BREAKING NEWS XABASHI TROOPS GO TO KISMAAYo
Posted: Thu Jun 21, 2007 4:43 am
Ciidamo Itoobiyaan ah oo ka baxay Muqdisho kuna sugan duleedka Afgooye
Afgooye:-Wararka naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa ku soo waramaya in ciidamo faro badan oo Itoobiyaan ah ay dageen Magalaada Afgooye duleedkeeda iyada oo ay soo baxayaa warar kala duwan halka ay ku wajahan yihiin ciidamadaas
Wararka qaar ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ay ku wajahan yihiin magaalada Kismaayo oo ay haatan ka jirto xiisad Colaadeed oo u dhexeysaa Maleeshiyo beelaha Sade iyo Ciidamo taageersan DFKM iyada oo ay ciidanka joogay buulogaduud ay ku sugan yihiin hada Luglow oo aan sidaa uga fogey magaalada Kismaayo.
Ciidamadan ayaa waxay ay wataan hub fari badan iyaga oo jiidanaya Madaafiicda goobta ilaa hada lama xaqiijin karo meesha ay ku wajahan yihiin balse warar kale ayaa sheegay in ay ku wajahan yihiin magaalada Baydhabo ayna dib ugu laabanayaan dalka Itoobiya