Posts: 17320
- Joined: Tue May 08, 2007 11:41 am
Re: Breaking News: Ethiopian troops leaving Mogadishu tonight
Ala, wallahi you dont know me. Sheeko adeer adeer ba mesha ii keentay.lool. War Caato can go to hell for all I care, when was he ever go to this liberation process. As far as the people of xamar be it whatever, qabil they come from, they are in this fight and will do whatever or however long it takes to defeat this enemy.
- SummerRain
- SomaliNet Super

- Posts: 17320
- Joined: Tue May 08, 2007 11:41 am
Re: Breaking News: Ethiopian troops leaving Mogadishu tonight
[quote="Luq_Ganane"]Ismahan...I'll be there for you.
[/quote]
yeah...Mudug or Gedo will be just fine.
yeah...Mudug or Gedo will be just fine.
Re: Breaking News: Ethiopian troops leaving Mogadishu tonight
[quote="Ismahan123"]Ala, wallahi you dont know me. Sheeko adeer adeer ba mesha ii keentay.lool. War Caato can go to hell for all I care, when was he ever go to this liberation process. As far as the people of xamar be it whatever, qabil they come from, they are in this fight and will do whatever or however long it takes to defeat this enemy.[/quote]
sorry to quick judge you wrong.we must fight and force these filthy invaders out of our land .there is no other OPTION.take care.am out.peace

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 614 Views
-
Last post by highclass
-
- 11 Replies
- 868 Views
-
Last post by stunnintolive
-
- 0 Replies
- 389 Views
-
Last post by adanboy
-
- 38 Replies
- 3351 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 5 Replies
- 724 Views
-
Last post by Kanada
-
- 8 Replies
- 1211 Views
-
Last post by COSTA
-
- 4 Replies
- 1241 Views
-
Last post by gurey25
-
- 1 Replies
- 69 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 2 Replies
- 718 Views
-
Last post by galia