FIGHTING STARTED IN KISMAYO!!!
Moderator: Moderators
FIGHTING STARTED IN KISMAYO!!!
SHABELLE.NET JUST POSTED BREAKING NEWS..
I AM CALLING KISMAYO NOW!!!
I AM CALLING KISMAYO NOW!!!
- SummerRain
- SomaliNet Super

- Posts: 17320
- Joined: Tue May 08, 2007 11:41 am
Re: FIGHTING STARTED IN KISMAYO!!!
We already got the news from Luq_Ganane.
He posted a very detailed report while he was reporting live.
This Somali on Somali crime need to stop.
This Somali on Somali crime need to stop.
Re: FIGHTING STARTED IN KISMAYO!!!
I just got off the phone...the Marexaans have captured luglow tuulo and have pushed the kablalaxs back and now the war is in buuloguduud..INSHALLAH THE KABLAX ARMY WILL BE CRUSHED. 
Last edited by sadeboi on Fri Jun 22, 2007 3:56 am, edited 1 time in total.
Re: FIGHTING STARTED IN KISMAYO!!!
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in daqiiqado ka hor uu dagaal ka qarxay meel in ka badan 20 kilomitir dhanka waqooyi kaga beegan magaalada Kismaayo
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in daqiiqado ka hor uu dagaal ka qarxay meel in ka badan 20 kilomitir dhanka waqooyi kaga beegan magaalada Kismaayo.
Wararka xog ogaalka ah ee Kismaayo laga helayo ayaa sheegaya in maliishiyooyinkii dhawaanahanba ku sugnaa Kismaayo ay weerar ku qaadeen fariisimada ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ay ku leeyihiin duleedka waqooyi ee Kismaayo,ciidankaasoo madaxda dowladdu ay horay ugu amreen in ay Kismaayo ka baxaan si dhibaatooyin dheeraada looga fogaado.
Dagaalkan ayaa kusoo beegmaya iyadoo todobaadyadii lasoo dhaafay diyaargarow dagaal uu ka soconayay magaalooyinka Kismaayo iyo Baardheere,waxaana ku lug yeeshay Xildhibaan Barre Hiirale iyo rag kale.
Dagaalka ayaa la isu adeegsanayaa noocyada kala duwan ee hubka,lamana garan karo waqti xaadirkan khasarooyinka soo kala gaaray labada dhinac,hase ahaatee wixii warar ah oo dagaalkan kusoo kordha dib ayaanu aqristayaal diinkala socod siin doonaa Haddii eebe Idmo.
Xafiiska war qabadka shabakadda wararka carmooyin.com ee Muqdisho.
Contact:info@carmooyin.com or carmooyin@hotmail.com

Dagaalo Kharaar oo saaka ka soconaya Kismaayo.
(WYNET)Kismaayo:- Dagaalo qaraar ayaa ka bilowday goordhaweyd tuulada Buulo Gaduud ee duleedka Waqooyi ee magaalada Kismaayo.
Dagaalkaan oo bilowday daqiiqado ka hor ayaa la isku adeegsanayaa hubka nuucyadiisa kala duwan, iyadoo wali aan la ogeyn inta uu la egyahay khasaaraha ka dhashay dagaalkaan oo ah mid aad u culus.
Tuulada Buulo Gaduud oo dagaalka uu ka qarxay saaka ayaa waxaa horay ugu sugnaa ciidamii horey looga soo saaray magaalada Kismaayo 23 kii Aprill oo uu hogaaminayey Col. C/risaaq Afgaduud oo ka tirsanaa Saraakiisha Ciidamada Qaranka.
Dagaalkaan ayaa salka ku haya sida la sheegay gacan ku heynta magaalada Kismaayo oo ay ku loolamayaan labadani maleeshiyo oo ka wada tirsan guutooyinka koowaad iyo 3aad ee ciidamada dowladda.
Xalay ayay aheyd markii iska horimaad muddo socday uu ku dhex maray labadangarab ku xaafadda Calanleey ee magaalada Kismaayo,taas oo keentay in saaka dagaalku gaaro Tuulada Buulo Guduud iyo nawaaxigeeda.
Xiisadda dagaal ee ka jirta Tuulada Buulo Gaduud ayaa si weyn looga dareemayaa gudaha magaalada Kismaayo oo ay ka soconayaan dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ay wadaaan Xoogaga hadda gacanta ku haya magaalada.
Tuulada Buulo Gaduud ee dagaalka uu ka qarxay ayaa u jirta magaalada Kismaayo 12KM,waxaana laga baqayaa in dagaalku uu magaalada soo galo daqiiqad walba.
Wixii ku soo kordha kala soco Shabakada Waayaha.net Daqiiqad walba.
Waayahanet@hotmail.com

Dagaalo qaraar ayaa ka bilowday goordhaweyd Dalcada Lugloow ee duleedka Waqooyi ee magaalada Kismaayo, dagaaladaasi oo u dhaxeeya ciidamo ka wada tirsan dowladda kumeelgaarka ah.
Dagaalkaan oo bilowday daqiiqado ka hor ayaa la isku adeegsanayaa hubka nuucyadiisa kala duwan, iyadoo wali aan la ogeyn qasaaraha ka dhashay dagaalkaan oo ah mid aad u qaraar.warar aan aan Cadeeyn oo naga soo gaaraya dhinaca Magalada Kismaayo ayaa shegaya xabadu in laga awood Badnaaday Dhinaca uu Hogaaminayo Ina Afgaduud.
Dagaalkaan ayaa salka ku haya gacan ku heynta magaalada Kismaayo oo ay ku loolamayaan labadani maleeshiyo beeleed oo ka wada tirsan guutooyinka koowaad iyo 3aad ee ciidamada dowladda.
Xiisa da Dagaal ee Maanta ka jirrta Agagaarka Magaalada Kismaayo ayaa si weeyn loo ga dareemayaa Koonfurta Soomaaliya.
Waxii warar ah ee ka soo baxa Dagaalada hada ka socda Tuulooyinka Waqooyiga uga Beegan Magaalada Kismaayo waxaad kala Socon doontaan allwadani.
Allwadani Caabudwaaq Zaynudiin
---------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
[quote]warar aan aan Cadeeyn oo naga soo gaaraya dhinaca Magalada Kismaayo ayaa shegaya xabadu in laga awood Badnaaday Dhinaca uu Hogaaminayo Ina Afgaduud.[/quote]

JUST GOT OFF THE PHONE..BUULOGUDUD HAS BEEN CAPTURED BY BEESHA SADE!!!!
mahad waxa leh allah.
mahad waxa leh allah.
- Warsame101
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1947
- Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
- Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
- Contact:
Re: FIGHTING STARTED IN KISMAYO!!!
SB, do not trust the waayaha site, that site reports pure fabrications and lies.
Anyways, the fight is not even about Kismaayo, it is about Buulo-Gaduud.
20,000 Mareexaan soldiers are coming from the rear.
Anyways, the fight is not even about Kismaayo, it is about Buulo-Gaduud.
20,000 Mareexaan soldiers are coming from the rear.
Re: FIGHTING STARTED IN KISMAYO!!!
its funny how all the puntland sites are quite about this war 
- Warsame101
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1947
- Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
- Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
- Contact:
Re: FIGHTING STARTED IN KISMAYO!!!
[quote="sadeboi"]its funny how all the puntland sites are quite about this war
[/quote]
, they are known to create some hype before the war starts, once shit hits the fan, no word of Kismaayo 
Re: FIGHTING STARTED IN KISMAYO!!!
- Warsame101
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1947
- Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
- Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
- Contact:
Re: FIGHTING STARTED IN KISMAYO!!!
[quote="sadeboi"]:lol:
Warsame, horta waxaan ka dhaaley..."sacadba sacada ka dhambeysa ayee cidamada dowlad [the kablax army] galeeysa kismayo "
[/quote]

- Light of Heaven
- Posts: 88
- Joined: Wed Feb 09, 2005 7:05 am
- Location: Dhuusa Mareeb
Re: FIGHTING STARTED IN KISMAYO!!!
It was only a matter of time, Sade has shown that it's true to its word.
Re: FIGHTING STARTED IN KISMAYO!!!
This is serious war wlallahi,.I hope quick victory for Sade .waa lagu goobtay runtii 
Last edited by adanboy on Fri Jun 22, 2007 5:06 am, edited 1 time in total.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 728 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 10 Replies
- 906 Views
-
Last post by Oxidant
-
- 27 Replies
- 1957 Views
-
Last post by AbkoowDhiblaawe
-
- 13 Replies
- 854 Views
-
Last post by COSTA
-
- 18 Replies
- 1952 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 24 Replies
- 1698 Views
-
Last post by GameChanger
-
- 0 Replies
- 306 Views
-
Last post by CoolPoison
-
- 5 Replies
- 953 Views
-
Last post by SomaliDefenceCouncil
-
- 1 Replies
- 530 Views
-
Last post by original dervish
-
- 2 Replies
- 454 Views
-
Last post by ahmed yey